
Tani Wa dignin ku socota gacanyaraha ama personal secretary guud eeh Suldaanka Reer Sh isxaaq oo maalimahan ugu danbeye yara tararayey oo ku hadlayey arimo deel qaaf ah oo hore looga baran sida maah maahda dhiloyiinka ilahay dambiga dhilooyinka ha dhaafe eh.Balse tani wa digniinti ugu horeysey eeh ku socota Mr Khalid ta labaad wuxu ka hadlay armimo aan lo dirsan sida qolada dhashay suldaanka guud eeh beelaha reer sh isxaaq ayuu ka hadlay wa arin ka baxsan shaqadu u hayo Suldaan Emperior.Marka waxanu leenahay khalid yare shaqadada ku eekow cidna ma tageeri kartid waad ogtahay siyasiyanta Somaliland gudihisa cidna ma tageeri kartid aan ahayn madaxweynaha jamhuuriyada laakin shakhsiyaad ma kala tageeri kartiid tani digniin ha ku ahaato.
Suldaan Emperior
