ee iminka 42 sano kasoo wareegtay.
Waa bisha la soo bandhigi jiray mashruucyada ay dowlada
hirgalisay.
waa bisha ururada bulsho waynta ay fagaaraha
kusoo bandhigi jireen hidaha iyo dhaqanka.
waa bisha madax iyo marti sharaf dunida kale
ka timid xuska ka soo qayb gali jireen.
waa bisha ciidanka qalabka sida awoodooda la soo
bandhigi jiray.
sidaas awgeed waxaan dadka soomaaliyeed meel ay dunida
dacaladeed ka joogaanba ku leeyahay SANAD GUURO WACAN.





















































