Page 1 of 3

Sahan Galbeed come in

Posted: Wed Sep 28, 2011 3:04 pm
by KyrieJama
Salan Sare Abti,

You have supreme lineage being Sacad Muse with Dhulbahante reer abti nin balladhan baa tahay sidayda oo kale laakin waxaad isku koobtay gabiley iyo arabsiyo oo keliya waa kuu siday ragaygan balladhan inay dadka isku keenan baa laga raba :idea:

Mar mar sool sectionka noogu soo booqo oo abtiyaasha salaan soo dhoowow abti haa is fogayn :| Samatar, Rightwing iyo younis show love wheres the love for your reer abti im concerned :?

Sool iyo Sanaag weliga maad aaday?

Re: Sahan Galbeed come in

Posted: Wed Sep 28, 2011 3:57 pm
by SahanGalbeed
Abti horta salamaa calekum .Midda labaad waad ku mahad santahay intan yare halkan igu soo qortay.
Sool iyo Sanaag maan tegin . Beri baan abtigey oo beriga aha "commissioner"-ki ugu horreyay e cidanka nabasugida SL {ninki garanaya ayuun ba og e } .. beri baan Ceerigabo u raaci gaadhay . Ma xasuusto sababti berigaa iga reebtay e , aad baan uga xumaaday ilaa iyo maanta na ka xumahay inaan abtiyaashey Cerigaabo degan , aanan soo booqan.
Ta sadexaad na waxa weeye , de waxaan Gebiley iyo Arabsiyo u soo dhaafi wayay , waa adiga iska arkaya cidamadan suldaan iyo gacanyarihiisi o is daba rooraya ka kooban o meeshi ba gacan adag ku qabsaday :lol: , marka de maxaan yeela?

Re: Sahan Galbeed come in

Posted: Wed Sep 28, 2011 4:07 pm
by KyrieJama
SahanGalbeed wrote:Abti horta salamaa calekum .Midda labaad waad ku mahad santahay intan yare halkan igu soo qortay.
Sool iyo Sanaag maan tegin . Beri baan abtigey oo beriga aha "commissioner"-ki ugu horreyay e cidanka nabasugida SL {ninki garanaya ayuun ba og e } .. beri baan Ceerigabo u raaci gaadhay . Ma xasuusto sababti berigaa iga reebtay e , aad baan uga xumaaday ilaa iyo maanta na ka xumahay inaan abtiyaashey Cerigaabo degan , aanan soo booqan.
Ta sadexaad na waxa weeye , de waxaan Gebiley iyo Arabsiyo u soo dhaafi wayay , waa adiga iska arkaya cidamadan suldaan iyo gacanyarihiisi o is daba roorayaan ka kooban o meeshi ba gacan adag ku qabsaday :lol: , marka de maxaan yeela?
cidamada suldanka iyo gacanyarihisa waa inaad uu sheegtid inuu dhiigaga kala badh yahay darood, marka fasax ku siiyo inaad soo boqoto abtiyaasha meesha s/land section maxbuus buu kaga dhigay miya? Aniga baa la hadli doona suldanka walaan.

Ta laabad dooro's dib dambe haa inagu odhan anigana idoorka aan mar mar tuur tuuro waan joojinaya taa aan kuu heshiino :up: Ceerigaabo sanaag is beautiful make sure you go there one day i was there in ramadan :D :up:

Re: Sahan Galbeed come in

Posted: Wed Sep 28, 2011 4:18 pm
by SahanGalbeed
War sheekadi "dooro this , dooro that" way tagtay oo Udun ba rasaas dhegihii inaga ga qaaday ma' ogtahay :lol: , marka arrin dhamaatay weeye taasi .
Waxan ku idhi sacad musuhuu wax ay dhulbahante dhaleen hortey ba indhaha may saarin baan u maleeya , intaanan Hargeysa soo cago dhigan . Iska ba daa ummada kale e , inaadertey oo aan saddex kala tirsano na mid dhulbahante ah baa guursaday , mid kale oo aan ilma adeer nahay na gabadh jaamac siyaad ah baan ku daray .

