Badhasaabkii Gobolka Daad-Madheedh Oo Maanta Ku Geeriyooday
Moderator: Moderators
- HaragWafi85
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1838
- Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
- Location: Somaliland.
Badhasaabkii Gobolka Daad-Madheedh Oo Maanta Ku Geeriyooday
Alle ha'u naxariisto.
Badhasaabkii Gobolka Daad-Madheedh(Oodweyne) Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa.
Hargeysa(Ramaas) Oct. 2, 2011- Badhasaabkii gobolka Daad-Madheedh Eng Maxamed Gahayr Xirsi ayaa maanta ku geeriyooday cisbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa, ka dib daaweyn loo keenay cisbitaalka.
Marxuum Maxamed Gahayr Xirsi ayaa xilka guddoomiynimo ee gobolka Daad-Madheedh hayay muddo sannad ah, waxaana uu muddooyinka dambe la liitay xanuun ba’an oo la soo darsay, sida ay noo xaqiijiyeen ehelada Marxuumka oo aanu wax ka waydiinay.
Eng Maxamed Gahayr waxa uu hawlo badan oo ay ka mid tahay kor u qaadida adeegyada bulshadu intii uu xilka hayay oo ahayd sannad ku dhawaad, waxa uu dhiirigeliyay dhismaha cisbitaalka Magaalada Oodweyne oo burbursanaa 20 sanno.
Ramaasnews Desk
Hargeisa
http://www.ramaasnews.com/index.php/New ... geysa.html

Last edited by HaragWafi85 on Sun Oct 02, 2011 11:42 am, edited 2 times in total.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Badhasaabkii Gobolka Daad-Madheedh Oo Maanta Ku Geeriyoo
ilahay ha u naxariisto janada ha geyo
- HaragWafi85
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1838
- Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
- Location: Somaliland.
Re: Badhasaabkii Gobolka Daad-Madheedh Oo Maanta Ku Geeriyoo
The_Emperior5 wrote:ilahay ha u naxariisto janada ha geyo
Amiin.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Badhasaabkii Gobolka Daad-Madheedh Oo Maanta Ku Geeriyoo
ilaahay ha u naxariisto. 4 ama 5 maalmood ka hor ayuu ka qaybqalay xaflad oodweyne suldaan cusub lagu caleemo saarayay markaana uma eekayn inuu xanuusanayo.
qofka markuu wakhtigiisu dhamaado wuu dhimanayaa.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Badhasaabkii Gobolka Daad-Madheedh Oo Maanta Ku Geeriyoo
The_Emperior5 wrote:ilahay ha u naxariisto janada ha geyo
- KingMJ
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4191
- Joined: Sun Dec 05, 2010 1:04 pm
- Location: Back frm the Dead
Re: Badhasaabkii Gobolka Daad-Madheedh Oo Maanta Ku Geeriyoo
Amiin.HaragWafi85 wrote:The_Emperior5 wrote:ilahay ha u naxariisto janada ha geyo
Amiin.
- HaragWafi85
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1838
- Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
- Location: Somaliland.
Re: Badhasaabkii Gobolka Daad-Madheedh Oo Maanta Ku Geeriyoo
Kaliil you are right it was only in wednesday marxuumka was there in the crowning of a Suldaan. Burco mayor Maxamuud Axmed Xasan Dhegalaab, former Burco mayor Maxamed Diiriye Xayd were also present there.
Former governor of Daad-Madheedh region marxuum Eng Maxamed Gahayr Xirsi at 0.46.
Caleema Saarka Suldaan Cusub.

- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
- HaragWafi85
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1838
- Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
- Location: Somaliland.
Re: Badhasaabkii Gobolka Daad-Madheedh Oo Maanta Ku Geeriyoo
Badhasaabkii Gobolka Oodweyne Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa Iyo Madaxweynaha Oo Tacsi u Diray.
http://oodweynenews.com/news/110616-bad ... diray.html
http://oodweynenews.com/news/110616-bad ... diray.html
- HaragWafi85
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1838
- Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
- Location: Somaliland.
Re: Badhasaabkii Gobolka Daad-Madheedh Oo Maanta Ku Geeriyoo
Madaxweynwe Siilaanyo Oo Tacsi U Diray Badhasaabkii Gobolka Daad-Madheedh Marxuum Maxamed Gahayrn Xirsi Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa.
Hargeysa (Ramaas) Oct. 2, 2011- Madaxweyanaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa tacis u diray qoyskii , qaraabadii iyo shacabka reer Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Maxamed Gahayr Xirsi oo ahaa gudoomiyhii gobolka Daad-Madheedh.
Qoraal kooban oo caawa laga soo saaray xarunta Madaxtooyada ayaa uu Madaxwenuhu tacsi ugu diray Marxuumka.
Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan shacbiga reer Somaliland-na Samir iyo Imaan ka siiyo.”
Ramaasnews Desk
Hargeisa.
Hargeysa (Ramaas) Oct. 2, 2011- Madaxweyanaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa tacis u diray qoyskii , qaraabadii iyo shacabka reer Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Maxamed Gahayr Xirsi oo ahaa gudoomiyhii gobolka Daad-Madheedh.
Qoraal kooban oo caawa laga soo saaray xarunta Madaxtooyada ayaa uu Madaxwenuhu tacsi ugu diray Marxuumka.
Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan shacbiga reer Somaliland-na Samir iyo Imaan ka siiyo.”
Ramaasnews Desk
Hargeisa.
- HaragWafi85
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1838
- Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
- Location: Somaliland.
Re: Badhasaabkii Gobolka Daad-Madheedh Oo Maanta Ku Geeriyoo
Guddoomiyaha Gobolka Oodweyne Oo Si Heer Qaran Ah Loogu Aasay Magaalada Hargeysa.
http://oodweynenews.com/news/110895-gud ... awiro.html

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 739 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 5 Replies
- 660 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 0 Replies
- 459 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 1 Replies
- 430 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 1 Replies
- 394 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 400 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 2 Replies
- 502 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 404 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 5 Replies
- 697 Views
-
Last post by jamols2
-
- 1 Replies
- 282 Views
-
Last post by FBISOMALIA