Mujahidiinta si xoog ugu wareegayn murtadiintaa TFG

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Mujahidiinta si xoog ugu wareegayn murtadiintaa TFG

Post by grandpakhalif »

Khasaara xoogan ayaa mas'uuliyiin katirsan DKMG ah kasoo gaartay weeraro istish-haadi ah oo goordhaw oo maanta ah Muqdisho lagula eegtay.


Idaacadda Islaamiga Andalus ee ku hadasha Afka Shabaabul Mujaahidiin ayaa goordhaw bilaawday in ay tebiso weerarka istish-haadiga ah ee lagu galay xarun ay wasiirro katirsan DKMG ah Muqdisho ka joogeen.

Warar hordhac ah waxay sheegayaan in goobta qaraxu ka dhacay ay deganaayeen ilaa 7 wasaaradood oo katirsan DKMG ah islamarkaana ay xarun u aheyd Jawaasiista DKMG ah halkaasi oo ay yiileen Feylasha dad badan oo ah Maxaabiis Muslimiin ah.

Tafaasiisha Dib ayaan kasoo qori doonaa

allahuakbar

Khasaaraha weerarkii loo geystay xarun ay dowladda KMG ku leedahay nawaaxiga KM4 oo sii kordhay iyo XSHM oo sheegatay.
07,Dulqacdah 1432,04,10,2011

Tirada dhimashada ee weerarka ayaa waxa uu marayaa ku dhawaad boqol qof sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan dowladda KMG ah halka cisbitaalada magaalada muqdisho la gaarsiiyay 150 qof oo ku dhaawacantay xarunta la weeraray oo ku dheggen guriga Harkaha iyo saamaha.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in weerarka loo adeegsaday gaari nooca xamuulka ah oo laga buuxiyay wax yaabaha qarxa kaasoo ay u suura gashay inuu beegsado goob xarunta gudaheeda ah oo ay ka dhacaysay xaflad lagu sagootinayay 150 qof oo loo qaadayay wadanka Sudan si ay usoo qaataan tababr la xiriira dhinaca Nabad sugidda.

Meesha la beegsaday waxaa deggan sided wasaaradood oo ka tirsan Xukuumadda KMG ah waxaana maanta ku sugnaa lix wasiir kuwaasoo aan lakala cadeyn Karin in ay ka badbaadeen weerarka iyo in kale.

Sidoo kale war saxaafadeed horudhac ah oo kasoo baxay xafiiska war faafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in mujaahidiintu ay ka dambeeyaan weerarkaasi naf hurnimada ahaa iyadoo la filayo in sii buuxda ay war usoo wada saaraan iyaga iyo dowladda KMG ah marka uu si rasmi ay usoo shaac boxo baaxadda khasaaraha iyo magacyada dadka ugu caansan ee halkaasi ku baxay.

allahuakabr!
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Mujahidiinta si xoog ugu wareegayn murtadiintaa TFG

Post by TheblueNwhite »

Did you shed a tear for your fellow innocent teenage muslims who were slaughtered today?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”