Page 1 of 1
Dhakhaatiir ka socota Yemen oo soo gaaray magaalada Boosaaso
Posted: Fri Oct 14, 2011 9:50 pm
by FBISOMALIA
Boosaaso: (pp)- Dhakhatiir ka soo kicitantay dalka Yemen ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyey Garoonka diyaaraha ee magaalada Boosaaso ee Benderqasim Internotinal Airport, halkaasi oo ay Saxaadada ugaga warbixiyeen socdaalkooda ku aadan deegaanada Puntland.
Dhakhatiirtan ayaa sheegay inay howlo samafal oo dhanka Caafimaadka ah ay ka fulinayaan guddaha Magaalada boosaaso ee Xarrunta gobolka bari, iyadoo shaqadoodu ay ugu bilaabanayso maalinka beri ah oo sabti ku beegan.
Dhakhaatiirta ayaa intaas ku daray inay wax ka qabanayaan arrimo badan oo iminka ay aad ugu baahan yihiin dadka shacabka ah ee magaalada ku nool, sida qaliinada Indhaha, Sanka, iyo meelaha kale ee ka tirsan xubnaha.
Dhakhatiirtan ayaa ka kooban Sadex dhakhtar , kuwaas oo ay u diyaargaroobeen dad badan oo reer boosaaso ah , kuwaas oo sii goostay Kaararka Caafimaadka ee lagu daweynayo.
Puntland ayaa wayadan dame waxaa ka soconayey arrimaha samafalka cafimaadka ee gacanta ka gaysanayaan wadamo ay ka mid yihiin Turkiga oo marar badan soo gaaray Puntland , kana sameeyey magaalooyinka waaweyn ee Puntland Qaliimo iyo daaweyn kala duwan, waxaa kale soo gaaray Puntland Takhaatiir ka socotay dalka Kenya & Ingiriiska, kuwaas oo 2 asbuuc ku sugnaa magaalada garoowe, iyadoo maantana ay soo gareen magaareen magaalada Boosaaso 3 takhtar oo u dhashay dalka Yemen , kuwaas ka shaqo gelaya magaalada boosaaso maalinka beri ah.
Dadka reer Puntland ayaa aad ugu faraxsan Talaabada ay Puntland ku helayso taageerida dhanka Caafimaadka oo lagu amaanay inay dadaal dheeri ah u galeen masuuliyiinta Puntland , kuwaas oo ku guulaystay inay aduunka ama wadamada deriska ah u bandhigaan baahida Puntland ay u qabto horrumarka deegaanada ay ka taliso.
Re: Dhakhaatiir ka socota Yemen oo soo gaaray magaalada Boos
Posted: Fri Oct 14, 2011 9:53 pm
by FBISOMALIA
again we prove that we are the best

Re: Dhakhaatiir ka socota Yemen oo soo gaaray magaalada Boos
Posted: Fri Oct 14, 2011 10:04 pm
by metamorphosis
Yemenis could use health iyo caafimaad themselves. THe fuck you talking about? Horta somalida markay ajnabi wadanka soo galaan, maxay sidii malaaig u amaanaan? So what if dhaga cas dhakhaatiir came to Somalia. What about the Somali doctors who have always tried to provide a service for their in people regarding health care issues? I've never seen them being extolled! Now an outsider comes in, al the sudden they are the 'messiah'? Typical uneducated Somali.
Re: Dhakhaatiir ka socota Yemen oo soo gaaray magaalada Boos
Posted: Fri Oct 14, 2011 10:10 pm
by FBISOMALIA
metamorphosis wrote:Yemenis could use health iyo caafimaad themselves. THe fuck you talking about? Horta somalida markay ajnabi wadanka soo galaan, maxay sidii malaaig u amaanaan? So what if dhaga cas dhakhaatiir came to Somalia. What about the Somali doctors who have always tried to provide a service for their in people regarding health care issues? I've never seen them being extolled! Now an outsider comes in, al the sudden they are the 'messiah'? Typical uneducated Somali.
horty relax , second thing their is somali doctors works in PL hospitals in the 7 gobol we are proud of them but still they are not at international level , those visitors are specialist in fields that not available in PL doctors thats why ministry of health asked them to visit PL
plus all that the treats are free cause PL is paying for its citizens so next time dont jump very fast , thing then talk
Re: Dhakhaatiir ka socota Yemen oo soo gaaray magaalada Boos
Posted: Fri Oct 14, 2011 10:18 pm
by metamorphosis
maxaa think ah. maxaa ma cancer iyo AIDS bay dad ka daawaynayaan? Either there weren't any qualified doctors in puntland to begin with, and if you say that then its begs the question 'who and how were people treated?' or else they did have the qualifications in the field as well as as its sub divisions(i.e dentists and so on). and in that case a credit must be given. dadkaada credit sii for they have been doing the job before these yemenis or any other anjnabis came in the place.
Re: Dhakhaatiir ka socota Yemen oo soo gaaray magaalada Boos
Posted: Fri Oct 14, 2011 10:22 pm
by FBISOMALIA
metamorphosis wrote:maxaa think ah. maxaa ma cancer iyo AIDS bay dad ka daawaynayaan? Either there weren't any qualified doctors in puntland to begin with, and if you say that then its begs the question 'who and how were people treated?' or else they did have the qualifications in the field as well as as its sub divisions(i.e dentists and so on). and in that case a credit must be given. dadkaada credit sii for they have been doing the job before these yemenis or any other anjnabis came in the place.
again relax im saying those are specialist in some fields we need it , after few days they will go back to their country
Re: Dhakhaatiir ka socota Yemen oo soo gaaray magaalada Boos
Posted: Fri Oct 14, 2011 10:25 pm
by metamorphosis
I'm relaxed son. In that case I suggest that your government spend the money these dhagac cases' provisional visit to train your doctors who'll obviously remain in the country permanently.
Re: Dhakhaatiir ka socota Yemen oo soo gaaray magaalada Boos
Posted: Fri Oct 14, 2011 10:28 pm
by damu
dude these yemenis are specialists in eye and nose surgery and their help is much appriciated

