why so much politics?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- metamorphosis
- SomaliNet Super
- Posts: 6039
- Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
- Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?
why so much politics?
war ilaahay amarkiis. maxaa waaye meeshaan qof walba waa iska siyaasi. wax kalood kahadashaan maad waayseen? For fuck's sake, give this siyaasad shyt a break and talk about other spheres of life. Talk schools, sex, careers, community services, drugs, alcohol and the list goes on. I swear if yall punks keep talking about somaliland and puntland iyo meela jinni, gabdhaha meesha lesbian bay noqon shaydaan baa ii marqaati ehee! get a grip niggas. every faarax here thinks inuu siyaasi ah, balo inteed la eg. war sidii rag lagu ogaa u dhaqmo oo naagaha futadooda inteey la egtahaya iyo midaad foorarin lahayd ka sheekayste. siyaasad maadan gaarin weliyee.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7335
- Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm
Re: why so much politics?
metamorphosis wrote:war ilaahay amarkiis. maxaa waaye meeshaan qof walba waa iska siyaasi. wax kalood kahadashaan maad waayseen? For fuck's sake, give this siyaasad shyt a break and talk about other spheres of life. Talk schools, sex, careers, community services, drugs, alcohol and the list goes on. I swear if yall punks keep talking about somaliland and puntland iyo meela jinni, gabdhaha meesha lesbian bay noqon shaydaan baa ii marqaati ehee! get a grip niggas. every faarax here thinks inuu siyaasi ah, balo inteed la eg. war sidii rag lagu ogaa u dhaqmo oo naagaha futadooda inteey la egtahaya iyo midaad foorarin lahayd ka sheekayste. siyaasad maadan gaarin weliyee.
Waa arrin la yaab leh. Waxaay aniga ila tahay in sababta ugu weyn aay tahay taarikhdeena 50 sanno oo la soo dhaafay. Dad reer miyi ah markii degaankooda laga soo kaxeeyo oo la dejiyo balad waxaa wacan in loo sameeyo hawl/khibrad; dadka reer baadiyaha waxaan ahayn xoolo dhaqasho wax waliba oo noolosha ka mid ah waay ka fanaan; sida birtunka, farshaxanka, kaluumeeysiga. Dhab ahaantii ruuxa reer miyiga ma doonaayo inuu dhidido, dad kalena u shaqeeyo. Markuu xamar yimid, wuxuu u yimid Maandeeq (xorriyadii) oo curutay; shaqo dawladeed, xildhibaan, militari, boolis. Dadku waay yaraayeen oo shaqooyinka noocaasi ah waa la heli jirey. Kacankii barakeeysnaa markuu curtay, waxaa saldhig u ahaa culunta siyaasada; marx iyo engels mabaadiidooda cilmiga ku dhisan.
Dagaalkii aan xabashada la galnay kadib reer miyigii waxaay ka soo noqdee jiidaha hore ee dagaalka. Wax shaqo ma laha ileen soomaalidda shaqooyinka horumarka keena waay ka fanaane; waxaa intaasi dheer in dad badani aay gobolada ka yimaadeen oo aay noqdeen generaalo, wasiiro, xildhibaano iyo wax la mid ah.
Af minshaar, fadhi ku dirir iyo been been ku noolaasho ayaa bilaabatay.
Ruux waliba oo soomaali ah wuxuu is yiri bal maxaad u dhidida maadama aa heli kartid shaqo aan u baahaneyn xirfad; SIYAASad.
Gunaanadka;
1) Dad aan wax kale la soo barin
2) Taariikhdeena kooban
3) Maskax reer baadiye
4) Magaalo joog
Re: why so much politics?
Looool
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: why so much politics?
cause to speak somali politics doesnt need skills. inad qabilkaaga garato iyo qabilka ka so horjeeda si aad o fi'an. and depends your skills of faan and pick and choose whatever facts you think is facts!!
- metamorphosis
- SomaliNet Super
- Posts: 6039
- Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
- Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?
Re: why so much politics?
nice shyt bro.Lamgoodle wrote:metamorphosis wrote:war ilaahay amarkiis. maxaa waaye meeshaan qof walba waa iska siyaasi. wax kalood kahadashaan maad waayseen? For fuck's sake, give this siyaasad shyt a break and talk about other spheres of life. Talk schools, sex, careers, community services, drugs, alcohol and the list goes on. I swear if yall punks keep talking about somaliland and puntland iyo meela jinni, gabdhaha meesha lesbian bay noqon shaydaan baa ii marqaati ehee! get a grip niggas. every faarax here thinks inuu siyaasi ah, balo inteed la eg. war sidii rag lagu ogaa u dhaqmo oo naagaha futadooda inteey la egtahaya iyo midaad foorarin lahayd ka sheekayste. siyaasad maadan gaarin weliyee.
Waa arrin la yaab leh. Waxaay aniga ila tahay in sababta ugu weyn aay tahay taarikhdeena 50 sanno oo la soo dhaafay. Dad reer miyi ah markii degaankooda laga soo kaxeeyo oo la dejiyo balad waxaa wacan in loo sameeyo hawl/khibrad; dadka reer baadiyaha waxaan ahayn xoolo dhaqasho wax waliba oo noolosha ka mid ah waay ka fanaan; sida birtunka, farshaxanka, kaluumeeysiga. Dhab ahaantii ruuxa reer miyiga ma doonaayo inuu dhidido, dad kalena u shaqeeyo. Markuu xamar yimid, wuxuu u yimid Maandeeq (xorriyadii) oo curutay; shaqo dawladeed, xildhibaan, militari, boolis. Dadku waay yaraayeen oo shaqooyinka noocaasi ah waa la heli jirey. Kacankii barakeeysnaa markuu curtay, waxaa saldhig u ahaa culunta siyaasada; marx iyo engels mabaadiidooda cilmiga ku dhisan.
Dagaalkii aan xabashada la galnay kadib reer miyigii waxaay ka soo noqdee jiidaha hore ee dagaalka. Wax shaqo ma laha ileen soomaalidda shaqooyinka horumarka keena waay ka fanaane; waxaa intaasi dheer in dad badani aay gobolada ka yimaadeen oo aay noqdeen generaalo, wasiiro, xildhibaano iyo wax la mid ah.
Af minshaar, fadhi ku dirir iyo been been ku noolaasho ayaa bilaabatay.
Ruux waliba oo soomaali ah wuxuu is yiri bal maxaad u dhidida maadama aa heli kartid shaqo aan u baahaneyn xirfad; SIYAASad.
Gunaanadka;
1) Dad aan wax kale la soo barin
2) Taariikhdeena kooban
3) Maskax reer baadiye
4) Magaalo joog
- fatimazahra
- SomaliNetizen
- Posts: 693
- Joined: Thu Feb 24, 2011 2:57 am
- Location: United States of Somalia
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 77 Replies
- 7982 Views
-
Last post by Alphanumeric
-
- 9 Replies
- 1255 Views
-
Last post by waraabe251
-
- 14 Replies
- 1092 Views
-
Last post by surrender
-
- 21 Replies
- 1298 Views
-
Last post by ill-seed
-
- 2 Replies
- 546 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 4 Replies
- 599 Views
-
Last post by Musa26
-
- 2 Replies
- 556 Views
-
Last post by American-Suufi
-
- 5 Replies
- 597 Views
-
Last post by Fale
-
- 3 Replies
- 551 Views
-
Last post by Advocatar
-
- 1 Replies
- 1817 Views
-
Last post by labo22