Beesha Arap and Ogaden clash in Dacawaley-Dhagaxbuur

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
HaragWafi85
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1838
Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
Location: Somaliland.

Beesha Arap and Ogaden clash in Dacawaley-Dhagaxbuur

Post by HaragWafi85 »

AHUN.


Dagaal Shalay Gudaha Itoobiya Ku Dhex Maray Geeljire Ka Soo Kala Jeeda Beesha Ogaadeen Iyo Beel Reer Somaliland Oo Gaystay Khasaare Dhimasho Oo Labada Dhinac Ah.

Dacawaley (Ramaas) Oct 17,2011 – Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay dagaal maalintii labaad ka socda deegaanka Dacawaley oo ka tirsan kililka shanaad ee Itoobiya.

Dagaalkan ayaa u dhaxeeya Geelay ka soo kala jeeda beelaha Ogaadeen iyo Arab, kuwaas oo deegaankaasi wada dega, isla markaana xoolahoodu isku meel wada daaqaan, waxaana la sheegay in dagaalku shalay si kedis ah uga qarxay deegaanka Dacawalay oo ah gudaha Kililka Soomalida Itoobiya.

Dagaalkan shalay bilaabmay oo ay ku dhinteen afar qof oo ka soo jeeda Beesha Ogaadeen iyo hal qof oo beesha Arab ah, ayaa sidoo kale maanta galinkii dambe markii uu soo laba kacleeyay waxa uu sababey khasaare dhimasho iyo dhaawac ah, iyada oo wararka halkaasi ka imanayaa sheegayaan in labada dhinac si aada u hubaysan yihiin.

Dagaalkan oo aan ahayn kii ugu horeeyay, balse ay hore u dhaceen dagaalo kale oo door ahi, ayaa waxa aan illaa hadda soo kala dhex galin dawlada Kililka Soomalida Itoobiya oo gudaha deegaankeeda lagu dagaalamayo.

Dagaalka oo aan ilaa hadda si rasmi ah loo ogeyn waxa sababey ayaa loo malaynayaa inuu ka dhashay damac ka yimid geelay Ogaadeen ah oo weerar ku soo qaaday geel beesha kale halkaas u joogay, iyaga oo doonayey inay qaadaan, balse qolada kale oo iyaguna hubaysnaa ayaa wakhtigaa difaacay geelooda, Dagaalka ayaa la sheegay inuu istaagay, balse ilaa hadda ay labada ciidan ee geelayda ahi ay is-hor-fadhiyaan.



Ramaasnews Desk
User avatar
Corruption1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1297
Joined: Fri Mar 04, 2011 8:30 pm
Location: London

Re: Beesha Arap and Ogaden clash in Dacawaley-Dhagaxbuur

Post by Corruption1 »

Respect to beesha Arap, true warriors of the Hawd holding it down as ever :up: :up: :up: :up: :up:
User avatar
guhad122
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4958
Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!

Re: Beesha Arap and Ogaden clash in Dacawaley-Dhagaxbuur

Post by guhad122 »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Caqli iidoor wakaas...Instead of saying dadka Masaakiinta Ilaaheey hakala qaboojiyo ayuu ku leeyahay warrior...
Sub sub sub section of Dalal Guuleed is what I think is involved here....
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Beesha Arap and Ogaden clash in Dacawaley-Dhagaxbuur

Post by Dhaga Bacayl »

Dagaal ninbaa ku dhintee kuma dhasho.....

They share the land, dhaqan and everything in between....ILAHAY hakal qaboojiyo.
User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: Beesha Arap and Ogaden clash in Dacawaley-Dhagaxbuur

Post by metamorphosis »

:up:
Dhaga Bacayl wrote:Dagaal ninbaa ku dhintee kuma dhasho.....

They share the land, dhaqan and everything in between....ILAHAY hakal qaboojiyo.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Beesha Arap and Ogaden clash in Dacawaley-Dhagaxbuur

Post by The_Patriot »

So Arap is fighting the entire Ogaden from Ogadenia all the way to NFD cajiib iyo nuus :lol:
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Beesha Arap and Ogaden clash in Dacawaley-Dhagaxbuur

Post by Advo »

Dhaga Bacayl wrote:Dagaal ninbaa ku dhintee kuma dhasho.....

They share the land, dhaqan and everything in between....ILAHAY hakal qaboojiyo.
:up:
User avatar
Corruption1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1297
Joined: Fri Mar 04, 2011 8:30 pm
Location: London

Re: Beesha Arap and Ogaden clash in Dacawaley-Dhagaxbuur

Post by Corruption1 »

they came to steal camel but instead all 7 of them were shot on the spot. Anigu i have no sympathy for tuugs who try and take peoples possesions, laakin ilaahay ha u qaboojiyo to the inoccent people who will be effected by this.
User avatar
BankiiTuuyo
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 838
Joined: Sat Jul 18, 2009 1:08 pm
Location: DADKA ku beerlaxawsanaya somalia wa la gumeysanaya who cares soo maydaan burburin !

