Jacbur vs Lion's Cantarabaqash!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Jacbur vs Lion's Cantarabaqash!

Post by kambuli »

Lion,

Waxa aan ka yaabay kolkaad tidhi" Ma fahmin waxa aad soo qortey".

Labadeena midna gabayga ma yaqaan. Anna waxa aan qorey waa jacbur, adna waa canatarbaqash.

Marka su'aashaydu waxay tahay; How did you expect people to understand your Canatarabaqash;

Madaxa iyo Mindhicirga Malax ha idinka gashee
Maxaa idinku Mashquuliyay qabyaalad iyo waxaa macno leheen.
Majerteen iyo Mareexaan waa isku Muqaal ee, Maxaa Murugtan idin galiyay
Malikul quduuskaan ku dhaartee, Miisaanka aakhira baan idin sugi.
Muslim iska dhigee kuwa soo koraya wax fiican u Muujiya.
Meeshan Majaajilo baan unimiyee, eed Maad ka joogtaan Marqaankan.
Macluumta baad baratiin ood wadiinkana Maamulatiin. Mareykan weligii
Lama joogi, maa baraarugtiin.
Maalin baan Alle ka baryi inuu Miirka nagu soo celiyo sidaan
Muqdisho ugu laabano.


If you can't understand my jacbur?

Lionow I dhegeyso,
Luuqaddaadii garan waayey,
Liqi waayey warkaaga.

Waddankeygu luulkiyo,
Lacagtaa adduunyada,
Wuu igala weynayahay,

Laabteyduu ku yaalaa,
Laylkii habeenkii,
Luguuyada dul taala,
Kama ledo walaahiye,

Laydh caafimaad iyo,
Ladnaan inuu ku waaraan,
Ladiifka uga tuugee,
Language-kaaga Ilaali!!!




Have a good day
User avatar
LionHeart-112
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17794
Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
Location: Not yet determined

Post by LionHeart-112 »

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

I said i didn't understand your first poem, what makes u think i'm gonna understand this one..man i just love you. Laughing
User avatar
Basra-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 49034
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: Somewhere far, far, far away from you forumers.

Post by Basra- »

kambuli


what is your qabil??? Rolling Eyes
User avatar
LionHeart-112
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17794
Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
Location: Not yet determined

Post by LionHeart-112 »

Probably tuni or madhibaan..u know how they are gifted with words!
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Lion,

lol@is dhaafiska iyo is maahmaahinta.

Waxooga degdeg ah ayaa kugu jira. Calm down man.

Waa uun intii hore, ee mid cusub maaha. Kana jawaab su'aashayda ha is dhaafine. Waan kuugu celinayaa;

If you said I can't understand the poem( Jacbur) I wrote.

What made you think that people will understand your poem(Canatarbaqash) Question Question Question Question
User avatar
Basra-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 49034
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: Somewhere far, far, far away from you forumers.

Post by Basra- »

Kambuli


I dont have an answer yet??? OR are u busy watching homer simson?? Rolling Eyes
User avatar
LionHeart-112
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17794
Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
Location: Not yet determined

Post by LionHeart-112 »

ok ok..i will read it later..now i gotta get in line for something..peace
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Basra,

I thought that was your homework!
User avatar
Basra-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 49034
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: Somewhere far, far, far away from you forumers.

Post by Basra- »

Rolling Eyes Rolling Eyes I am bored.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Post by gobdoon »

What do you want to do,would you like to snog.
User avatar
Basra-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 49034
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: Somewhere far, far, far away from you forumers.

Post by Basra- »

Yes i would like to sob! Rolling Eyes
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Post by Dhaga Bacayl »

Go play JABADAAN in the back yard if you’re that bored…oh I forget you can’t jump, my bad!
User avatar
LionHeart-112
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17794
Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
Location: Not yet determined

Post by LionHeart-112 »

Kambuli---Ok, after 10 minutes of reading and rereading the crap u wrote, i understood one thing: my somalia sux...Isn't that what you wanted to tell me??lol.. Laughing
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Lion,

I would not call what I wrote a xxxx. I prefer it to be JACBUR. A little bit better than yours.

Thanks, you are nin RAG ah to admit that your so called poem was cantrabaqash! up
Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Post by Ureysoo »

*ciyaal suuq* gabay…..waxaa dhigtay *ureysoo* > gabar abwaan ah… Very Happy

naa xaawo xaraad badaane
xalaada xun aa ku jirtid miya ka xaruneeysid
lacagta dhan xawalada ba ka xareysatay
xoolo xan iyo xin badan ba noqotay
shaxarinmo ba xalad ku noqotey, xaajiga kuriga kugu xareystay
xaq dhuur ahan kugu dhaqdey
dhinac ba ka jibisayo jareerta aa ka racday
odeyga miskinkaa xandulee
xaraanta ka dhoorey
xasoosta ba qalbiga kaa xanoonjiso ayaanti uu iis xil saray
xub been ah isku xirey
xalaalta baa nacday
xaraanta baa racday
xusul baruur yahey axwaliga xujad ahaan baa ka dhigtay
xareeda xubnahaaga ka so dhalaalayo aa ku dhimanyey xaarto yahey
ana maanta kula xisabtamayo xasanat aa subisay walee iska yar
xaquudnimada waa dabeecad aa iis bartay, baloo yahey aa igu hunqaacin

gabar yahey wax qali ah si rakhiis luguma gado
sidaa aad uu dhaqmanosid ba ka qalbi xumahay
qof baliiliqmo uu noqotay xirfad
wa qof qiimo la’aan ku nool uu akhyarta qabta qasab diinta ku so ciliyaya
naagta uu marqanto qalab culus in aa lugu dilo >*weapon of mass destruction* ceeb kuma jirto
faqiir mutakabir ah qiyaamo quul madow ba lugu gubaa

*allah kibirka wa lala kufaa taa ha la ugado*……….

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”