Page 1 of 1

Xasan Khalaf Dalal , SIlsiladii Gubba

Posted: Thu Oct 13, 2011 4:33 am
by Faarax-Caytame
Silsiladii Gubba ( The Real Gubba) ee Ogaadeen dhexdiisa aheyd, Khaasatan Reer Ugaas Magan dhexdiisa.
Waa gabay uu Xasan-Bidde Khalaf Dalal kula dardaarmayo wiil uu adeer u ahaa oo la odhan jirey Nuur Cilmi Faarax Dalal (Cilmi-Derri).
Dhageysi wacan gabaygan, iyadii oo dhameystiran mar baa la idiin soo gudbin dooonaaa.