Somali Politicians in Kenya"Somalis are safe in Islii"

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Somali Politicians in Kenya"Somalis are safe in Islii"

Post by hanqadh »

Yusuf Xasan Abdi the MP for Kamakunji of which the Somali district Eastleigh is apart of held a joint conference with NFD politicians promising Somalis that they were safe in Eastleigh and across Kenya.The fact that Eastleigh is run by a Somali politician reassures many Somalis that Kenya's incursion will not lead to a frenzied ethnic Somali witch-hunt in places like Nairobi-Eastleigh. :up:

Image
Image
Image
Yusuf Xasan oo Xaflad ku qabtay Kamakunju iyo dhamaan xildhibaanada NFD oo ka sooqeebgalay.

Oct 25, 2011 (QOL) Waxaa kadhacay magaalo madaxda Kenya Nairobi shirkii ugu-waynaa abid ay isugu timaado Somalida Waqooyin Bari Kenya (NFD) iyo Somalida ku dhaqan xaafada Islii, kaasi u isugu yeedhay xildhibaan Yuusuf Xasdan Abdi oo isaga bil ka hor laga soo doortay xaafada Kamakuji oo ah xaafada ay aad ugu badantahy Somalidu.

Xaflada ayaa waxaa ka soo qeebgalay in ka badan 12 xildhimaan oo dhamaan ka soo wada jeeda Waqooyin Bari Kenya (NFD) Waxayna noqotaya markii ugu horeeysay aay shir noocan oo kala ah isugu yimaadaan xildhibaanada ka soojeeda gobalka NFD ooy tiradooduu dhantahay 14 Mudane oo Sadex iyo toban kamid ah laga soodoorto gobalka, halka Yuusuf Xasan Abdi oo ah nin kamaanta shirka isugu yeedhayna laga soodoortay Nairobi Kenya waxaana xildhibaan kii ugu horeeyay ee somalia ah ee laga soo doorto Nairobi gaar ahaan xaafada Kamakuj (Islii)

Waxaa kamid ahaa xildhibaanadii ka sooqeybgalay:
Waasiirka Gaashaandhiga Kenya Maxamed Yusuf Xaaji
S fhayeenka kobaad ee Baarlamaanka Kenya Farax Macali Dawaare
Ambassador Mahamed Abdi Afeey
Ku xigeenka xisbiga ODM, Aadan Bare Ducaale
Wasiirka Hormarinta Waqooyin Bari Kenya (NFD) Mahamed Xusen Cali
Xildhibaan Aadan Keynaan
iyo Xildhibaana kale u kamid yahay xildhibaankii martigalinhayay shirkan Mudane Yusuf Xasan Abdi.

Waxaa kale oo shirka si aad ah uga sooqeebgalaya ururada Bulshada kala duwan sida Culimo Aw-diinka, Dhalinyarada iyo Dumarka oo buuxdhaafiyaya holka uu shirku kadhacayay.

Shirkan ayaa waxaa uu kus oobeegmay xili ay cabsi badani kajirto magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii ay Somali badani ku dhaqantahay, Madaxda shirka isugu timid ayaa dhamaan waxay iska dabamareen in aan Somalida Islii iyo kuwa kale ee ku nool Kenya aan waxdhibaato ah loogeeysanaynin cidii ugeeysata dhibaato qof aan danbigalin lalatiigsanhayo sharciga wadanka Kenya.

Hadalkaasi ka soobaxay madaxda Somalida Waqooyin Bari Kenya (NFD) ayaa wadar ahaan siweyn u soodhaweeyeen Somalida ku nool Kenya.

Isku soowada duuboo waxaa uu shirkani ku soo dhamaaday farxad Ran-ran iyo Qado sharaf wanaagsan oo ay dadkii goobta joogay dhamaantood u bogeen.

Askari Abdullahi
Qorahay Online
qorahay99@yahoo.com
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”