Mujaahidiinta Cayr liberates D/mareb from murtaddiinta shaba
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Mujaahidiinta Cayr liberates D/mareb from murtaddiinta shaba
Culumaa'uddiinka Ahlusunna
Waljamaaca oo dagaal caawa dhacay
kula wareegay Degmada Dhuusomareeb
Isniin, Oktoobar 03, 2011 (HOL) —Dagaal culus oo caawa fiidkii ka billowday degmad Dhuuosmareeb ee
gobolka Galguduud ayaa u suurogeliyay
ururka Ahlusunna Waljamaaca inay dib u
qabsadaan degmadaas, iyadoo xoogaggii
Xarakada Al-shabaab ee maanta la
wareegay degmadaas ay dib ugu laabteen
goobihii ay markii hore kasoo duuleen.
Wararka laga helayo xarunta gobolka
Galguduud ayaa xaqiijinaya inay dagaalladii
maanta dhacay ku dhinteen sideed qof oo
isugu jira dhinacyadii dagaalamay iyo dad
shacab ah, iyadoo tiro intaas ka badanna
ay ku dhaawacmeen, inkastoo aan la ogeyn
khasaaraha rasmiga ah ee dagaalkan uu
dhaliyay maadaama uu socday saacado.
“Dagaalku wuxuu ka dhacay gudaha iyo
daafaha degmada, lama oga khasaaraha
rasmiga ah ee dagaalka ka dhashay, balse
waxaan kuu xaqiijin karaa in degmada ay
dib ula wareegeen ciidamadii Ahlusunna ee
markii hore laga qabsaday,” ayuu yiri goob-
jooge ku sugan degmada Dhuusomareeb.
Goobjoogahan ayaa sheegay in ciidamada
dagaalka soo qaaday ee Ahlusunna ay ka
yimaadeen dhowr degmo oo ka tirsan
gobolka Galguduud. Sidoo kale
guddoomiyaha degmada Guriceel ee
maamulka Ahluusnna, Cismaan Ciise Nuur
(Taar- dhuleed) ayaa isaguna warbaahinta
qaarkeed u sheegay inay iyagu dib ula
wareegeen degmada Dhuusomareeb,
kaddib markii gallabta laga qabsaday.
Dadweynihii ku haray degmada ayaa la
sheegay inay billaabeen inay dibadaha uga
soo baxaan guryahooda si ay u raadiyaan
ehelladooda, ayna u ogaadaan khasaaraha
ka dhashay dagaalka ka dhacay
degmadooda.
Isbitaalka degmada Guriceel ayaa la
sheegay in la gaarsiiyay dhaawacyada
dhowr ruux oo dagaalka ku dhaawacmay,
kuwaasoo isugu jiray dad shacab ah iyo
ciidamadii Ahlusunna, iyadoo ay
noqonayso markii ugu horreysay oo
dhinacyadan ay xilli habeen ah ku
dagaalamaan gudaha gobolka Galguduud.
Ma ahan markii ugu horreysay oo ay
Xarakada Al-shabaab ay la wareegto gacan
ku haynta degmada Dhuusomareeb ee
xarunta gobolka Galguduud, iyagoo
dhowrkii jeer ee hore isaga ka baxay
degmada markii ay dagaallo dhaceen, halka
marar kalena ay ka baxeen iyadoo aysan
wax dagaallo ah dhicin.
Allahu akbar, Ahlu Cayr wal HG defeated the khawaarijta after they came in the city secretly( si dhuumalaysi).

Re: Mujaahidiinta Cayr liberates D/mareb from murtaddiinta s
HutuKing01 wrote:Allahu akbar, Ahlu Cayr wal HG defeated the khawaarijta after they came in the city secretly( si dhuumalaysi).

Is there any truth in the rumours that there is a body part factory in muqdisho?
I also heard iney jirto shirkad kosmetiga la isku qurxiyo muqdisho ku taal iyago isticmaalaya dhuuxa bila'aadenka

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7582
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
Re: Mujaahidiinta Cayr liberates D/mareb from murtaddiinta s
there is no ayr in ahlul sunnah wal sade.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Mujaahidiinta Cayr liberates D/mareb from murtaddiinta s
hutuking aka qaldaanking look me undercover al shabaabist. its not qabiil who chassed away khawaariji cowards al shabaaabul shayaadiin. its AHLU SUNNAH WALJAMAACA MUJAAHIDIIS who chassed away al shabaaab usama worshippers.
so mr al shabaab undercover magaca AHLU SUNNAH haku ciyaarin ee qabiil ha u saarin. tuug
so mr al shabaab undercover magaca AHLU SUNNAH haku ciyaarin ee qabiil ha u saarin. tuug

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Mujaahidiinta Cayr liberates D/mareb from murtaddiinta s
Dr.Dameer,
The warriors from ASWJ came from Guriceel( powerbase of mujaahidiinta ahku cayr wal hg) so this means the absolute power within that group lies in the hands of HG.
Dont believe what these ilkoyar tell u or what soomoow says.

