Fighting erupts in Rako, Karkaar
Moderator: Moderators
Fighting erupts in Rako, Karkaar
Dagaal labo beelood ku dhex maray degaano ka tirsan degmada Rako
6 hours ago | 7 comments
Ugu yaraan 1-qof ayaa ku geeriyoodey 4-kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal shalay labo beelood ku dhex maray Uubaale iyo Laamalooyaale oo ah degaano hoostaga degmada Rako ee gobolka Karkaar.
Duqa degmada Rako Faarax Maxamuud Ibraahim oo Warbaahinta Horseed Media waraysi gaar ah siiyey ayaa ka warbixiyey sida ay wax u dheceen , wuxuuna tilmaamay in colaada labadaas beelood ka dhex qaraxday ay tahay mid salka ku haysa qaybsiga dhul daaqsimeed ku yaala deegaan lagu magacaabo Xinbiyaalo oo ku yaala inta u dhexeysa Xunbays iyo Uurjire.
Dhegeyso waraysiga duqa degmada Rako
Faarax Maxamuud Ibraahim ayaa intaas ku daray inay jiraan ciidamo labada dhinac ka tirsan oo goobtii shalay dagaalku ka dhacay isugu hub uruursanaya , islamarkaana ay jiraan ergooyin waxgarad iyo nabadoono isugu jira oo ku baxay degaanka uu shalay iska hor imaadku ka dhacay si loo dhex dhaxaadiyo dhinacyadii ay xurgufto dhex martay loogana hor tago in dhibku uu intaas kasii bato.
Duqa degmada Rako Faarax Maxamuud Ibraahim ayaa ugu danbayntii ugu baaqay waxgaradka iyo odayaasha kasoo jeeda labada beelood ee shalay ku dagaalamay degaanada Ubaale iyo Laamalooyaale oo katirsan degmada Rako inay si deg deg arintaas u galaan
Si kastaba ha ahaatee xiliyada roobabku ay da’aan waxaa inta badan dalka Soomaaliya ka dhaca dagaalo dhex mara dadka reer guuraaga iyo xoola dhaqatada u badan ee ku dhaqan degaanada Miyiga ah , dagaaladaas oo inta badan ah kuwa ka kaca daaqa iyo biyaha.
Horseed Media
I'm guessing it's about the wells? Anyone know whose fighting?

- Monk-of-Mogadishu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4962
- Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
- Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine
Re: Fighting erupts in Rako, Karkaar
The only clans in Karkaar that I know of are Cusman Maxamud, Ciise Maxamud, and Cabdirixiin. In any case, its not a big deal.
- Cinque Mtume
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4005
- Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
- Location: Tres Puntos
Re: Fighting erupts in Rako, Karkaar
Rako Raaxo is Abdiraxim deegaan right, Morgan's homeland. They're always pushed around by Osman Mohamud who surround them from all sides.
Re: Fighting erupts in Rako, Karkaar
I think this is Ugaar Saleban degaan not sure what clan they're fighting with though, it might even be between themselves.Cinque Mtume wrote:Rako Raaxo is Abdiraxim deegaan right, Morgan's homeland. They're always pushed around by Osman Mohamud who surround them from all sides.
Since when do Cise Max'd live in Karkaar? This state was made for Cisman Max'd and to some extent Abdirixin Ibrahim although other Majerten yar yar live there.Monk-of-Mogadishu wrote:The only clans in Karkaar that I know of are Cusman Maxamud, Ciise Maxamud, and Cabdirixiin. In any case, its not a big deal.
Karkaar is for Cisman Max'd same way Nugaal is for you know who. Northern Bari is shared between Cali Saleban/Siwaqroon/Ali Jibrahil and some Cisman Max'd subclans but we're not majority, our strongest presence in Bari is Bosaso other than that you will find us in small tuulos like Geesiley, Xabo, Murcanyo etc etc
Last edited by Awe on Wed Sep 28, 2011 1:31 pm, edited 1 time in total.
- Monk-of-Mogadishu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4962
- Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
- Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine
Re: Fighting erupts in Rako, Karkaar
Mister Half-Abgaal you need to learn geography. No one is debating Zinjibar Maxamud control over Karkaar but Ciise Maxamud have always had a large presence in the region. Until the 1980s, Riyoole's third largest town was part of degmada Qardho, we lobbied to make it a separate district and part of Nugaal. But before that, my entire sublan used Qardho as a hub and even today our nomads graze in Karkaar. The tallest building in Qardho is owned by a Riyoole today as well. Learn about your people and stay away from your reer abti.
Re: Fighting erupts in Rako, Karkaar
Are you talking about Dan Gorayo, if not what town that is a part of district of Qardho?Monk-of-Mogadishu wrote:Mister Half-Abgaal you need to learn geography. No one is debating Zinjibar Maxamud control over Karkaar but Ciise Maxamud have always had a large presence in the region. Until the 1980s, Riyoole's third largest town was part of degmada Qardho, we lobbied to make it a separate district and part of Nugaal. But before that, my entire sublan used Qardho as a hub and even today our nomads graze in Karkaar. The tallest building in Qardho is owned by a Riyoole today as well. Learn about your people and stay away from your reer abti.

I didn't say the riyooles don't cross over to Karkaar(Dan Gorayo is literally on the border of Karkaar-Nugaal) for grazing but you said they live there as in they
have representation in the region.

List of towns in Qhardo district.
Hargoble
Kambo
Kuleejo
Qorya'ad
Hingood
Gacan libaax
Wada jir
Qalqalooc
Shimbiraale
Kubo
Re: Fighting erupts in Rako, Karkaar
walle cisse riyoole wey iska waaleen..Monk-of-Mogadishu wrote:Mister Half-Abgaal you need to learn geography. No one is debating Zinjibar Maxamud control over Karkaar but Ciise Maxamud have always had a large presence in the region. Until the 1980s, Riyoole's third largest town was part of degmada Qardho, we lobbied to make it a separate district and part of Nugaal. But before that, my entire sublan used Qardho as a hub and even today our nomads graze in Karkaar. The tallest building in Qardho is owned by a Riyoole today as well. Learn about your people and stay away from your reer abti.
- Monk-of-Mogadishu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4962
- Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
- Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine
Re: Fighting erupts in Rako, Karkaar
Calm down kunta kinte, claiming Karkaar is not my protocol - after all, the oil is in Ufeyn and Garowe, you are stuck in the middle with nothing.
---hell I never even paid attention to that part of Puntland, it was my grandmother (a non-Riyoole) who told me about the Riyoole presence in the region. Like I said, if you spent less time with your mankaal-eating abtiyaal you'd be set straight on these issues.

Re: Fighting erupts in Rako, Karkaar
Ilaahey ha kala qaboojiyo, oo maslaxadoda ha tuso.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: Fighting erupts in Rako, Karkaar
aminXamud. wrote:Ilaahey ha kala qaboojiyo, oo maslaxadoda ha tuso.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 430 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 363 Views
-
Last post by Burco Boss
-
- 39 Replies
- 3176 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 1 Replies
- 523 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 7 Replies
- 1096 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 5 Replies
- 890 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 3 Replies
- 677 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 3 Replies
- 706 Views
-
Last post by Basra-
-
- 0 Replies
- 422 Views
-
Last post by newsbot
-
- 1 Replies
- 456 Views
-
Last post by galia