Sh.Afgaduud oo afka kala furtay!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Sh.Afgaduud oo afka kala furtay!

Post by AhlulbaytSoldier »

Sheekh Shariif oo baaq u diray Somaliland (Sawirro)


Muqdisho: (Sh. M. Network) Madaxwaynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa ugu baaqay Maamulka Somaliland inuu la midoobo Soomaaliya inteeeda kale.



Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlayay munaasabad uu soo qaban qaabiyay Maamulka gobolka Banaadir ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in Maamulka Somaliland looga baahan yahay inuu la midoobo Soomaaliya inteeda kale.



Sheekh Shariif ayaa waxa uu tilmaamay in Umada Soomaaliyeed aysan dan ugu jirin kala qeybsanaan midnimada ay tahay shay muhiim ah, isagoo sheegay inay jiraan waxyaabo aan badneen oo Somaliland ay ka tabaneyso Soomaaliya inteeda kale kuwaasi oo Madaxweynaha uusan carabka ku dhufan hase ahaatee waxa uu tilmaamay inay diyaar u yihiin in xalinta waxyaabahaasi ay kala hadlaan Mas’uuliyiinta Maamulka Somaliland.



Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa u mahad celiyay Wafdiga ka socda Maamulka Somaliland ee ku sugan magaalada Muqdisho kuwaasi oo uu sheegay inay soo dhaweynayaan.



Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo soo hadal qaaday Maamul goboleedyada mudooyinkii dambe looga dhawaaqayay dalka ayaa waxa uu marka hore sheegay in dowladda ay qabto in la dhiso Maamul goboleed balse waxa uu gaashaanka u daruuray in Maamul goboleedyada aan sharciga aheyn ee looga dhawaaqayo dalka Soomaaliya kuwaasi oo uu Madaxweynaha sheegay in marnaba aysan aqoonsan doonin dowladda KMG.



Todobaadkaan gudihiisa ayey aheyd markii Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya C/wali Max’ed Cali uu sheegay in Maamulka Somaliland uu ka mid yahay Soomaaliya, isagoo xusay inay wada hadal la gali doonaan Maamulkaasim oo wali Mas’uuliyiintooda aysan ka hadlin baaqyada ay jeedinayaan Madaxda sare ee dowladda.


He is in no position to talk about this issue. A person under shabaab siege does not need new enemies at this time.
Last edited by AhlulbaytSoldier on Wed Sep 28, 2011 4:54 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Sh.Afgaduud oo afka kala furtay!

Post by Khalid Ali »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Sh.Afgaduud oo afka kala furtay!

Post by Khalid Ali »

I will quote the Somaliland former Vice president todays response and the deputy Chairman of the Udub Party

Image
Ninki federaal doonayow Xasuuq u diyaar garow
:lol:
Last edited by Khalid Ali on Wed Sep 28, 2011 5:05 pm, edited 2 times in total.
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Sh.Afgaduud oo afka kala furtay!

Post by TheblueNwhite »

Shabelle Network + Hutusheegato = bucur baceyr kastuumo washers. :up:
anonymousfaarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1987
Joined: Thu Aug 11, 2011 4:35 pm

Re: Sh.Afgaduud oo afka kala furtay!

Post by anonymousfaarax »

:lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: Sh.Afgaduud oo afka kala furtay!

Post by Mondey »

madaxweyne sheekh shariif said Maamulka somaliland and not Jumhuuriyada somaliland. lots ppl will get upset in Hargeisa.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Sh.Afgaduud oo afka kala furtay!

Post by Khalid Ali »

Monday he can call us what ever he wants we will call him dawlada meel ma gaadho :lol:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Sh.Afgaduud oo afka kala furtay!

Post by Murax »

I'm not even the biggest Somaliland freak in the world but Walle this is just ridiculous. Worry about pacifying one district (Benadir) before You talk about places thousands of kilometres away.
User avatar
DropkickMurphy
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 822
Joined: Sat Jul 02, 2011 9:13 pm
Location: Xaafada Iskufilan

Re: Sh.Afgaduud oo afka kala furtay!

Post by DropkickMurphy »

TheblueNwhite wrote:Shabelle Network + Hutusheegato = bucur baceyr kastuumo washers. :up:
I don't know about ShabelleOnline but this Hutukid is the most insecure person on Somalinet.
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Sh.Afgaduud oo afka kala furtay!

Post by TheblueNwhite »

DropkickMurphy wrote:
TheblueNwhite wrote:Shabelle Network + Hutusheegato = bucur baceyr kastuumo washers. :up:
I don't know about ShabelleOnline but this Hutukid is the most insecure person on Somalinet.
He claims Ceyr, and to prove it he posts Shabelle's shyte only on Snet.
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Sh.Afgaduud oo afka kala furtay!

Post by FarhanYare »

TheblueNwhite wrote:
DropkickMurphy wrote:
TheblueNwhite wrote:Shabelle Network + Hutusheegato = bucur baceyr kastuumo washers. :up:
I don't know about ShabelleOnline but this Hutukid is the most insecure person on Somalinet.
He claims Ceyr, and to prove it he posts Shabelle's shyte only on Snet.
this kid aint ceyr he is sacad
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Sh.Afgaduud oo afka kala furtay!

Post by Goljano Lion »

Image
User avatar
NoAngst.
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1161
Joined: Wed Feb 21, 2007 9:34 pm

Re: Sh.Afgaduud oo afka kala furtay!

Post by NoAngst. »

Sh. Shariif is echoing the sagacious Abwaan Hadraawi who, while in Mogadishu as Somaliland's goodwill ambassador, said "Adduunka waxaan ugu jeclahay Wadajirka iyo Midnimada Soomaaliya."
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Sh.Afgaduud oo afka kala furtay!

Post by Goljano Lion »

NoAngst. wrote:Sh. Shariif is echoing the sagacious Abwaan Hadraawi who, while in Mogadishu as Somaliland's goodwill ambassador, said "Adduunka waxaan ugu jeclahay Wadajirka iyo Midnimada Soomaaliya."
Hadrawi expressed his opinion and he has every right laakiin Shiekkh Dalxis Arinta Al-kalaabta inuu xaliyo horta ayaa ila wanaagsan. Somalildu waxay ku maahmaahdaa
Alif kaa xumaaday Albaqra kaama haro
User avatar
NoAngst.
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1161
Joined: Wed Feb 21, 2007 9:34 pm

Re: Sh.Afgaduud oo afka kala furtay!

Post by NoAngst. »

^sxb calaacalka jooji, mar hore uu Sh. Shariif Alshabaab daaqadda (dirishadda) ka tuurey... ninkaas is on a roll.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”