Page 1 of 2
Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
Posted: Wed Sep 28, 2011 2:47 pm
by anonymousfaarax
Kanina ma bandwagonka 'Somaliland wax ka sheeg' ayuu u dalxiisay, soon he'll return to reality

Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
Posted: Wed Sep 28, 2011 2:54 pm
by anonymousfaarax
http://gedoonline.com/?p=28607
---
Sheekh Shariif oo baaq u diray Somaliland
Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlayay munaasabad uu soo qaban qaabiyay Maamulka gobolka Banaadir ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in Maamulka Somaliland looga baahan yahay inuu la midoobo Soomaaliya inteeda kale.
Sheekh Shariif ayaa waxa uu tilmaamay in Umada Soomaaliyeed aysan dan ugu jirin kala qeybsanaan midnimada ay tahay shay muhiim ah, isagoo sheegay inay jiraan waxyaabo aan badneen oo Somaliland ay ka tabaneyso Soomaaliya inteeda kale kuwaasi oo Madaxweynaha uusan carabka ku dhufan hase ahaatee waxa uu tilmaamay inay diyaar u yihiin in xalinta waxyaabahaasi ay kala hadlaan Mas’uuliyiinta Maamulka Somaliland.
Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa u mahad celiyay Wafdiga ka socda Maamulka Somaliland ee ku sugan magaalada Muqdisho kuwaasi oo uu sheegay inay soo dhaweynayaan.
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo soo hadal qaaday Maamul goboleedyada mudooyinkii dambe looga dhawaaqayay dalka ayaa waxa uu marka hore sheegay in dowladda ay qabto in la dhiso Maamul goboleed balse waxa uu gaashaanka u daruuray in Maamul goboleedyada aan sharciga aheyn ee looga dhawaaqayo dalka Soomaaliya kuwaasi oo uu Madaxweynaha sheegay in marnaba aysan aqoonsan doonin dowladda KMG.
Todobaadkaan gudihiisa ayey aheyd markii Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya C/wali Max’ed Cali uu sheegay in Maamulka Somaliland uu ka mid yahay Soomaaliya, isagoo xusay inay wada hadal la gali doonaan Maamulkaasim oo wali Mas’uuliyiintooda aysan ka hadlin baaqyada ay jeedinayaan Madaxda
Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
Posted: Wed Sep 28, 2011 2:55 pm
by deathrowinmate
anonymousfaarax wrote:Kanina ma bandwagonka 'Somaliland wax ka sheeg' ayuu u dalxiisay, soon he'll return to reality
So what did he say. Can anyoen sumamrise it.
War kii nacas ahaa ee Pm lagu sheegayey baa is nacnac leeyay oo yiri.."Somaliland waxey ka mi tahay Somalia"...Does he not realize that he barely controls mogadisho markaas buu doonayaa in uu ka taliyo arima kale..Get a effing life dude..Long live the people's choice..Somaliland
Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
Posted: Wed Sep 28, 2011 2:57 pm
by DR-YALAXOOW
somaliland is still part of Somalia. unlike south sudan who are not anymore part of SUDAN. so as long as somaliland does get recognition will be seen as part of Somalia.
Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
Posted: Wed Sep 28, 2011 3:03 pm
by udun
Shariif raggeedii

Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
Posted: Wed Sep 28, 2011 3:07 pm
by GeoSeven
Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
Posted: Wed Sep 28, 2011 3:14 pm
by anonymousfaarax
deathrowinmate wrote:anonymousfaarax wrote:Kanina ma bandwagonka 'Somaliland wax ka sheeg' ayuu u dalxiisay, soon he'll return to reality
So what did he say. Can anyoen sumamrise it.
War kii nacas ahaa ee Pm lagu sheegayey baa is nacnac leeyay oo yiri.."Somaliland waxey ka mi tahay Somalia"...Does he not realize that he barely controls mogadisho markaas buu doonayaa in uu ka taliyo arima kale..Get a effing life dude..Long live the people's choice..Somaliland
Ma aragtay. waar wa laba dayuus oo kala daran. intay somaliland isku mashquulinayan oo xaflado ka dhex sheekaynayaan waxaa ku haboon inay one more street of qabsadaan using the bantu militias and support from mahiga or some village in gedo with amxaaro xabashi soldiers. Lol bantu amxaar and midaynta somalia in the same sentence... some doesnt sound right? oh yh i remembered thay the tfg is a mirage, puppet joke.
Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
Posted: Wed Sep 28, 2011 3:21 pm
by DR-YALAXOOW
ALL MOGADISHU STREET are controlled dawlada somalia. second madaxwaynaha xaq waa u leeyahay inuu ka hadlo dastuurka SOMALIA ee ay ku qoran tahay hargeysa is a part of jamhuuriyada somalia.
laakiin taa micnaheedu maaha inuu madaxweynaha shariif oranayo somaliland maanta hana soo raacdo. somaliland iyadoo sideeda ah ayey united somali federal republic ka tirsanaan kartaa. sida UNITED ARAB EMIRATES oo kale . central govermentiga waxaa idinka dhaxeeynaya arimaha dibada kaliya. laakiin madaxbanaani buuxda arimhiina daaqqiliga xur ayaad u ahaaneysaan.
somaliland cadawgeeda koowaad maaha xamar ee waa isla somalilandta. nabada ka jirtaa somaliland waxa kaliya ee burburin karaa maaha reer koonfureed ee waa dadka degan somaliland kaliya.
marka qaldaanoos waxba hanagu marmarsiyoonina

Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
Posted: Wed Sep 28, 2011 3:33 pm
by anonymousfaarax
DR-YALAXOOW wrote:ALL MOGADISHU STREET are controlled dawlada somalia.
Really ? and what does this control mean. what percentage of somalia in landmass is mog. Dawlada somalia eh? what services does it provide to the people. who brought it to power. was it elected ? to who is it responsible ? Does it have a monopoly on power or the use of force ? how long has iy held just parts of mogadishu ? who chooses the leaders ? i could ask a hundref more questions the answer is clear.
Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
Posted: Wed Sep 28, 2011 3:37 pm
by greenday
What do you mean by tuke?
Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
Posted: Wed Sep 28, 2011 3:41 pm
by SahanGalbeed
De wax qalad ah ma' odhan . Horta qof waliba halka u ka socdo waa inaad ogaata. Waa maddaxweynihi SOMALIA wuxuuna yidhi
Sheekh Shariif ayaa waxa uu tilmaamay in Umada Soomaaliyeed aysan dan ugu jirin kala qeybsanaan midnimada ay tahay shay muhiim ah, isagoo sheegay inay jiraan waxyaabo aan badneen oo Somaliland ay ka tabaneyso Soomaaliya inteeda kale kuwaasi oo Madaxweynaha uusan carabka ku dhufan hase ahaatee waxa uu tilmaamay inay diyaar u yihiin in xalinta waxyaabahaasi ay kala hadlaan Mas’uuliyiinta Maamulka Somaliland.
waxan se anigu shaqsiyan jeclaan laha inuu waxooga inoo faafiyo waxa hadalkaas ku hagoogan
isagoo sheegay inay jiraan waxyaabo aan badneen oo Somaliland ay ka tabaneyso Soomaaliya inteeda kale kuwaasi oo Madaxweynaha uusan carabka ku dhufan
ya? muxu leeyahay tolow ?

Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
Posted: Wed Sep 28, 2011 3:42 pm
by anonymousfaarax
.
Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
Posted: Wed Sep 28, 2011 3:47 pm
by anonymousfaarax
greenday wrote:What do you mean by tuke?
Its a nickname he goes by that i pikd up from some PLandians

Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
Posted: Wed Sep 28, 2011 3:51 pm
by greenday
anonymousfaarax wrote:greenday wrote:What do you mean by tuke?
Its a nickname he goes by that i pikd up from some PLandians

But what does it mean? Is it "Duke" as in crow? Are they trying to call him black

Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
Posted: Wed Sep 28, 2011 4:01 pm
by anonymousfaarax
.