His Excellency Faysal Ali Warabe o xilal magacabay

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

His Excellency Faysal Ali Warabe o xilal magacabay

Post by Mr_Alfaas »

Hargeysa (Ishanews) Oct 1,2011 – Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa magacaabay masuuliyiin cusub oo uu ku soo daray xisbigaas.

Guddoomiyaha oo maanta war-saxaafadeed kooban soo saaray ayaa magacaabay shan xubnood oo ku biiraya masuuliyiinta xisbigaas.

Xilalkan cusub ee guddoomiyaha xisbiga UCID Magacaabay ayaa waxa ku jira xil cusub oo ah madaxa deegaanka iyo beeraha, xilkaas oo ah mid ku cusub xisbigaas isla-markaana aanay lahayn xisbiyadda kale.

War-saxaafadeedka Faysal Cali Waraabe ayaa isaga oo dhamaystiran waxa uu u dhacay sidan “Gudoomiyaha xisbaga ucid waxaa uu maanta si rasmi ah u magacaabay xubnaha hoos ku qoran ka dib markii uu arkay.

Ø baahadida loo qabo in la magacaabo

Ø markuu ala tashi fara badan la sameeyey masuuliyiinta xisbiga

Ø markuu arkay waayo aragnimada gaarka ah ee ay u leeyahiin xilalkan loo magacaabayo.

1: Xoghayaha Environmental and Agriculture Affairs of UCID party.

Prof: Maxamed jaamac Dhimbiil (Shiine)

2: Xoghayaha Arimaha Bulshada

Xussien Geele Abokor (Qaws)

3:Kuxigeenka Xoghayaha warfaafinta

Mudane: Yousuf keyse Abdilahi



:up: :up:
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”