2 Bah Xawaadle killed in Xeeraale- Dir VS Bah Xawaadle

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

2 Bah Xawaadle killed in Xeeraale- Dir VS Bah Xawaadle

Post by XimanJaale »

Bah Xawaadle (excluding Reer Ugaas Sharmarke) and Dir are once again feuding in Xeeraale.

1 Reer Siyaad and 1 Reer Warsame got killed in Xeerale district by mobs of Dir. There is tension in Xeraale war can erupt any minute.
Wararka naga soo garaya Magalada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud aya tibaxaya in Manta labo qof lagu dilay Tuulada Bisaqa ee hoos tagta Dagmada Xeraaale.

Raga la dilaay ayaa waxaay ahayeen Duxul leey waxaayna ka soo jeedan deeganka Bangeele ee isla Gobolka Galgaduud.

Maydka labada qof ayaa waxaa gor dhawayd la kenay Magalada cabudwaaq halkaas oo lagu asi doono.

Lama oga sababta rasmiga ah ee ka danbeysay Dilka labadaas nin balse waxaa la filaya in ay daba socoto Dilal badan oo horay ugu dhacay deeganadaas.
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: 2 Bah Xawaadle killed in Xeeraale- Dir VS Bah Xawaadle

Post by Rabshoole »

I thought Xeraale issues was a closed chapter, and resolved matters, we all know how that last incident end before, hopefully these matters can be nipped in the bud before it gets out of hand like last time.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”