Page 1 of 1

WHAT IS IT SO MAJESTIC ABOUT BORAMA AND AWDAL???

Posted: Tue Oct 11, 2011 1:13 pm
by djibsomali
After the heavy delegation of university of mogadisho, university of bossaso, garowe, hargeisa who has taken their training in Amoud university it is now the turn of Hawiye, Darod, DIR, digiil&mirifleh clan elders that came to borama..
It is the first time ever that clan elders from the south came directly to borama (awdal)...
What is next??????????????????????????????????????????


Boorame(HWN) Maalinimadii shalay magaalada Boorama waxaa dib uga ambabaxay wafti balaadhan oo oday dhaqameedyo ka yimid koonfurta Soomaaliya oo dhanaa shan iyo toban xubnood.

 Oday dhaqameedyadan oo soo gaadhay magaalada Boorama habeenimadii ay soo galaysay salaasadu ayaa socdaalkooda waxaa ku wehelinayay saddex xubnood oo oday dhaqameedyo Somaliland ah kuwaas oo iyagu ka soo raacay magaalada Hargaysa si ay u keenaan magaalada Boorama oo ay ahayd markii ugu horeysay ee ay yimaadaan oday dhaqameedyo koonfurta soomaaliya ka yimid.
Oday dhaqameedyadan ayaa mar ala markii ay yimaadeenba Boorama waxa ay kulamo gooni gooniya la yeesheen oday dhaqameedyadii beelaha gadabuursi sida uu noo xaqiijiyay mid ka mid ah oday dhaqameedyadii ay la kulmeen, kulankoodan ayaa waxa uu xanbaarsanaa sidii beelahan halkan ku nooli ay ugu guulaysteen nabadaynta, walaalaynta beelaha ay la nool yihiin in ay ka siiyaan waaya aragnimadii ay guushaas ku gaadheen ayna maanta natiijadeedii hoos hadhsanayaan.
Ugu danbayn kulan balaadhan oo ay iskugu yimaadeen oday dhaqameedyadii ka socday koonfurta Somaaliya oo run ahaantii ahaa cududii koonfurta iyo oday dhaqameedyadii Gadabuursi ayaa kulan balaadhan galinkii hore ee shalay iskugu yimid hotel Maana ee magaalada Boorama , halkaas oo labada dhinacba hadalo nuxur leh ay is waydaarsadeen, tallo iyo tusaale waaya aragnimo badana laga siiyay qaabkii iyo habkii quruxda badnayd ee ay ku gaadheen nabada ay iminka ku naaloonayso guud ahaan Somaliland.
Isku soo duuboo, waftigii oday dhaqameedka Koonfurta ayaa isla shalay ka anbabaxay magaalada iyaga oo aan ilaa iminka la sheegin meelaha kale ee ay sii mari doonaan, waxaase uu ahaa booqashadii ugu horeysay ee noocanoo kale ah ee ay ku yimaadaan oday dhaqameedyo ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya raadinayayna bal in ay waaya aragnimo iyo tallo ka helaan bulshadan Alle ku manaystay Nabada iyo wada tashiga ee Gadabuursi.�
 
Wariye C/fitaax aam
Xafiiska HadhwanaagNews
Boorama

http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=47761

Re: WHAT IS IT SO MAJESTIC ABOUT BORAMA AND AWDAL???

Posted: Tue Oct 11, 2011 1:23 pm
by Voltage
:up: Gedabursi is a great Somali clan and Boorama one of the most beautiful cities in the country. :up:

Re: WHAT IS IT SO MAJESTIC ABOUT BORAMA AND AWDAL???

Posted: Tue Oct 11, 2011 4:33 pm
by Mondey
ma union ka ayaa laga hadlayay ?

Re: WHAT IS IT SO MAJESTIC ABOUT BORAMA AND AWDAL???

Posted: Tue Oct 11, 2011 5:01 pm
by UlteriorMotive
:up:

Viva Reer Borama. Awdal needs an appreciation thread for the somalinimo they have shown :som:

Re: WHAT IS IT SO MAJESTIC ABOUT BORAMA AND AWDAL???

Posted: Tue Oct 11, 2011 10:14 pm
by Lamagoodle
Everything about Awdal is excellent. :up: :up: :up: :up:

Re: WHAT IS IT SO MAJESTIC ABOUT BORAMA AND AWDAL???

Posted: Tue Oct 11, 2011 10:16 pm
by hargaysaay
girls girls girls

thats what is majestic about borama

Re: WHAT IS IT SO MAJESTIC ABOUT BORAMA AND AWDAL???

Posted: Tue Oct 11, 2011 10:18 pm
by Lamagoodle
I agree! I have a weak spot for Awdalite women but that is not all;

Awdalites; educated and good somalis.

Re: WHAT IS IT SO MAJESTIC ABOUT BORAMA AND AWDAL???

Posted: Wed Oct 12, 2011 12:18 am
by NewHargeisaGirl
:roll: :roll: