Isbitalka dumarka oo maanta la dhagax dhigey

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
CismanMaxamud1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1824
Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
Location: SSDF/Kulmis

Isbitalka dumarka oo maanta la dhagax dhigey

Post by CismanMaxamud1 »

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen,Cabdi samad Cali Shire ayaa maanta dhagax dhigey isbatal loogu talo galay dadka dhimarka la’, waxana gacan ka geystey jaaliyada Puntlad ee Germany.
Kasokow madaxweyne ku xigeenka waxaa soo xaadirey wasiiro ka tirsan xukuumada uu horkacayo ku xigeenka wasiirka caafimaadka Maxamed Xasan Ducaale,maamulka gobolka Nugaal iyo kan degmada
iyo madaxa xarunta xanaanaynta dad dhimarka l’a ee Nasrulah.Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Puntland Dr,Ducaale oo ugu horeyntii ka hadlay furitaankii xaflada ayaa mahad balaaran u soo jeediyey jaaliyada
reer Puntland ee dalka Jarmalka,sidoo kalena waxa uu sheegay inuu ku faraxsanyahay in markii ugu horeysey Puntland laga hirgelinayo isbtal gaar u ah dhimirka.Wakiilka jaaliyada reer Puntland Jarmalka oo iska
soo aruuriyey dhaqaalaha lagu dhisayo isbitalka Dr, Abu Shacar oo isna hadal koobaan ka soo jeediyey madasha ayaa ka waramay qaabka ay iskugu keenen lacagaha lagu dhisayo isbitalkan,waxana uu ku darey in
jaaliyada Puntland ee dalka Holland kaalin ka geysatey dhisitaanka isbitalka.Xaawo Qayloweyne waa gudoomiyaha ururka Nasrulah oo gacanta ku haya xarunta lagu xanaaneyo dadka dhimirka l’a waxayna dhankeeda
amaantey jaaliyada Puntland ee ku dhaqan dalalka Yurub. Sidoo kalena waxay u soo gudbisey madaxda iyo masuuliyiinta dawlada waxyaabaha ay xaruntoodu tabayso.
Image
Image
Image
Image

http://www.garoweonline.com/artman2/pub ... igey.shtml
Last edited by CismanMaxamud1 on Tue Oct 25, 2011 12:02 pm, edited 1 time in total.
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Isbitalka dhimirka oo maanta la dhagax dhigey

Post by ToughGong »

What does dhimnirka mean
Do you mean dumarka
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Isbitalka dhimirka oo maanta la dhagax dhigey

Post by quark »

dhimarka, folks with psychological issues

:up: :up:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Isbitalka dhimirka oo maanta la dhagax dhigey

Post by FBISOMALIA »

seemeyer wrote:What does dhimnirka mean
Do you mean dumarka
its mean handicap sxb
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: Isbitalka dumarka oo maanta la dhagax dhigey

Post by tightrope »

MASHALLAH
Image ImageImage
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”