Re: Dhakhaatiir ka socota Yemen oo soo gaaray magaalada Boos
Posted: Fri Oct 14, 2011 10:29 pm
by metamorphosis
damu wrote:dude these yemenis are specialists in eye and nose surgery and their help is much appriciated

naayaa adiga expert ku noqo meesha edabtaa kuugu yaree.
Re: Dhakhaatiir ka socota Yemen oo soo gaaray magaalada Boos
Posted: Fri Oct 14, 2011 10:31 pm
by damu
metamorphosis wrote:damu wrote:dude these yemenis are specialists in eye and nose surgery and their help is much appriciated

naayaa adiga expert ku noqo meesha edabtaa kuugu yaree.
who you calling nayaa you homeless fuck..these yemeni are more welcome in bosaso than you will ever be

Re: Dhakhaatiir ka socota Yemen oo soo gaaray magaalada Boos
Posted: Fri Oct 14, 2011 10:31 pm
by FBISOMALIA
metamorphosis wrote:I'm relaxed son. In that case I suggest that your government spend the money these dhagac cases' provisional visit to train your doctors who'll obviously remain in the country permanently.
training its just the second Reason that PL asking best doctors to visit PL not to mention treat the citizen for free
metamorphosis wrote:damu wrote:dude these yemenis are specialists in eye and nose surgery and their help is much appriciated

naayaa adiga expert ku noqo meesha edabtaa kuugu yaree.
relax damu is guy not a girl

Re: Dhakhaatiir ka socota Yemen oo soo gaaray magaalada Boos
Posted: Fri Oct 14, 2011 10:32 pm
by FBISOMALIA
damu respect our elder somali he has the right to talk about PL cause he care for his PPL in PL

Re: Dhakhaatiir ka socota Yemen oo soo gaaray magaalada Boos
Posted: Fri Oct 14, 2011 10:35 pm
by metamorphosis
damu waa nin aa? waa maxay raga magacyada suspect ah la baxayo? If they were there for training purpose, then I got nothing against them. All I am saying laba qof ooy dhaga cas daawayso waxaa kaaga fiican boqolaal dhakhaatir oo dalka ku nool because they can make a change on a larger scale.
Re: Dhakhaatiir ka socota Yemen oo soo gaaray magaalada Boos
Posted: Fri Oct 14, 2011 10:37 pm
by FBISOMALIA
metamorphosis wrote:damu waa nin aa? waa maxay raga magacyada suspect ah la baxayo? If they were there for training purpose, then I got nothing against them. All I am saying laba qof ooy dhaga cas daawayso waxaa kaaga fiican boqolaal dhakhaatir oo dalka ku nool because they can make a change on a larger scale.
for sure bro we hope our somali doctor learn one or two from them , about damu yeah he is guy and name its cool in our days
