Maxamed Cabdi Xaashi On Why SSC State Was Created !!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super
- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Maxamed Cabdi Xaashi On Why SSC State Was Created !!
Maxay ka dhalatay SSC
Mudane Maxamed Cabdi Xaashi ayaa cadeeyey in markii Puntland ay hanan kari weyday dadkii ay masuulka ka ahayd ee ku noolaa 5 gobol oo kala ahaa Sool, Sanaag, Nugaal, Bari iyo Mudug ay soo baxday baahi ah in gobol waliba tashado sidaasna ku timid maamulka SSC.
“Maxaa SSC dhalay.. Markii Xamar wax loogu noqdo ay muuqan weyday xagga waqooyina [Somaliland] ay yiraahdeen Soomaali ma nihin aya waxaa rajo weyn lagu qabay in Puntland ay xabaasha ka soo qufi doonto Soomaalida. Laakiin maxay Puntland noqotay?” ayuu isweydiiyey Madaxweyne ku xigeenkii ugu horeeyey ee Puntland.
“Madaxdii Puntland iyo maskaxdii laga filayey waxay dhaafi weyday in dawlad goboleedkii shantaa gobol ahayd inay kadhigto Gaalkacyo iyo Garowe kaliya, halkaa yaa maskaxdeeda iyo caqligeeda iyo raggii u madaxda ahaa dhaafi waayey!” ayuu yiri Maxamed Cabdi Xaashi.
“Xamaroo wax kasoo bixi waayeen iyo shirarkiilagu qabtay, Somaliland oo tiri waanu goosanay iyo Puntland oo maskaxdeeda iyo caqligeeda Garowe iyo Gaalkacyo dhaafi waayeen ayaa horta dhalay SSC, Halkaasay ka timid” ayuu sii raaciyey isagoo si weyn loogu sacab tumay.

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Maxamed Cabdi Xaashi On Why SSC State Was Created !!
my lovely chick your darac was xaaaaaaaaaax in SSC party 

- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super
- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Re: Maxamed Cabdi Xaashi On Why SSC State Was Created !!
FBISOMALIA wrote:my lovely chick your darac was xaaaaaaaaaax in SSC party

Mudane Maxamed Abdi Hashi has said it all.

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Maxamed Cabdi Xaashi On Why SSC State Was Created !!
SSC its joke only we remember it in party time like yesterday with sexy diraac bang bangKnight of Wisdom wrote:FBISOMALIA wrote:my lovely chick your darac was xaaaaaaaaaax in SSC party![]()
![]()
, Is that the best you can do to dissing me?
Mudane Maxamed Abdi Hashi has said it all.![]()
Do you respect Mudane Maxamed Abdi Hashi?
![]()

if i know the First PL vice president my answer will be "YES" but what will change something in the ground ,PL control cayn sool iyo sanaag
so keep screaming my bitches thats the way i like it xaaaaaaaaaaaax
- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super
- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Re: Maxamed Cabdi Xaashi On Why SSC State Was Created !!
Horta, first, as a "man", you awfully use "Xaax" and "bang bang" far too much. You're portraying female tendencies here, mate.FBISOMALIA wrote:
SSC its joke only we remember it in party time like yesterday with sexy diraac bang bang![]()
if i know the First PL vice president my answer will be "YES" but what will change something in the ground ,PL control cayn sool iyo sanaag
xaaaaaaaaaaaax

Secondly, go take control over Raascayser State of Somalia, which controls North-East of Bari region, before trying to lay claim to SSC.

Re: Maxamed Cabdi Xaashi On Why SSC State Was Created !!
FBI stop your homosexuality...
Maxamed Cabdi Xaashi.

Maxamed Cabdi Xaashi.

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Maxamed Cabdi Xaashi On Why SSC State Was Created !!
sis you are right but cow likes to be treat like that , anyway i respect you so i will stop homosexual words in this topicBabygirl- wrote:FBI stop your homosexuality...![]()
Maxamed Cabdi Xaashi.![]()

Re: Maxamed Cabdi Xaashi On Why SSC State Was Created !!
Oday Mohamed Abdi Hashi is still bitter about the election that he lost to Cadde Muuse, and ever since that lost, he was bad mouthing PL day and night
It helps to point out that SL took over most of the territory it controls under Mohamed Abdi Hashi. I can't believe people are not putting him to the test. Under Mohamed A Hashi's watch, SL moved from OOG all the way to Abeesaley--20 KMs from LA. That is 120 KMs in total.
A man like Mohamed A Hashi should not have been bad-mouthing PL as he served as the VP and President of PL; however, nowadays the motto is if you lost an election, you start hating the whole system

It helps to point out that SL took over most of the territory it controls under Mohamed Abdi Hashi. I can't believe people are not putting him to the test. Under Mohamed A Hashi's watch, SL moved from OOG all the way to Abeesaley--20 KMs from LA. That is 120 KMs in total.
A man like Mohamed A Hashi should not have been bad-mouthing PL as he served as the VP and President of PL; however, nowadays the motto is if you lost an election, you start hating the whole system

Re: Maxamed Cabdi Xaashi On Why SSC State Was Created !!
Maxamed Abdi Hashi preach on adeer
His puntland days are behind him now, it's all about dhulbahante the way it should be 

Re: Maxamed Cabdi Xaashi On Why SSC State Was Created !!
For sure PL does not need him if he does not see himself as a PLer. It seems it is not first time that those who lost elections to be bitter about it.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 1861 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 1 Replies
- 421 Views
-
Last post by afisoone
-
- 6 Replies
- 1442 Views
-
Last post by Advocatar
-
- 22 Replies
- 1475 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 101 Replies
- 6213 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 0 Replies
- 692 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 50 Replies
- 22526 Views
-
Last post by *Nobleman*
-
- 0 Replies
- 1389 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 30 Replies
- 2478 Views
-
Last post by Warsame101
-
- 2 Replies
- 546 Views
-
Last post by laander8