Ninkani waa askari Ogaadeena oo lagu dilay dagaalka sawirkana waxa laga sawiray mustaqihiisii(ID card) jeeba kiisa lagahelay.

Moderator: Moderators
Saraxnow wrote:That was one bloody image...how many boolis took part?
what thats pure hypocricy i suggest every iidoor subclan to arm them selveskaliil wrote:Siciid we all know the Liyuu police sided with their fellow ogaden brothers when Arab and some OG subclans fought in Yoocaale area. The Liyuu police arrested 57 Arab fighters and captured 7 vehicles. They didnt arrest any OGs.
haa oo nimanku yahaadhiigii bay badaleen miyaa horta hawd intaan ka arkay baa iska yar laakiin xarshin iyo abokor labadaba xeryo ciidamo ethiopian joogaan baa ku yaalay dadkana may soo dhex geli jirin mar mar bay baabuurta kootarabaanka wada eryan jireen markaa liyuu police ma kuwii bay badaleen dee deegaan walba liyuu police beeshooda ah ha samaysto markaa hadii kalena hubka hala qaato hana la yara karbaashokaliil wrote:Hargaysay Liyuu polis ama New polis waa ciidanka militariga kililka shanaad oo Ogaden keliya ka kooban. Ciidankani 2 sano ayay hadda jiraan oo 2009 ayaa la sameeyey oo lagu wareejiyay securityga kililka shanaad.
Iyaga ka hor kililka shanaad nabadgelyadeeda waxa ilaalin jiray ciidamada federalka itoobiya oo Amxaaro u badnaa oo Addis Abeda laga xukumi jiray. Ciidamada Amxaaradu deegaanada Isaaqa way ku yaraayeen oo magaalooyinka waaweyn ayay xerooyin military oo kasoo bixi jirin ku lahaayeen. Dadku si xor ah ayay meesha ugu noolaan jireen oo cidna may dhibaatayn jirin. Xuduuduhu xiitaa way iska furnaan jireen oo cidi ma ilaalin jirin. Liyuu Polis markii nabadgelyada kililka shanaad lagu wareejiyay waxay bilaabeen inay xuduuda xidhaan oo Isaaqa ku yidhaahdaan wadanka ka guura oo Somaliland u guura. Dad badan ayay laayeen ciday doonaan ee hadal kusoo celisana way xidhaan. Boqolaal baabuur Isaaqu leeyihiin oo weliba baabuur Garxajis u badan ayay la wareegeen oo Dhagaxbuur iyo meelo kale la tageen. Liyuu Polis waxay iska noqdeen Ciidan beeleed awood dawladeed isticmaalaya oo raba inay cidii Ogaden ahayn wadanka ka saaraan.
inaar dad damiir leh baynu nahay aduunyadana waa laga tagayaa itoobiyaan inaga iska dhaadhicinay inay sxb inala yihiin ee waa cadaw qarsoon isku durkiina weyba bilaabeen inaar miyaanay kula ahayn inaynu jabhad samayno la dagaalanta ethiopia iyo liyuu poliskaba waa run dhulkeena badankiisu hargaysa burco berbera ceerigabo waa inoo xor hadana intaa hawdka ee gacan gaal xun oo madaw ku jirta inaynu ka xoorayno maanay ahayn waxa la yidhi freedom in hell is better than slavery in paradise markaa i think its time to take that noble action walaahi ogaadeenkaynu ku caynaa dhulkiina waa la haystaa oo sowtan keeniiba qayb dhan la haysto cajiibkaliil wrote:haa ciidamadii amxaarada e xerooyinka militari ku jiri jiray ayay bedeleen. ciidamada amxaaradu xerada militari kamasoo bixi jirin oo dadka masoo dhex geli jirin iyadoo wax dhacaan mooyaane. Itoobiya 2009 waxay samaysay maamulgoboleed walba ciidan u gaara ayay u sameeyeen laakiin khalad ayay sameeyeen markay kililka shanaad ciidanka u samaynayeen oo Ciidan Ogaden keliya ka kooban ayay kililka shanaad u sameeyeen oo dadki aad ayay uga cabanayaan. Itoobiya xiitaa ujeedo kale ayay leedahay oo isku dir ayay wadaan ileen haddii kale ciidan Ogaden keliya ka kooban meesha umay sameeyeene.