Students in Caabudwaaq protest against Xamar suicide attack

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Students in Caabudwaaq protest against Xamar suicide attack

Post by XimanJaale »

http://allahlusunna.com/?p=1156

http://kismaayo24.com/?p=17705



Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image
Wararka naga soogaaraya magaalada Caabudwaaq ee xarunta maamulka Ahlusunna Waljamaaca ayaa sheegaya in maantay lagu qabtay mudaharaad aad u balaaran oo lagu canbaareenayo qarixii ururka Khawaarijta Alshabaab ay la beegsadeen shacabka soomaaliyeed ee u badnaa arday aan waxba galabsan.

Mudaharaadkaan ayaa waxaa soo abaabulay ardayda gobalka Galgaduud oo magacooda loo yaqaano United of Galgaduud Student UGS Midowga Ardayda Galgaduud. Waxaana ka qayb qaatay maamulka ururka Ahlusunna Waljamaaca iyo maamulka degmada Caabudwaaq sidoo kale waxaa ka soo qayb galay ururada bulshada rayidka ah sida Ururka Habaynka, Odayaal dhaqameedka iyo ururka Dhalinyarada ee SYO Caabudwaaq.

Dhanka kale Ardayda U.G.S ayaa banaanbaxaan ku muujiyay musuqmaasuq ka dhacay deeqihii waxbarasho ee ay ku deeqday dawlada Turkiga oo aan la soo gaarsiin gobalka Galgaduud iyo deegaano kale oo loogu talagalay waxayna ugu baaqeen in ay si degdeg ah jawaab uga bixiyaan.

Waxaa mudaharaadkaas qudbado kala duwan ka soo jeediyay mamaulka Ahlusunna waljamaaca waxaana ka mid ahaa qudbadahaas gudoomiyaha degmada Caabudwaaq Shiikh Xassan Cabdi Calas (Xassan Caabudwaaq).
Every town in Somalia need to protest against Al-Shabaab :up: :som:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Students in Caabudwaaq protest against Xamar suicide att

Post by Coeus »

Mashallah

Is Caabudwaaq under the ASWJ adminstration?
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Students in Caabudwaaq protest against Xamar suicide att

Post by greenday »

Well done :up:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Students in Caabudwaaq protest against Xamar suicide att

Post by XimanJaale »

Coeus wrote:Mashallah

Is Caabudwaaq under the ASWJ adminstration?
Yeah. Caabudwaaq is under ASWJ. It is also the headquarter of ASWJ :up:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Students in Caabudwaaq protest against Xamar suicide att

Post by quark »

:up: fuck alshabab
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”