Page 1 of 9

Killed Ogaden Liyuu Boolis soldier

Posted: Sun Oct 23, 2011 12:42 pm
by HaragWafi85
It was taken by some Arap guys that were present in the battle according to them some Liyuu Boolis took part of the battle. And there is evidence of their ID cards and documents it was bought to Somaliland. There is other pictures but they are too graphic.


Ninkani waa askari Ogaadeena oo lagu dilay dagaalka sawirkana waxa laga sawiray mustaqihiisii(ID card) jeeba kiisa lagahelay.
Image

Re: Killed Ogaden Liyuu Boolis soldier

Posted: Sun Oct 23, 2011 12:45 pm
by Saraxnow
That was one bloody image...how many boolis took part?

Re: Killed Ogaden Liyuu Boolis soldier

Posted: Sun Oct 23, 2011 12:49 pm
by Cali_Gaab
Post the images man and i dont get the story.

Re: Killed Ogaden Liyuu Boolis soldier

Posted: Sun Oct 23, 2011 12:50 pm
by hargaysaay
arap daan dhagax inaba caadi maaha

Re: Killed Ogaden Liyuu Boolis soldier

Posted: Sun Oct 23, 2011 12:52 pm
by Saraxnow
where'd the link go?

Re: Killed Ogaden Liyuu Boolis soldier

Posted: Sun Oct 23, 2011 12:56 pm
by HaragWafi85
Here is the link to the bloodied corpse. To be fair though i don't think all were Liyuu Boolis just some.

You might click it with your own risk.
http://imageurl.org/di-KCPY.jpg

Re: Killed Ogaden Liyuu Boolis soldier

Posted: Sun Oct 23, 2011 1:03 pm
by HaragWafi85
Saraxnow wrote:That was one bloody image...how many boolis took part?

Not sure about the exact number but some were killed and their IDs were taken.

Re: Killed Ogaden Liyuu Boolis soldier

Posted: Sun Oct 23, 2011 1:05 pm
by kaliil
Siciid we all know the Liyuu police sided with their fellow ogaden brothers when Arab and some OG subclans fought in Yoocaale area. The Liyuu police arrested 57 Arab fighters and captured 7 vehicles. They didnt arrest any OGs.

Re: Killed Ogaden Liyuu Boolis soldier

Posted: Sun Oct 23, 2011 1:07 pm
by HaragWafi85
kaliil the 57 fighters is fabricated some were just local odayaal. How on earth were Odayaal part of the fighting? we know the cheap propagenda of Liyuu Boolis regarding this incident after they and their Ogaden got karbashed in Dacwaley.




Read here.


Odayaal La Sheegay In Laga Afduubay Deegaanka Dacwaley Oo Lagu Xidhay Jigjiga
(Hadhwanaagnews) Sunday, October 23, 2011
Bali-gubadle, October 23, 2011 (Haatuf) - Deegaanka Dacawalay ee hawdka Kililka shanaad ee Itoobiya ayaa maalmihii u dameeyay dagaalo halkaasi ka

Bali-gubadle, October 23, 2011 (Haatuf) - Deegaanka Dacawalay ee hawdka Kililka shanaad ee Itoobiya ayaa maalmihii u dameeyay dagaalo halkaasi ka dhaceen dadka deegaankaasi ee xoolo dhaqatada ah beesha Ogaadeen iyo beesha Arab.

Sida uu ku soo waramay wariye Cawaale in maalmihii u dameeyay ayaa waxa ka dhacay deegaanka Dacawalay ee kililka Shanaad ee Itoobiya, oo halkaasi dagaalo dhex mareen dadweynaha Xoolo dhaqatada ah ee deegaankaasi wada degan, iyadoo hore ay shaqaaqooyin uga dhaceen, hase ahaatee dagaalkan dambe ee dhimashada keenay loo sibir saarayaa sababta dagaalkaasi, iyada oo weerarka dagaalka ay lahaayeen beesha Ogaadeen, kuwaas oo la sheegay calaamado la xidhiidha astaamaha Itoobiya halkaasi gacanta lagu hayo ay ka mid yihiin Mustawaqayaasha iyo Dirayska Itoobiya ay u xidhan tahay, isla markaana Ciidamada Liyuu Boliisku qayb ka ahaayeen dagaalkaasi ka socday deegaankaasi.

