IIDOOR

Faarax-Caytame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 428
Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
Location: Awaare

IIDOOR

Post by Faarax-Caytame »

ummadii iidoorka aheyd ma sidan bay ku dambeysay, "Kaalaya, qasab nagu barta"...
Waryaadhaheen, iidoor waa qabiil soomaaliyeed, sharaf iyo xumaanba laga heli, idinku magac xumada iska ilaaliya, iyo inaad ubuktaan in la idin barto ood attention raadineysaan.
Wixii aad tihiin ee wanaagsan waanu naqaanaa, wixiina xuna waanu naqaana, Anagaba la mid...
Marka inoo deejiya sxbyaaal, Forumku siyaasad buu kagaga wanaagsanaan lahaa sidaaan.
ASC
Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: IIDOOR

Post by Queen_Arawello »

Faarax Ugaas duriyada ino daa, wa dariska xalasha ah :) ;)
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: IIDOOR

Post by The_Emperior5 »

war kagan farax caytamey la soo baxay meeshan ma xafaadadi baad mooday meesha ma waxad mooday xeradi aad ku dhaanteyn jirtay intad laba daasadood qaadatid oo madhan midba dacaskaga aad la dhacdiid ta kalana aad dabka ku shidatid war sheeko weye meeshu cidina kuma odhan iidoor kala baro ama kala xafid ama ha baran ama baro wa mid ku taala adiga meesha hadal ba lugu haya school iidoor na meesha kuma aragno cashar iidoor lugu dhigayo lama sheegin waxano dhani wa wax adigu ku gaar ah kagan Farax caytamay la soo baxayow.
Faarax-Caytame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 428
Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
Location: Awaare

Re: IIDOOR

Post by Faarax-Caytame »

The_Emperior5 wrote:war kagan farax caytamey la soo baxay meeshan ma xafaadadi baad mooday meesha ma waxad mooday xeradi aad ku dhaanteyn jirtay intad laba daasadood qaadatid oo madhan midba dacaskaga aad la dhacdiid ta kalana aad dabka ku shidatid war sheeko weye meeshu cidina kuma odhan iidoor kala baro ama kala xafid ama ha baran ama baro wa mid ku taala adiga meesha hadal ba lugu haya school iidoor na meesha kuma aragno cashar iidoor lugu dhigayo lama sheegin waxano dhani wa wax adigu ku gaar ah kagan Farax caytamay la soo baxayow.
Hadaladeydii ma dareen-taabad bay yeesheen sxb? wixii dareen-taab ah waad ka raali ahaan, wixii aad ka faa'idi kartana, ka faa'ideyso waa hadal nin weyne, asc
Faarax-Caytame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 428
Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
Location: Awaare

Re: IIDOOR

Post by Faarax-Caytame »

Queen_Arawello wrote:Faarax Ugaas duriyada ino daa, wa dariska xalasha ah :) ;)
Ma wax iyaga ku gaar ah baa, mise qabiilada kale soomaaliyeedna way ku feegaaraan meesha?..
waanba shakiyaye, Queen masoo feegarataa forumyada kale? ;)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”