etho karbash some isaaq serial killers in ogadenia {pic}

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

etho karbash some isaaq serial killers in ogadenia {pic}

Post by FBISOMALIA »

Image
Image

Ethiopia oo sheegtay in Rag ka soo duulay Somaliland oo laayey dad Ethiopian ah oo la qabtay

Maalmo kahor ayaa waxaa la ogsoonyahay in ay dad budhcad ahi kusooduuleen shacabka degmada yoocaale halkaas oo ay kulaayeen dad shacaba oo geeloodii iyo xoolahoodii lajooga islamarkaana aana kawarhayn sababta ay ulaynayaan, waxaana hubaala oo la ogsoonyahay inay budhcadaas soo duushay lahaayeen dano kale oo iyaga ugooni ah balse sikasta oo ay ahaataba waxay halkaas ku waxyeeleeyeen dad itoobiyaana oo shacaba iyadoo ay halkaas sida la ogsoonyahay ku dileen 7 ruux.

Image
Haddaba sida lala wada socdo waxaa markiiba sidii ugu dhakhsaha badnayd budhcadaas soo duushay uhorgooyay oo kahor istaagay meeshii ay kasoogaleen ee ay kanoqon rabeen ciidamda sida gaarka ah u tababaran ee liyuu booliska iyagoo halkaas ku qabqabtay 6 gaadhi oo ay wateen iyo 57 nin oo hubaysnaa islamarkaan ciidanka oo ilaalinayay sharciga ayaana sidii uu sharcigu dhigayay ula dhaqmay dambiilayaashii ay halkaas ku qabteen iyagoo hareeraha ka maray kadibna ay isdhiibeen iyagoo gacmaha kor utaagaya qoryihii iyo rasaas aad ufarabadan oo ay wateena halkaas lagaga uruuriyay.

Image
Haddaba iyadoo ay ciidamadu sidii ugu dhakhsaha badnayd sharciga u horkeeneen maxkamadana lasaaray ayaa waxaan halkan idiinkusoo gudbinaynaa oo aad indhihiina ku aragtaan in baabuurta ay wateen iyo rasaasta ay wateenba ay ahayd mid wadanka somaliland laga

Image
oo abaabulay baabuurtuna ay tahay baabuurtii somaliland islamarkaana dib ayaan idiinkasoo tabin doonaa iyagoo kawaramaya qaabkii ay usoo duuleen iyo goobihii ay kasoo kicitameenba.

Guud ahaan shacabka wadanka itoobiya gaar ahaana shacabka deegaanka soomaalida itoobiya ayaa aad ugu farxay aadna ugu riyaaqay sidii dhakhsaha badnayd ee ay ciidamada liyuugu uhorgooyeen budhcadkaas wadanka kusoo duulay dadka itoobiyaanka ahna waxyeeleeyay iyo qaabkii ay sharciga u horkeeneen iyagoo gacanta kusoo dhigay 6 gaadhi oo hubaysnaa iyo 57 in oo la socday islamarkaana wakhtixaadirkan kujira gacanta dawlada deegaanka soomaalida itoobiya.
Last edited by FBISOMALIA on Sun Oct 23, 2011 11:46 am, edited 1 time in total.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: etho karbash some isaaq serial killers in ogadenia

Post by FBISOMALIA »

those alshabab should been killed for what they did in the name of isaaq in south somalia iyo PL now ogadenia

SL should act quickly to break down those terrorist camps in burco ama carigabo no more MR.nice guy

SL ha nolato again the terriosts alshabab :up:
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: etho karbash some isaaq serial killers in ogadenia

Post by damu »

Image

these guys aint alshabaab the guy in the middle got qaad in his mouth :lol:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: etho karbash some isaaq serial killers in ogadenia

Post by FBISOMALIA »

damu wrote:Image

these guys aint alshabaab the guy in the middle got qaad in his mouth :lol:
man those alshabab will not stop until SL do something about it or they will turn our lands into fire
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: etho karbash some isaaq serial killers in ogadenia {pic}

Post by The_Patriot »

:lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
ZubeirAwal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15174
Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.

Re: etho karbash some isaaq serial killers in ogadenia {pic}

Post by ZubeirAwal »

Nacaskan bal eeg, what happened was 57 arap fighters got into a fight with the cagdheers in Yoocaale area. The liyuu police sided with the cagdheers and arrested 57 arab fighters,no ogaden fighters were arrested.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: etho karbash some isaaq serial killers in ogadenia {pic}

Post by The_Patriot »

AbuukarSubeer wrote:Nacaskan bal eeg, what happened was 57 arap fighters got into a fight with the cagdheers in Yoocaale area. The liyuu police sided with the cagdheers and arrested 57 arab fighters,no ogaden fighters were arrested.
Go ask your grand mother :lol:
User avatar
ZubeirAwal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15174
Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.

Re: etho karbash some isaaq serial killers in ogadenia {pic}

Post by ZubeirAwal »

The_Patriot wrote:
AbuukarSubeer wrote:Nacaskan bal eeg, what happened was 57 arap fighters got into a fight with the cagdheers in Yoocaale area. The liyuu police sided with the cagdheers and arrested 57 arab fighters,no ogaden fighters were arrested.
Go ask your grand mother :lol:
Image
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”