Hase yeeshee shalay oo wariye Cawaale la xidhiidhay dhinaca odayaasha ee deegaanka Dacawalay, iyada oo dhanka Yoocaale khadka isgaadhsiintu galiwaayay, ayaa dhinaca Itoobiya ayaa la sheegay inaan ilaa hada waxba ka soo xidhin dadka dagaalada ka hurinaya deegaankaasi, oo waliba ku andacoonaya waxa na soo weeraray dadka socda dhinaca Somaliland, hase ahaatee odayaal iyo dhawr toban qori ayaa laga afduubay deegaanka, kuwaas oo isku gayntoodu dhan tahay 51 oday oo deegaanka u dhashay ayaa ku xidhan gobolka Jigjiga ee kililka shanaad ee Itoobiya.

Deegaanadaasi ayaa walaac weyn ka muujinaya ciidamada New Boliiska Kililka shanaad oo sida la sheegay dhibaato ku haya deegaanada ayaa soo noqnoqnaysa dhawrkii sanadood ee u dambeeyay.

Dhanka Itoobiya ayaa la sheegay inay ka gaabsatay arrinkaa sidii ay wax uga qaban lahayd mashaqada halkaasi ka jirta

Dhinaca kale waxa maalintii shalay ciyaaro saaxiibtinimo ayaa dhex martay gobolka Hawd ee magaalada Baligubadle, iyadoo ciyaarahaasi uu maalintii labaad ka socdo oo kooxo wada ciyaareen ayaa shalay waxa lagu kala badiyay 1-2gool, iyada oo kooxda heegan iyo dawlada hoose ay wada ciyaareen sidoo kale waxa ciyaaray laba kooxdood oo sidoo kale ciyaar saaxiibtinimo dhex martay, kuwaas oo ciyaar wanaag ku muujiyey Garoonka.

Re: Killed Ogaden Liyuu Boolis soldier

Posted: Sun Oct 23, 2011 1:10 pm
by hargaysaay
kaliil wrote:Siciid we all know the Liyuu police sided with their fellow ogaden brothers when Arab and some OG subclans fought in Yoocaale area. The Liyuu police arrested 57 Arab fighters and captured 7 vehicles. They didnt arrest any OGs.
what thats pure hypocricy i suggest every iidoor subclan to arm them selves

kaliil horta adaa hawdkaa ku dheereeyee maxaa ka cusub meesha liyuu poliskan la sheegayaana maxay ahaayeen

Re: Killed Ogaden Liyuu Boolis soldier

Posted: Sun Oct 23, 2011 1:45 pm
by kaliil
Hargaysay Liyuu polis ama New polis waa ciidanka militariga kililka shanaad oo Ogaden keliya ka kooban. Ciidankani 2 sano ayay hadda jiraan oo 2009 ayaa la sameeyey oo lagu wareejiyay securityga kililka shanaad.
Iyaga ka hor kililka shanaad nabadgelyadeeda waxa ilaalin jiray ciidamada federalka itoobiya oo Amxaaro u badnaa oo Addis Abeda laga xukumi jiray. Ciidamada Amxaaradu deegaanada Isaaqa way ku yaraayeen oo magaalooyinka waaweyn ayay xerooyin military oo kasoo bixi jirin ku lahaayeen. Dadku si xor ah ayay meesha ugu noolaan jireen oo cidna may dhibaatayn jirin. Xuduuduhu xiitaa way iska furnaan jireen oo cidi ma ilaalin jirin. Liyuu Polis markii nabadgelyada kililka shanaad lagu wareejiyay waxay bilaabeen inay xuduuda xidhaan oo Isaaqa ku yidhaahdaan wadanka ka guura oo Somaliland u guura. Dad badan ayay laayeen ciday doonaan ee hadal kusoo celisana way xidhaan. Boqolaal baabuur Isaaqu leeyihiin oo weliba baabuur Garxajis u badan ayay la wareegeen oo Dhagaxbuur iyo meelo kale la tageen. Liyuu Polis waxay iska noqdeen Ciidan beeleed awood dawladeed isticmaalaya oo raba inay cidii Ogaden ahayn wadanka ka saaraan.