Re: Beesha Arap and Ogaden clash in Dacawaley-Dhagaxbuur

Post by BankiiTuuyo »

guhad122 wrote::lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Caqli iidoor wakaas...Instead of saying dadka Masaakiinta Ilaaheey hakala qaboojiyo ayuu ku leeyahay warrior...
Sub sub sub section of Dalal Guuleed is what I think is involved here....
:?: speaking of peace eh? :?
nigga tell your dumb thieves to stop stealing camels first and peace will resume. Wtf does it take to drag these ppl into the 21st century anyways? :lol:
User avatar
Shift
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1740
Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin

Re: Beesha Arap and Ogaden clash in Dacawaley-Dhagaxbuur

Post by Shift »

All of the 57 criminals from waqooyi have been arrested,their cars and wopeans confiscated case closed.

57 nin oo hubaysan iyo 6 baabuur oo ay wateen oo gacanta lagu dhigay kadib markii ay waxyeeleeyeen shacabka yoocaale.
Wednesday, 19 October 2011 11:07 .Jig-jiga (Cakaaranews) Degmada Yoocaale oo kamida shan iyo tobankii degmo ee dhawaan la ansixiyay ayaa sidaan horay ulasoconay waxaa mararka qaar dhici jirtay in ay shacabka yoocaale iyo beelaha ay walaalaha yihiin ee ay dariska yihiin ay mararka qaar dhexmarijireen iskudhacyo kadhex aloosma dadka dariska ah iyadoo sida ugu dhakhsaha badan uguna wanaaga badan loo xalinjiray.

Haddaba Maalinkahor ayaa waxaa si ulakaca shacabka ree yoocaale ugusoo duulay dad lasoo abaabulay islamarkaana hubaysan watayna baabuur hub iyo raashin isugu jira waxayna toos usoo aadeen degmada yoocaale iyagoo kaweecday goobihii ay ciidamada deegaanka ee liyuu boolisku daganaayeen ayaa waxa ay rasaas kufureen shacab xoolo dhaqato ah oo geeloodii iyo adhigoodii lajooga halkaasna waxay kudileen 7 nin oo kamida shacabkii halkaas kusugnaa.

Kadib markii ay falkaas gaysteen ayaa waxay sidii ugu dhakhsaha badnayd isugu dayeen inay wadanka ka baxaan balse nasiib wanaag Halyayada Geesiyiinta ah ee liyuu booliska oo markiiba ka war helay sidii ay wax u dheceen islamarkaana xog ogaal u ahaa xaaladaha noocan oo kale ah ayaa markiiba go'aan adag ku qaatay inay ugaga hormaraan xuduuda dhinicii ay kasoo galeen iyagoo iskaashanaya ciidamada qaranka ayayna gacanta ku dhigeen 6 gaadhi oo hub iyo raashin ah iyo 57 nin oo hubaysan.

Haddaba iyadoo wakhtixaadirkan gacanta lagu hayo lixdaa gaadhi iyo 57 daa nin ee hubaysnaa falkaas argagixisanimada ahna gaystay ayaa waxa ay xukuumadu wadaa baadhitaan adag si loo ogaado loogana go'aan qaato cidii ka danbaysay falkan iyo ujeedada ay kalahaayeen sidoo kalana danbiilayaashan ayaa dhamaantood ay baabuurtoodu

yihiin baabuurta somaliland ama ay kuxidhanyihiin taarikada somaliland islamarkaana budhcadkan ayaa ah dambiilayaal guud ahaan wadanka itoobiya dambi ka galay waxaana sida ugu dhakhsaha badan loohorkeenayaa Maxkamada si loomariyo sharciga deegaanka iyo wadanka uyaala iyadoo ay halkaas kala kulmi doonaan wixii waajibaadkooda ah.

www.cakaaranews.com
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Beesha Arap and Ogaden clash in Dacawaley-Dhagaxbuur

Post by The_Patriot »

I hope this criminals are sentenced to life imprisonment in Jail Ogaden for robbery with violence.
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Beesha Arap and Ogaden clash in Dacawaley-Dhagaxbuur

Post by Cumar-Labasuul »

that's the thing with somali websites yaan dhegeysana ma ramaas news mise cakaara news?
User avatar
HaragWafi85
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1838
Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
Location: Somaliland.

Re: Beesha Arap and Ogaden clash in Dacawaley-Dhagaxbuur

Post by HaragWafi85 »

Whether Ogadens try to bring Liyuu police or ONLF the land belongs to Arap so does the camels.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”