Ahmed Yusuf Yaasin in trouble ?

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Ahmed Yusuf Yaasin in trouble ?

Post by Mondey »

Image

Hargeysa:- (Camuudnews) – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa la sheegay inuu xayiray Lixdan Milyan oo ku jirtay Xisaabta Baanka uga furan Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee UDUB Axmed Yuusuf Yaasiin taasoo ugu jirtay wakhtigii uu Xisbigiisu talada hayeen.

Xayiraada Lacagtan oo in muddo ah taagnayd ayaa la sheegay Axmed Yuusuf Yaasiin inuu uga Dacwooday Madaxweyne Siilaanyo balse waxa is hortaagay Wasiirka Maaliyadda oo diiday inuu bixiyo Lacagataasi.

Dhacdadan oo bishii u dambaysay taagnayd ayaa la sheegay Axmed Yuusuf Yaasiin inuu Madaxweyne Siilaanyo u diray qoraal dambe oo uu kaga cabanayo diidmada uu diiday Wasiirku inuu siiyo Lacagtaasi uu isagu u soo ogolaaday.

Lacagta laga xayiray Axmed Yuusuf Yaasiin ilaa hada ma cada sida ay u gashay Xisaabta uga furan Baanka Dhexe inay tahay Mushaharadiisii iyo inkale mar aanu khadka Telefoonka kula xidhiidhnay si aanu wax uga weydiinana way noo suurtogali weyday.

Hase yeeshee warar aanu ka helnay ilo u dhuun daloola arrintan ayaa sheegaya lacagtaasi inay ahayd mushaharooyinkiisii oo is gaadhay wakhtigii uu xaaladda Caafimaad u jiifay Cisbitaal ku yaalay Dalka Faransiiska taasoo ugu biirtay Xisaabtiisa gaarka ah ee uu Baanka ku leeyahay taasoo uu kaga mashquulay Ololihii Doorashada oo ku soo beegantay soo noqoshadiisa.

Halka ay warar kale ka sheegayaan Axmed Yuusuf Yaasiin inuu ahaa Siyaasi Aaminsan Baanka Xisaabta uga furnayd inay tahay mid sharci ah oo uu xaq u leeyahay inuu Lacagihiisa dhigto halka ay Siyaasiyiinta kale ee Xukuumaddiisii ama tan Kulmiye ee talada haysaa ay inta badan ka isticmaalaan Xisaabahooda inay ka furtaan Xawaaladaha gaarka loo leeyahay ama Baananka dibedda taasina ay tahay mid ay ahayd in lagu tixgaliyo.

Waxaanay wararkaasi ilaha aanu ka soo xiganay ku doodayaan haddii ay jirto sifo sharci ah oo cadaynaysa lacagtaas Xisaabtiisa ku jirtaa inay tahay mid uu boobay inaya Xukuumaddu cadayso oo ay Ummadda u soo bandhigto.

http://www.camuudnews.com/2011/09/26/xu ... omaliland/
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: Ahmed Yusuf Yaasin in trouble ?

Post by Mondey »

the suufi wadaad is busted :lol:
User avatar
ChiefAaqil
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 526
Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm

Re: Ahmed Yusuf Yaasin in trouble ?

Post by ChiefAaqil »

Its 10.000 Dollar and it's a personel account. big deal.

http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: Ahmed Yusuf Yaasin in trouble ?

Post by Mondey »

ChiefAaqil wrote:Its 10.000 Dollar and it's a personel account. big deal.

http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62
10 000 dollars over 8 years sounds reasonable,, then why is the govt on Udub ex officials back ?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”