Re: Killed Ogaden Liyuu Boolis soldier

Posted: Sun Oct 23, 2011 1:50 pm
by hargaysaay
kaliil wrote:Hargaysay Liyuu polis ama New polis waa ciidanka militariga kililka shanaad oo Ogaden keliya ka kooban. Ciidankani 2 sano ayay hadda jiraan oo 2009 ayaa la sameeyey oo lagu wareejiyay securityga kililka shanaad.
Iyaga ka hor kililka shanaad nabadgelyadeeda waxa ilaalin jiray ciidamada federalka itoobiya oo Amxaaro u badnaa oo Addis Abeda laga xukumi jiray. Ciidamada Amxaaradu deegaanada Isaaqa way ku yaraayeen oo magaalooyinka waaweyn ayay xerooyin military oo kasoo bixi jirin ku lahaayeen. Dadku si xor ah ayay meesha ugu noolaan jireen oo cidna may dhibaatayn jirin. Xuduuduhu xiitaa way iska furnaan jireen oo cidi ma ilaalin jirin. Liyuu Polis markii nabadgelyada kililka shanaad lagu wareejiyay waxay bilaabeen inay xuduuda xidhaan oo Isaaqa ku yidhaahdaan wadanka ka guura oo Somaliland u guura. Dad badan ayay laayeen ciday doonaan ee hadal kusoo celisana way xidhaan. Boqolaal baabuur Isaaqu leeyihiin oo weliba baabuur Garxajis u badan ayay la wareegeen oo Dhagaxbuur iyo meelo kale la tageen. Liyuu Polis waxay iska noqdeen Ciidan beeleed awood dawladeed isticmaalaya oo raba inay cidii Ogaden ahayn wadanka ka saaraan.
haa oo nimanku yahaadhiigii bay badaleen miyaa horta hawd intaan ka arkay baa iska yar laakiin xarshin iyo abokor labadaba xeryo ciidamo ethiopian joogaan baa ku yaalay dadkana may soo dhex geli jirin mar mar bay baabuurta kootarabaanka wada eryan jireen markaa liyuu police ma kuwii bay badaleen dee deegaan walba liyuu police beeshooda ah ha samaysto markaa hadii kalena hubka hala qaato hana la yara karbaasho

Re: Killed Ogaden Liyuu Boolis soldier

Posted: Sun Oct 23, 2011 2:03 pm
by kaliil
haa ciidamadii amxaarada e xerooyinka militari ku jiri jiray ayay bedeleen. ciidamada amxaaradu xerada militari kamasoo bixi jirin oo dadka masoo dhex geli jirin iyadoo wax dhacaan mooyaane. Itoobiya 2009 waxay samaysay maamulgoboleed walba ciidan u gaara ayay u sameeyeen laakiin khalad ayay sameeyeen markay kililka shanaad ciidanka u samaynayeen oo Ciidan Ogaden keliya ka kooban ayay kililka shanaad u sameeyeen oo dadki aad ayay uga cabanayaan. Itoobiya xiitaa ujeedo kale ayay leedahay oo isku dir ayay wadaan ileen haddii kale ciidan Ogaden keliya ka kooban meesha umay sameeyeene.

Re: Killed Ogaden Liyuu Boolis soldier

Posted: Sun Oct 23, 2011 2:18 pm
by hargaysaay
kaliil wrote:haa ciidamadii amxaarada e xerooyinka militari ku jiri jiray ayay bedeleen. ciidamada amxaaradu xerada militari kamasoo bixi jirin oo dadka masoo dhex geli jirin iyadoo wax dhacaan mooyaane. Itoobiya 2009 waxay samaysay maamulgoboleed walba ciidan u gaara ayay u sameeyeen laakiin khalad ayay sameeyeen markay kililka shanaad ciidanka u samaynayeen oo Ciidan Ogaden keliya ka kooban ayay kililka shanaad u sameeyeen oo dadki aad ayay uga cabanayaan. Itoobiya xiitaa ujeedo kale ayay leedahay oo isku dir ayay wadaan ileen haddii kale ciidan Ogaden keliya ka kooban meesha umay sameeyeene.
inaar dad damiir leh baynu nahay aduunyadana waa laga tagayaa itoobiyaan inaga iska dhaadhicinay inay sxb inala yihiin ee waa cadaw qarsoon isku durkiina weyba bilaabeen inaar miyaanay kula ahayn inaynu jabhad samayno la dagaalanta ethiopia iyo liyuu poliskaba waa run dhulkeena badankiisu hargaysa burco berbera ceerigabo waa inoo xor hadana intaa hawdka ee gacan gaal xun oo madaw ku jirta inaynu ka xoorayno maanay ahayn waxa la yidhi freedom in hell is better than slavery in paradise markaa i think its time to take that noble action walaahi ogaadeenkaynu ku caynaa dhulkiina waa la haystaa oo sowtan keeniiba qayb dhan la haysto cajiib

Re: Killed Ogaden Liyuu Boolis soldier

Posted: Sun Oct 23, 2011 2:30 pm
by SahanGalbeed
War wax ogadeen ah oo qurbaha jooga oo kuwaas u ooyaya ma hayo anigu e , laaya !