Waxaa goobtaas goob joog ka ahaa wasiiro ku xigeeno ay ka mid ahaayeen wasiir ku xigeenka arimah gudah dawlada Puntland iyo wasiir ku xigeenka Amniiga Puntalnd iyadoo sidoo kale ay goobtaas joogeen daddka degan deegamadaas iyo ciidamada iyaguna lagu wareejiyay saldhigyada
Waxaa Saldhigyadaa ku wareejiyay Madaxa Hayada UNHCR u qaabil san Arimaha Soomaaliya Mr Baruno oo ugu horayntii goobtaas ka hadlay isgoo sheegay in ay mahad balaaran u jeedinayaan Maamulka Puntland iyo shacabkooda sida wanaagsan ee ay Ula shaqeeyen


More pics;
http://allsbc.com/hayada-unhcr-oo-gudoo ... taysawiro/


