Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1987
- Joined: Thu Aug 11, 2011 4:35 pm
Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
Kanina ma bandwagonka 'Somaliland wax ka sheeg' ayuu u dalxiisay, soon he'll return to reality 

Last edited by anonymousfaarax on Wed Sep 28, 2011 2:55 pm, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1987
- Joined: Thu Aug 11, 2011 4:35 pm
Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
http://gedoonline.com/?p=28607
---
Sheekh Shariif oo baaq u diray Somaliland
Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlayay munaasabad uu soo qaban qaabiyay Maamulka gobolka Banaadir ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in Maamulka Somaliland looga baahan yahay inuu la midoobo Soomaaliya inteeda kale.
Sheekh Shariif ayaa waxa uu tilmaamay in Umada Soomaaliyeed aysan dan ugu jirin kala qeybsanaan midnimada ay tahay shay muhiim ah, isagoo sheegay inay jiraan waxyaabo aan badneen oo Somaliland ay ka tabaneyso Soomaaliya inteeda kale kuwaasi oo Madaxweynaha uusan carabka ku dhufan hase ahaatee waxa uu tilmaamay inay diyaar u yihiin in xalinta waxyaabahaasi ay kala hadlaan Mas’uuliyiinta Maamulka Somaliland.
Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa u mahad celiyay Wafdiga ka socda Maamulka Somaliland ee ku sugan magaalada Muqdisho kuwaasi oo uu sheegay inay soo dhaweynayaan.
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo soo hadal qaaday Maamul goboleedyada mudooyinkii dambe looga dhawaaqayay dalka ayaa waxa uu marka hore sheegay in dowladda ay qabto in la dhiso Maamul goboleed balse waxa uu gaashaanka u daruuray in Maamul goboleedyada aan sharciga aheyn ee looga dhawaaqayo dalka Soomaaliya kuwaasi oo uu Madaxweynaha sheegay in marnaba aysan aqoonsan doonin dowladda KMG.
Todobaadkaan gudihiisa ayey aheyd markii Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya C/wali Max’ed Cali uu sheegay in Maamulka Somaliland uu ka mid yahay Soomaaliya, isagoo xusay inay wada hadal la gali doonaan Maamulkaasim oo wali Mas’uuliyiintooda aysan ka hadlin baaqyada ay jeedinayaan Madaxda

- Posts: 158
- Joined: Fri Sep 23, 2011 12:23 pm
Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
War kii nacas ahaa ee Pm lagu sheegayey baa is nacnac leeyay oo yiri.."Somaliland waxey ka mi tahay Somalia"...Does he not realize that he barely controls mogadisho markaas buu doonayaa in uu ka taliyo arima kale..Get a effing life dude..Long live the people's choice..Somalilandanonymousfaarax wrote:Kanina ma bandwagonka 'Somaliland wax ka sheeg' ayuu u dalxiisay, soon he'll return to reality![]()
So what did he say. Can anyoen sumamrise it.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
somaliland is still part of Somalia. unlike south sudan who are not anymore part of SUDAN. so as long as somaliland does get recognition will be seen as part of Somalia.
Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
Shariif raggeedii

- GeoSeven
- SomaliNet Super
- Posts: 5687
- Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
- Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.
Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1987
- Joined: Thu Aug 11, 2011 4:35 pm
Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
deathrowinmate wrote:War kii nacas ahaa ee Pm lagu sheegayey baa is nacnac leeyay oo yiri.."Somaliland waxey ka mi tahay Somalia"...Does he not realize that he barely controls mogadisho markaas buu doonayaa in uu ka taliyo arima kale..Get a effing life dude..Long live the people's choice..Somalilandanonymousfaarax wrote:Kanina ma bandwagonka 'Somaliland wax ka sheeg' ayuu u dalxiisay, soon he'll return to reality![]()
So what did he say. Can anyoen sumamrise it.
Ma aragtay. waar wa laba dayuus oo kala daran. intay somaliland isku mashquulinayan oo xaflado ka dhex sheekaynayaan waxaa ku haboon inay one more street of qabsadaan using the bantu militias and support from mahiga or some village in gedo with amxaaro xabashi soldiers. Lol bantu amxaar and midaynta somalia in the same sentence... some doesnt sound right? oh yh i remembered thay the tfg is a mirage, puppet joke.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
ALL MOGADISHU STREET are controlled dawlada somalia. second madaxwaynaha xaq waa u leeyahay inuu ka hadlo dastuurka SOMALIA ee ay ku qoran tahay hargeysa is a part of jamhuuriyada somalia.
laakiin taa micnaheedu maaha inuu madaxweynaha shariif oranayo somaliland maanta hana soo raacdo. somaliland iyadoo sideeda ah ayey united somali federal republic ka tirsanaan kartaa. sida UNITED ARAB EMIRATES oo kale . central govermentiga waxaa idinka dhaxeeynaya arimaha dibada kaliya. laakiin madaxbanaani buuxda arimhiina daaqqiliga xur ayaad u ahaaneysaan.
somaliland cadawgeeda koowaad maaha xamar ee waa isla somalilandta. nabada ka jirtaa somaliland waxa kaliya ee burburin karaa maaha reer koonfureed ee waa dadka degan somaliland kaliya.
marka qaldaanoos waxba hanagu marmarsiyoonina

