Puntland oo Canbaareysey Booqashadii madaxweyne Siilaanyo uu kusoo gaarey magaalada Laascaanood
inShare0
Dowlada Puntland ayaa canbaareysey booqashadii uu madaxweynaha maamulka Somaliland shalay kusoo gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool , waxayna ku tilmaantay inay ahayd mid xadgudub ku ah Siyaasadda dowlada Puntland iyo rabitaanak shacabka ku nool magaalada Laascaano.
Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland ayaa lagu canbaareeyey Imaatinka madaxweyne Siilaanyo ee magaalada Laascano , waxaana lagu sheegay in faragelinta uu maamulka Somaliland ku hayo gobolada Sool iyo Sanaag oo ka tirsan dedgaanada Puntland ay tahay mid aan loo adkaysan karin.
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo shalay isaga iyo wefdi uu hogaaminayo ay magaalada Laascaano soo gaareen ayaa sidoo kale intii uu halkaas ku sugnaa booqday degaanaka Gambara oo ay ku sugan yihiin ciidamo Somaliland ka tirsan , islamarkaana qiyaastii 18km u jirta Jiidda hore ee ay ku sugan yihiin ciidamda daraawiishta Puntland.
Ugu danbayntii xukuumada Puntland ayaa ugu baaqday dowladaha iyo maamulada kale ee deriska la ah Puntland inay il gaar ah ku eegaan faragelinta uu maamulka Somaliland ku hayo deegaanada Puntland ,taas oo lagu tilmaamay inay tahay mid khal khal gelin karta nabada iyo xasiloonida gobolka.
Warkan kasoo baxay dowlada Puntland ayaa yimid ka gadaal markii uu shalay markii ugu horeysey magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool uu soo gaarey madaxweynaha maamulka la magac baxay Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) halkaas oo intii uu ku sugnaa uu si kooban ugula hadaly qaybaha kala duwan ee bulshada magaaladaasi ku dhaqan.
Mamuulka Budhudhuqland ooh oohin ku dhuftay
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Mamuulka Budhudhuqland ooh oohin ku dhuftay
Its not up to them anyway.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 918 Views
-
Last post by Sharmarke91
-
- 9 Replies
- 1439 Views
-
Last post by juzme123
-
- 8 Replies
- 790 Views
-
Last post by lasanodboi
-
- 13 Replies
- 743 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 3 Replies
- 620 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 4 Replies
- 465 Views
-
Last post by kambuli
-
- 8 Replies
- 673 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 0 Replies
- 350 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 1 Replies
- 458 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 1 Replies
- 175 Views
-
Last post by moshakis_nl