
Rag wa Ragii hore, hadalna wa intu yidhi.
Guulwade wa Siyaad, Abihii Qowmada Somaliyeed.
Xisbii wa SRC, Hantiwadagii umada Somaliyeed.
Xornimo wa July 1960kii, Talona wa 21kii Octoobar ee 1969kii.
Geysnimo wa Siyaad, Xukuna wa Kacaankii.
Wadana wa Somalia, Dawladiina wa Somali Revolutionary Council.
Madaxweyne wa Major General President Muhammad Siyaad Barre,
Calana wa ka bluuga ah, ee xidigta cad dhexda ku leh, luqadna wa Somali.
Waxan ka dhashtay ragii dhulka hantiiyey, sida nimankii Ahmed Gurey, Darwiish iyo Kacaankii 21kii Octoobar.
Allow uu naxariiso Madaxweyne Muhammad Siyaad Barre iyo ragii dacada aha ee Dawladii Kacaanka !
























Mogadishu, Somalia During Dawladii Kacaanka.





Hergaysa, Somalia During Dawladii Kacaanka.


Somali Airlines, Commercial Airliner Dawladii Kacaanka



Somali Airforce, Dawladii Kacaanka


Here is Ibrahim Meygag Samatar (April 1981): Serving under Dawladii Siyaad Barre ee Kacaankii 21kii Octoobar. Siilaanyo was part of it too.




Happy 21 Octoobar, Countrymen. Add your Tributes !!
