Hundreds of citizens join the jihad in Bay

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Hundreds of citizens join the jihad in Bay

Post by grandpakhalif »

Shacabka Muslimka ah ee ku dhaqan wilaayada Bay iyo Bakool ayaa ah shacab dhan isku raacay oo gees iska dhigay tafaraaruq iyo in ay cadawga Soomaaliyeed lasaftaan.

Dhawaan ayaan booqasho ku tegay wilaayada islaamiga Bay iyo Bakool, magaalada Buurhakabo iyo Baydhabo ayaan cagta saaray waxaana la kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada wilaayada.

Waxaan layaabay markii aan warbixino ka dhegaystay madaxda wilaayada oo ay ii sheegeen in Boqolkiiba Konton ay shacabka wilaayadu yihiin Ciidan taasi oo macnaheedu yahay in shacabku dhan isku raaceen oo ay uwada duubteen difaaca diinta Islaamka.

Reer Bay iyo Bakool waxay adkeysteen difaacooda iyagoo isku balansaday in Islaamka aan dhinacooda laga qaniinin.

Dagaalkii weynaa ee Balliga BM-ka ka dhacay sanadkan gudihiisa ayaa lagu ogaaday in Reer Bay iyo Bakool yihiin dad diinka jecel sababtoo ah dagaalkaasi waxay ku hor istaageen kumanaan ciidamo Itoobiyaan ah iyo maleeshiyad dabadhilifyo ah oo doonayay in ay cagta mariyaan ku dhaqanka shareecada Islaamka ee wilaayada kajira.

Mucaskarka Baraa ibnu maalik ee Baydhabo waa mucaskar la furay bil ka dib markay mujaahidiinta ay qabsadeen Magaalada Baydhabo, Mucaskarkaan waxaa ka soo baxdey Dufcooyin aad u tiro badan oo hada ka dagaalamo guud ahaan wilaayaadka islaamiga ay hada isku hor fadhiyaan cadowga Islaamka iyo walaalaha Mujaahidiinta.

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Warbixintan Hoose ayay wilaayadu uga hadleysaa qaabka Reer Bay iyo Bakool isku diyaariyaan.



Mucaskarkan ayaa hada loo sameeyey qaab ka gadisan qaabkii hore oo ah in lagu xiray xafiis ay samaysay willaayada Bay iyo Bakool oo lagu magacaabo Xafiiska Abaabulka Wilaayada Bay iyo Bakool .



مركز لجنة التعبئة للولاية ألاْسلامية في باي وبكول


Xafiiskaan wuxuu diyaariyaa ciidamada ku xarooda mucaskarka, markii la soo xirana isla xafiiska ayaa la wareegaa wuxuuna u qaybiyaa ilaa dhowr qaybood oo kala ah Jabhad,Xisaba,iyo Madadul Jaysh.

Xafiiskaan waxaa laga maamulaa dhamaan ciidamada Madadul jayshka ee ka howlgala inta badana Wilaayada Bay iyo Bakool, ciidamadan waxay ka koobanyihiin Ganacsato, Beeralay, Arday, iyo dhamaan qaybaha kala gadisan ee bulshada ku dhaqan wilaayada Bay iyo Bakool.

Ciidamadan waxay ka howl galaan degmooyinka Buur Hakaba, Xuddur,Manaas, Buulo barako iyo meelo kale oo ka tirsan wilaayada Bay iyo Bakool.
Guulaha uu gaaray mucaskarka waxaa ka mid ah in inta badan reer Baydhabo ay noqdaan askar u diyaar ah in ay u istaagaan difaaca diinta islaamka kana difaacaan cadowga alle.

Waxaa Allaah ugu mahdinaynaa in manta bulshada Baydhabo ha ahaado macalin dugsi, ganacsade, Casayle, kawaanleey iwm ay maanta askaryihiin 50% dadka ku dhaqan wilaayada Bay iyo Bakool

Mucaskarka Baraa Ibnu Maalik waxaa ka Aflaxey kumunaan dhalinyaro iyo Odeyaal isugu jira qaar ayaa shahiidey halka kuwa kalena iyagoo shahaado doon ah ay ribaad ugu jiraan difaacyada hore ee cadowga laysku hor fadhiyo.

Dad kudhow kun qof ayuu hadda tababarka u socdaa kuwaasi oo ah dhamaantood dadkii magaalada ku dhashey waxeyna isku diyaarinayaa sidii cadowga alle ula jihaadi lahaayeen .

Tababarka Mucaskarka waxuu uu furan yahay subaxii iyo galabkii ayadoo habeenkiina dadka shaqeeya ee aadka u mashquulsan meel gaar ah lagu taba barayo.

Afar bilood kadib waxaa ka qalin jebiya dufco horleh ayadoo markiiba dadka tababarka qaadanaya ay ka kala yimaadaan degmooyinka iyo deegaanada ay ka kooban tahay wilaayada Bay iyo Bakool iyo qaar kayimaada wilaayaadka kale.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Hundreds of citizens join the jihad in Bay

Post by grandpakhalif »

These haters love to delete the threads for the mujahideen, but we will not desist in creating threads for them.
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: Hundreds of citizens join the jihad in Bay

Post by tightrope »

LOOK LIKE THEY HAVE NOTHING BETTER TO DO... :roll:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Hundreds of citizens join the jihad in Bay

Post by grandpakhalif »

tightrope wrote:LOOK LIKE THEY HAVE NOTHING BETTER TO DO... :roll:
Arent you from Puntland? Why you concerned with our affairs?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”