Re: Sahan Galbeed come in

Posted: Wed Sep 28, 2011 4:24 pm
by SahanGalbeed
Intaanan bixin na mid kale aan kugu daro , abti. Meesha sool forumka ah waxaad yeeshan mid isku raaca .
Wixii politics ah oo dhan , private group kiina isu la taga , ama haddi kale meesha gebigeedaba private ka dhigta . Siyaasadu waa balaayo oo labo nin oo wada dhashay ama nin iyo abihii baa isku dila , ma'ogtahay ?

Re: Sahan Galbeed come in

Posted: Wed Sep 28, 2011 4:38 pm
by KyrieJama
SahanGalbeed wrote:Intaanan bixin na mid kale aan kugu daro , abti. Meesha sool forumka ah waxaad yeeshan mid isku raaca .
Wixii politics ah oo dhan , private group kiina isu la taga , ama haddi kale meesha gebigeedaba private ka dhigta . Siyaasadu waa balaayo oo labo nin oo wada dhashay ama nin iyo abihii baa isku dila , ma'ogtahay ?
waa runta waan ku fahmay laakin siyaasad abtiyaasha haa ku nicin dulqaado amba abtiyaashay siyaasada waan ku tixgeliya inkastoon aniga aminsanayn.

Re: Sahan Galbeed come in

Posted: Wed Sep 28, 2011 4:45 pm
by SahanGalbeed
Siyaasada ku maan nicin e , banaankaas oo aad isku tirinaysaan baa i dhibaysa .
Ama qarsada , ama kala hadha , ama puntland iyo SL intaad mid usoo wada tashataan , si midaysan inogu soo rida :lol:

Re: Sahan Galbeed come in

Posted: Wed Sep 28, 2011 4:51 pm
by KyrieJama
SahanGalbeed wrote:Siyaasada ku maan nicin e , banaankaas oo aad isku tirinaysaan baa i dhibaysa .
Ama qarsada , ama kala hadha , ama puntland iyo SL intaad mid usoo wada tashataan , si midaysan inogu soo rida :lol:
waa runta anaka baa is karbaashna, from now we will leave that for the private section :up:

Re: Sahan Galbeed come in

Posted: Wed Sep 28, 2011 4:57 pm
by SahanGalbeed
Waa kuka abti waan si baxaya nabadgeliyo , thank you for your time .

Re: Sahan Galbeed come in

Posted: Thu Sep 29, 2011 11:36 am
by Cali_Gaab
:lol:

Garad, babygirl yaa dhalay horta? Miyeey ku sheegtay mise sidii ayeey qarinaysaa?

Re: Sahan Galbeed come in

Posted: Thu Sep 29, 2011 12:23 pm
by KyrieJama
Cali_Gaab wrote::lol:

Garad, babygirl yaa dhalay horta? Miyeey ku sheegtay mise sidii ayeey qarinaysaa?
Udun Hj ba abti uu ah, babygirl too i think.

Re: Sahan Galbeed come in

Posted: Thu Sep 29, 2011 12:27 pm
by ChiefAaqil
Very civilized debate between Inan iyo abtigii. :up:

Re: Sahan Galbeed come in

Posted: Thu Sep 29, 2011 12:36 pm
by The_Emperior5
Baby girl rightwing ededi ba dhashay but she hates them :lol: :lol: :lol:

Re: Sahan Galbeed come in

Posted: Thu Sep 29, 2011 12:42 pm
by KyrieJama
The_Emperior5 wrote:Baby girl rightwing ededi ba dhashay but she hates them :lol: :lol: :lol:
Emperor abti adiga yaa ku dhalay? Madhigan? Akisho? GurGuure? or Jaarso it one of those four right :lol:

Re: Sahan Galbeed come in

Posted: Thu Sep 29, 2011 12:47 pm
by Mr_Alfaas
garad13 wrote:
The_Emperior5 wrote:Baby girl rightwing ededi ba dhashay but she hates them :lol: :lol: :lol:
Emperor abti adiga yaa ku dhalay? Madhigan? Akisho? GurGuure? or Jaarso it one of those four right :lol:
empr waxa dhalay abti u ah ilaa hada lama yaqaan hadu sheego maalintaas ayaa xilka laga casilaya bal waa kase ha shego :lol: