Page 1 of 1

Allsanaag Continue their Calacaal As Siilaanyo visits Sanaag

Posted: Tue Oct 11, 2011 1:55 pm
by The_Emperior5
Siilaanyo oo Maleeshiyaad Habarjeclo ahi ku ilaalinayan Xaafada Dayacan ee

Casharadan ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed(Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee

Maleeshiyaad kumaakun gaaraya oo ka soo jeeda Beesha Habar Jeclo ee ISAAQ ayaa caawa waxay ku ilaalinayaan gacan ku dhiiglihii Siilaanyo xaafada beesha Isaaqu ka degto Magaalada Ceerigaabo.

Maleeshiyaadn Habar jeclo ah ayaa gelinkii danbe oo maanta waxa ka soo daad guraynayey dhinaca galbeed ee magaalada Iska rogooyinkii dhagaxa ka guri jiray magaalada Ceerigaabo si ay ugu ilaaliyaan guri uu ku dhuumaalaysanayo oo ku yaala xaafada Dayacan ee magaalada Ceerigaabo

Shacabka magaalada Ceerigaabo gaar ahaan Bulshada degta inta badan Magaaladaas oo ka soo jeeda Beesha Harti ayaa aad waxay ugu xasuustaan Gacan ku dhiiglahan xiligii uu ahaa Gudoomiyihii SNM xasuuqii bani aadanimada ka baxsanaa oo uu u gaysan jiray reer guuraaga gobolka Sanaag gaar ahaan kuwooda safarka ah iyo xoolo raacatada aan hubaysnayn

Magaalada Ceerigaabo ayaa ahaa magaalo ay ku kala qaybsan yihiin shacabka degani oo ay u kala degan yahiin labo qaybood, dhinaca uu maanta joogo ama soo booqday Gacan ku dhiigluhu waa qaybta ay degto Beesha Isaaqu,isaga oo haba yaraatee Siilaanyo awood u yeelan doonin in uu soo booqdo inta badan magaalada Ceerigaabo oo ay degto Beesha Harti

Daandaasiga iyo awooda beent ah oo qaar ka mid ah Madaxda Jabhada SNM maalmahan danbe wadaan ayaa waxay kaga caraysiisay Bulshada ku nool dhamaan Gobolada ay Bulsho weynta Harti degto,iyada oo wixii amni xumo ah oo ka dhalata daandansigan ay qaadi doonaan Jabahada SNM.

Re: Allsanaag Continue their Calacaal As Siilaanyo visits Sa

Posted: Tue Oct 11, 2011 2:05 pm
by FBISOMALIA
what it said its fact , in west sanaag its consider isaaq homeland so of course they would protect their president even inside ceerigabo , same thing happen in sool under xabasdii protect

Re: Allsanaag Continue their Calacaal As Siilaanyo visits Sa

Posted: Tue Oct 11, 2011 2:11 pm
by The_Emperior5
FBISOMALIA wrote:what it said its fact , in west sanaag its consider isaaq homeland so of course they would protect their president even inside ceerigabo , same thing happen in sool under xabasdii protect

President Siilaanyo gave a speech at beerta xoriyada at the Middle point of Ceerigaabo with the whole city clapping for his arrival

Re: Allsanaag Continue their Calacaal As Siilaanyo visits Sa

Posted: Tue Oct 11, 2011 2:13 pm
by FBISOMALIA
The_Emperior5 wrote:

you mean SL part not all carigabo , just remember a month before PL visit carigabo :)

Re: Allsanaag Continue their Calacaal As Siilaanyo visits Sa

Posted: Tue Oct 11, 2011 2:17 pm
by The_Emperior5
FBISOMALIA wrote:
The_Emperior5 wrote:
FBISOMALIA wrote:what it said its fact , in west sanaag its consider isaaq homeland so of course they would protect their president even inside ceerigabo , same thing happen in sool under xabasdii protect

President Siilaanyo gave a speech at beerta xoriyada at the Middle point of Ceerigaabo with the whole city clapping for his arrival
you mean SL part not all carigabo , just remember a month before PL visit carigabo :)

Pl visit ceerigaabo do you have pics or a video

here is a video of Siilaanyo at beerta xoriyada ceerigaabo

[youtube]player_embedded&v=7dy_QK2h9Sw[/youtube]

Re: Allsanaag Continue their Calacaal As Siilaanyo visits Sa

Posted: Tue Oct 11, 2011 3:58 pm
by FBISOMALIA
The_Emperior5 wrote:
Pl visit ceerigaabo do you have pics or a video

here is a video of Siilaanyo at beerta xoriyada ceerigaabo

[youtube]player_embedded&v=7dy_QK2h9Sw[/youtube]

qarannews sl says sxb :ugeek:

Re: Allsanaag Continue their Calacaal As Siilaanyo visits Sa

Posted: Tue Oct 11, 2011 3:59 pm
by The_Emperior5
and does qarannews have pictures or video's
i can write on a website today Somaliland army is in Bosaaso but that doesn't make it true

Re: Allsanaag Continue their Calacaal As Siilaanyo visits Sa

Posted: Tue Oct 11, 2011 4:06 pm
by FBISOMALIA
The_Emperior5 wrote:and does qarannews have pictures or video's
i can write on a website today Somaliland army is in Bosaaso but that doesn't make it true
same goes to sl websites news when they said SL visit bari sanaag iyo south sool with out picture ...!!!

relax sxb i said qarannews Sl said that :ugeek:

Re: Allsanaag Continue their Calacaal As Siilaanyo visits Sa

Posted: Tue Oct 11, 2011 4:23 pm
by The_Emperior5
we always post pictures and videos man always never ever we post news with out pictures or a wareysi

Re: Allsanaag Continue their Calacaal As Siilaanyo visits Sa

Posted: Tue Oct 11, 2011 4:45 pm
by FBISOMALIA
The_Emperior5 wrote:we always post pictures and videos man always never ever we post news with out pictures or a wareysi
are you sure sxb cause their are thousands of topics says SL went there without pic iyo video ...!!!