Madaxweyne Siilaanyo Oo Noqday Madaxweynihii Ugu Horeeyey Ee Gaadha Tuulada Xadka Ee Tuka-Raq, Khudbadna U Jeediyey Ciidamada Jiida Hore Ee Sool Iyo Dareemo Cabsi Leh Oo Gilgilay Garoowe ,
Madaxweyne Siilaanyo Oo Noqday Madaxweynihii Ugu Horeeyey Ee Gaadha Tuulada Xadka Ee Tuka-Raq, Khudbadna U Jeediyey Ciidamada Jiida Hore Ee Sool Iyo Dareemo Cabsi Leh Oo Gilgilay Garoowe
Waxa Mandaqadan Ku Badan Dadka Aan Somaliland Madax-Banaanideeda Jeclayn Ee Dibada Inagaga Soo Duulaya, Waxaan Ugu Baaqayaa Shacbiga Somiland Meel Ay Joogaanba Inay Meel Uga Soo Wada Jeestaan Qaranimada” Madaxweyne Siilaanyo
Tuulada Tuka-Raq
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Tuulada Tuka-Raq
Hargeysa, September 9, 2011 (Haatuf) - Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo waftigii uu hogaaminayey ee maalintii Jimcihii socdaalka ugu kicitimay gobolada Bariga ee Togdheer iyo Sool ayaa shalay subax ku waabariistay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaas oo soo dhaweyn balaadhan loogu samayeeyay, isla markaana kormeer hawleed ugu tagay Ciidanada qaranka ee difaaca kaga jira jiidda hore ee bariga Laascaanood
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Tuulada Tuka-Raq
Madaxweyne Siilaanyo ayaa noqday Madaxweynihii ugu horeeyey ee Somaliland ee gaadha xuduuda Bariga Somaliland, isla markaana khudbado dhiirigalin iyo bogaadin ah ugu jeediya Ciidamada Qaranka Somaliland ee Jiidaha hore ee Gambadha, Higlada iyo Tuka-raq fadhigoodu yahay.
Weftiga Madaxweynaha ayaa habeen hore u hoyday magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer kadib markii ay socdaalkooda ku soo mareen magaalada Oodweyne ee gobolka Daad-madheedh, hase yeeshee shalay subax ay uga jarmaadeen Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo ay gaadheen abaaro 7:00 subaxnimo, ayaa waxa ku soo dhaweeyey duleedka Laascaanood oo kaga hor yimid Wasiirka Warfaafinta Axmed Cabdi Xaabsade, Masuuliyiinta Gobolka Sool iyo boqolaal dadweyne ah oo lulayey calanka Somaliland iyo Caleemo qoyan, kuwaas oo markii dambe loo galbiyey Hotel Xambdi ee badhtamaha magaalada Laascaanood oo madaxweynuhu khudbad uga jeediyey Masuuliyiinta iyo Madaxdhaqameedyada Soo
Weftiga Madaxweynaha ayaa habeen hore u hoyday magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer kadib markii ay socdaalkooda ku soo mareen magaalada Oodweyne ee gobolka Daad-madheedh, hase yeeshee shalay subax ay uga jarmaadeen Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo ay gaadheen abaaro 7:00 subaxnimo, ayaa waxa ku soo dhaweeyey duleedka Laascaanood oo kaga hor yimid Wasiirka Warfaafinta Axmed Cabdi Xaabsade, Masuuliyiinta Gobolka Sool iyo boqolaal dadweyne ah oo lulayey calanka Somaliland iyo Caleemo qoyan, kuwaas oo markii dambe loo galbiyey Hotel Xambdi ee badhtamaha magaalada Laascaanood oo madaxweynuhu khudbad uga jeediyey Masuuliyiinta iyo Madaxdhaqameedyada Soo
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Tuulada Tuka-Raq
what is so funny?Babygirl- wrote:![]()
![]()
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 191 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 18 Replies
- 1739 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 8 Replies
- 1001 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 10 Replies
- 453 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 4 Replies
- 587 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 2 Replies
- 493 Views
-
Last post by aweys_gedoow
-
- 0 Replies
- 1482 Views
-
Last post by libaaxyare
-
- 3 Replies
- 1236 Views
-
Last post by GuleedWarsame
-
- 2 Replies
- 9605 Views
-
Last post by Faranacab