laakiin taa micnaheedu maaha inuu madaxweynaha shariif oranayo somaliland maanta hana soo raacdo. somaliland iyadoo sideeda ah ayey united somali federal republic ka tirsanaan kartaa. sida UNITED ARAB EMIRATES oo kale . central govermentiga waxaa idinka dhaxeeynaya arimaha dibada kaliya. laakiin madaxbanaani buuxda arimhiina daaqqiliga xur ayaad u ahaaneysaan.
somaliland cadawgeeda koowaad maaha xamar ee waa isla somalilandta. nabada ka jirtaa somaliland waxa kaliya ee burburin karaa maaha reer koonfureed ee waa dadka degan somaliland kaliya.
marka qaldaanoos waxba hanagu marmarsiyoonina

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1987
- Joined: Thu Aug 11, 2011 4:35 pm
Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
Really ? and what does this control mean. what percentage of somalia in landmass is mog. Dawlada somalia eh? what services does it provide to the people. who brought it to power. was it elected ? to who is it responsible ? Does it have a monopoly on power or the use of force ? how long has iy held just parts of mogadishu ? who chooses the leaders ? i could ask a hundref more questions the answer is clear.DR-YALAXOOW wrote:ALL MOGADISHU STREET are controlled dawlada somalia.
- greenday
- SomaliNet Super
- Posts: 12366
- Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
- Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!
Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
What do you mean by tuke?
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
De wax qalad ah ma' odhan . Horta qof waliba halka u ka socdo waa inaad ogaata. Waa maddaxweynihi SOMALIA wuxuuna yidhi
waxan se anigu shaqsiyan jeclaan laha inuu waxooga inoo faafiyo waxa hadalkaas ku hagoogan
Sheekh Shariif ayaa waxa uu tilmaamay in Umada Soomaaliyeed aysan dan ugu jirin kala qeybsanaan midnimada ay tahay shay muhiim ah, isagoo sheegay inay jiraan waxyaabo aan badneen oo Somaliland ay ka tabaneyso Soomaaliya inteeda kale kuwaasi oo Madaxweynaha uusan carabka ku dhufan hase ahaatee waxa uu tilmaamay inay diyaar u yihiin in xalinta waxyaabahaasi ay kala hadlaan Mas’uuliyiinta Maamulka Somaliland.

waxan se anigu shaqsiyan jeclaan laha inuu waxooga inoo faafiyo waxa hadalkaas ku hagoogan
ya? muxu leeyahay tolow ?isagoo sheegay inay jiraan waxyaabo aan badneen oo Somaliland ay ka tabaneyso Soomaaliya inteeda kale kuwaasi oo Madaxweynaha uusan carabka ku dhufan

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1987
- Joined: Thu Aug 11, 2011 4:35 pm
Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
.
Last edited by anonymousfaarax on Thu Sep 29, 2011 3:32 pm, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1987
- Joined: Thu Aug 11, 2011 4:35 pm
Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
greenday wrote:What do you mean by tuke?
Its a nickname he goes by that i pikd up from some PLandians

- greenday
- SomaliNet Super
- Posts: 12366
- Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
- Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!
Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
But what does it mean? Is it "Duke" as in crow? Are they trying to call him blackanonymousfaarax wrote:greenday wrote:What do you mean by tuke?
Its a nickname he goes by that i pikd up from some PLandians

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1987
- Joined: Thu Aug 11, 2011 4:35 pm
Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
.
Last edited by anonymousfaarax on Thu Sep 29, 2011 3:32 pm, edited 1 time in total.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 403 Views
-
Last post by moshakis_nl
-
- 3 Replies
- 436 Views
-
Last post by Shirib
-
- 1 Replies
- 8 Views
-
Last post by Shirib
-
- 3 Replies
- 508 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 35 Replies
- 3194 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 4 Replies
- 1382 Views
-
Last post by Foxy22
-
- 1 Replies
- 615 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 0 Replies
- 650 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 6 Replies
- 736 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 9 Replies
- 903 Views
-
Last post by king of kismayo