Puntland trying to Sabotage the Khatumo Conference

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Puntland trying to Sabotage the Khatumo Conference

Post by The_Emperior5 »

Maamulka Faroole Oo Talaabooyinkii Uu Shirka Dhulbahante kula Wareegi Lahaa Bilaabay.
Garoowe(Allssc): Wararka laga helayo aqalka looga arimiyo Maamulka Beeleedka Faroole ee Garoowe ayaa waxey xaqiijinayaan in la soo dhameystiray khidadii lagu burburinlahaa shirka qurbajoogta dhulbahante mudada dheer ka soo shaqeyneysey laguna qabanayo caasimadii ugu horeysey ee soomaaliyed ee Taleex, bisha soo socota hadii eebe idmo.
Waxaa la xaqiijiyey in waaxda dhaqaalaha ee maamulka Faroole ay ku wareejiyeen dhaqaalihii Faroole u qorsheeyey burburinta shirkaa, ninka uu u xilsaarey ka hortigida shirkaa kuna magacaaban inuu ku xige u yahay waa C/samed Cali Shire’e.
Wuxuu shalay u diray magaalada Taleex odayaal ka tirsan Garaadada Garoowe oo mishinkooda uu ka dhigay iney kaga horeeyaan gudiyadii qurbajoogta ahaa magaalada lana wareegaan dhamaan goobaha loo qoondeeyey in shirka lagu qabto, iyo iney isla markaana isku dayaan iney hantaan qaar ka mida odayaahsa magaalada iyagoo adeegsanaya dhaqaalihii maamulku ugu talo galey burburinta shirka.
Ina Cali Shire wuxuu kaloo diyaariyey ciidamo uu hore uga soo uruuriyey jifadiisa hoose oo uu ku taageerey xasuuqii Faroole u geysanayey beesha reer maakhir (Galgala).
Ciidamadan ayaa hada loo adeegsanayaa sida laga soo xigtey ninka sida aadka ula shaqeeya ee lagu magacaabo Cabdi Halas iney fuliyaan falal dambiyeedyo ay ka midyihiin in la khaarajiyo dadka rumuusta ah ee Ina Cali shire iyo taageerayaasha maamul beeleedka maxamud saleebaan u arkaan iney diidanyihiin in dhulbahante noqdo jifi laangaaba oo hoostagata beesha Maxamud Saleebaan, oo magaceedana ay ku shaqeystaan siyaasiyiinta Maxamud Salebaan ee hanka siyaasadeed ku jiro, dhaqaalaha iyo mashaariicda UN-tu ugu talo gasheyna u weeciyaan magaalooyinkooda.
Hada ka hor ayey aheyd markii la qabanayey shirkii Buurowadal oo ciidan uu ina Cali Shire soo direy oo uu hogaaminayey isla Cabdi Halaskaaasi isku dayeen iney Khaarajiyaan Garaadka Guud ee Beesha SSC iyagoo u arkeyey inuu ka mid ahaa Garaadadii ka qeyb galey shirkii lagu soo dhisey maamulkaa SSC, sidaana looga dhex rido beesha walaalaha ah gudaheeda fidno aan weligeed dhamaan.
Ciidamada maamulka Faroole ugu talagaley burburinta shirka una kicitimi doona magaalada Taleex waxaa kaloo ka mida ciidamo kale oo beel ahaan ka soo jeeda SSC laakiin toos u hoostaga taliyaha maleeshiyaadka Farooel Col: Siciid Dheere oo isagu mas’uul ka ahaa xasuuqyadii Faroole ka geystey Galgala iyo Garsoor (warsangeli iyo leelkase).
Ciidamadan ayaa waxaa Maamul Beeleedka Garoowe masuul uga ah Axmed karaash oo ka mid ahaa wasiirada Faroole ilaa hadana ka mushahaar qaata maamulka Faroole, ciidankan oo ah mid kooban ayaa hada fadhigoodu yahay magaalada Tukaraq.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Puntland trying to Sabotage the Khatumo Conference

Post by FBISOMALIA »

talex iyo xudun iyo tukqarak and others cities south sool under PL and ofcourse we want our nation to became one especially PL clan Dulbahantii so we can free lasscound and turn it back to PL and thats will not come unless dulbahantii are one hand under PL :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”