- Garuun
- SomaliNetizen
- Posts: 615
- Joined: Thu Feb 26, 2009 5:44 pm
- Location: PanSoMali Liberation Movement: Sovereignty First.
Re: Mujaahidiinta Cayr liberates D/mareb from murtaddiinta s
is clasic dabar goyn tactic.just like Dhobley and parts in Gedo. they aim is not to capture and hold on those areas, but to gradually exterminate proxy somalia militia for Ethiopia and kenya..vert brutal indeed
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Mujaahidiinta Cayr liberates D/mareb from murtaddiinta s
Garuun wrote:is clasic dabar goyn tactic.just like Dhobley and parts in Gedo. they aim is not to capture and hold on those areas, but to gradually exterminate proxy somalia militia for Ethiopia and kenya..vert brutal indeed
Dude they tried for almost 3 years to capture dh/mareb.
But I do believe aswj is weaker than shabaab. They are good in defense.
This is the fourth time the khawaarij captured it.
Instead of being defensive, aswj should bring the war to shabaab in ceelbuur.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Mujaahidiinta Cayr liberates D/mareb from murtaddiinta s
qaldaan from hargeysa who play hawiye(shiica) look you can not fool people. dont putt in mujaahidiis in your dirty stupid qabiiil name.HutuKing01 wrote:Dr.Dameer,
The warriors from ASWJ came from Guriceel( powerbase of mujaahidiinta ahku cayr wal hg) so this means the absolute power within that group lies in the hands of HG.
Dont believe what these ilkoyar tell u or what soomoow says.
AHLU SUNNAH WALJAMAACA containes from DIR. to mareehaan to xawaadle to habargedir to madhibaan and all somalis. so mr qaldaan( koonfur waligeed dagaal haka socdo) listen. ITS CALLED AHLU SUNNAH WALJAMAACA if you dont wanna call their name then leave them along stupid al shabaab undercover. WARAA qaldaan play your character assasination whichs playing SHIICA AND hawiye. the reason you play shiiiica(hawiye) is inaad dhulka ku si jiidid qabiil aadan u dhalan ee aad sumacada ka sii dishid. iam 1000% yur from i aqoonsadaland nacas

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Mujaahidiinta Cayr liberates D/mareb from murtaddiinta s
Murtad hutu know that our dead are in jannah whilst the ahlu sunna wal mushriks are in naar 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Mujaahidiinta Cayr liberates D/mareb from murtaddiinta s
Murtad Grand al Ilkoyari, our deads will get double reward( fighting khawarij and get killed by them)while ur deads will be punished severely and cursed with great curse(inshallah).
Dr. Dameer, go dance for "amiir al mumineen" museveni.
Dr. Dameer, go dance for "amiir al mumineen" museveni.
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Mujaahidiinta Cayr liberates D/mareb from murtaddiinta s
ahku cayr wal hg

- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Mujaahidiinta Cayr liberates D/mareb from murtaddiinta s
Is this guy normal? So now Ahlu Sunnah deaths are "your" deaths when you say this about Ahlu Sunnada CaabudwaaqHutuKing01 wrote:Murtad Grand al Ilkoyari, our deads will get double reward( fighting khawarij and get killed by them)while ur deads will be punished severely and cursed with great curse(inshallah).
You are either one really phucked up qabyaaliiste who will go as far as play with religion for tribal purposes or you must the most confused individual on this forum as a lot of people noticed.HutuKing01 wrote:Ahlu Amxaar wal tigraay know nothing about religion yet they claim to be its scholars and wise men!
How can they be mujaahideen or the scholars of somali nation when their master is zenawi?
May Allah forgive me for supporting them
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Mujaahidiinta Cayr liberates D/mareb from murtaddiinta s
Munafiq voltage aka siyadist, yes I reject the ilkoyar within Aswj. They should be kicked out.
As for Cayr who are the leaders of aswj, I recognize them as mujahidiin.
Now phuck off, and go make hajj to SB's grave.
As for Cayr who are the leaders of aswj, I recognize them as mujahidiin.
Now phuck off, and go make hajj to SB's grave.
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Mujaahidiinta Cayr liberates D/mareb from murtaddiinta s
Munaafaq, murtad, this tribe in this movement is mujahiduun, this other tribe in that same movement are kaffir, etc. I am not making takfiir, but I really don't think you are Muslim. You don't seem like you have any iimaan. There is no way that a person who fears Allah (swt) and has iimaan can play with God's message that casually. You make a joke out of Islam.
Re: Mujaahidiinta Cayr liberates D/mareb from murtaddiinta s
I am not making takfiir, but I really don't think you are Muslim

Dameer. Take Hutu's advice and go make dawaaf around MSB's grave. Reality is not your thing.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 19 Views
-
Last post by 934
-
- 6 Replies
- 841 Views
-
Last post by original dervish
-
- 9 Replies
- 959 Views
-
Last post by Basra-
-
- 33 Replies
- 4360 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 29 Replies
- 122 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 31 Replies
- 1879 Views
-
Last post by Murax
-
- 12 Replies
- 1021 Views
-
Last post by udun
-
- 9 Replies
- 84 Views
-
Last post by Son_of_Somalia
-
- 5 Replies
- 660 Views
-
Last post by Turbulence