Page 1 of 1

Maleeshiyaad lagu darayo daraawiishta PL

Posted: Sun Oct 23, 2011 9:49 am
by CismanMaxamud1
Masuuliyiin ka tirsan dawlada Puntland ayaa duleedka xaafada Garsoor kula kulmay ciidamo la rabo in lagu daro daraawiishta Puntland,waxaana ciidamada oo dhawaan laga saaray magaalada Galkacayo ay gaaryaan 150 askari.

Wasiirka cadaalada iyo arrimaha diinta Puntland Prof, Cabdi Khaliif Xaaji Xasan Ajaayo oo ka mid ahaa masuuliyiinti la kulmay ciidamadan ayaa la hadlay Radio Garowe wuxuuna sheegay in isku duba ridka ciidamadan guddi u saareen hawshuna ay meel wanaagsan marayso.

Cabdi Khaliif ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey amaanka Galkacayo,wuxuuna sheegay in xurguftii ugu dambaysay ee Galkacyo noqotay mid xala-dhalay laga noqday dhamaan,isagoo ku darey in hawsha dhamaadkeedana lala sugay madaxweynaha Puntland Dr,Cabdiraxmaan Maxamed Faroole.

Magaalada gaalkacyo waxaa hawlo nabadeed u jooga wafti sare oo ka tirsan golayaasha dawladda iyo saraakiisha ciidanka oo hogaaminayo gudoomiyaha aqalka wakiilada Puntland Cabdirashiid Maxamaed Xirsi.


http://www.garoweonline.com/artman2/pub ... rayo.shtml

Re: Maleeshiyaad lagu darayo daraawiishta PL

Posted: Sun Oct 23, 2011 9:51 am
by CismanMaxamud1
wheres fbi, he use to post all pland news

Re: Maleeshiyaad lagu darayo daraawiishta PL

Posted: Sun Oct 23, 2011 10:07 am
by abdalla11
Since his wife Knight of Wisdom is banned, FBI needs to entertain her for the time being

Re: Maleeshiyaad lagu darayo daraawiishta PL

Posted: Sun Oct 23, 2011 10:11 am
by Cinque Mtume
abdalla11 wrote:Since his wife Knight of Wisdom is banned, FBI needs to entertain her for the time being
Waxaan maqley KoW inay uur yeelatay, FBI took her to the clinic to have it removed. he said this was not part of the deal

Re: Maleeshiyaad lagu darayo daraawiishta PL

Posted: Sun Oct 23, 2011 10:12 am
by CismanMaxamud1
Cinque Mtume wrote:
abdalla11 wrote:Since his wife Knight of Wisdom is banned, FBI needs to entertain her for the time being
Waxaan maqley KoW inay uur yeelatay, FBI took her to the clinic to have it removed. he said this was not part of the deal
:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Maleeshiyaad lagu darayo daraawiishta PL

Posted: Sun Oct 23, 2011 10:16 am
by abdalla11
:lol: I wonder how those two communicate. I think whenever FBI says 'siiland' KOW knows what's up and plays her role

Re: Maleeshiyaad lagu darayo daraawiishta PL

Posted: Sun Oct 23, 2011 10:18 am
by Xamud.
Since when did Ajaayo become a Professor? cajiib.

Re: Maleeshiyaad lagu darayo daraawiishta PL

Posted: Sun Oct 23, 2011 11:57 am
by FBISOMALIA
my cow was great experiment i had until now , my advice anyone says im a guy and write in pink go for him cause behind the PC she is sexy chick :P