Demonstrations in dhooblay in support of the Kenyan invasion
Dhoobleey:- Banaanbax looga soo horjeedo Mowqifkii Madaxweyne Shariif ee ciidamada Kenya oo ka dhacay Dhoobleey.
25. oktober 2011
APL
Muqdisho(Allpuntland) Banaanbax looga soo horjeedo hadalkii Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed uu ku diiday ciidamada Kenya ee gudaha Soomaaliya soo galay ayaa maanta ka dhacay Degmada Dhoobleey ee gobolka Jubadda Hoose.
Banaanbaxa ayaa waxaa ka qeyb galay boqolaal ruux oo u badan haween iyo caruur iyadoona wariyayaal ku sugan degmada Dhoobleey ay soo sheegayaan in banaanbaxayasha ay soco ku mareen wadooyinka Dhoobleey.
Fagaaro Banaanbaxayaasha ay isuku soo uruureen ayaa waxaa lagu arkayey waxgarad iyo Odayaal si weyn looga yaqaano Dhoobleey kuwaasi oo la hadlay boqolaalka qof ee banaanbaxa sameeynayey.
Suldaan Cabdi Cali Sokor oo fagaraaha ka hadlay ayaa sheegay in hadalkii shalay uu sheegay Madaxweynah soomaaliya ay aad uga xumaadeen kaasi ee uu Madaxweynaha ku diiday soo gelitaanka Ciidamada Kenya gudah Soomaaliya.
Suldaanka ayaa sheegay in ciidamada Dowladda Kenya ay garab ku siiyeen in ay ka dulqaadeen waxa u ugu yeeray Cadowga ee uu kala jeeday AL Shabaab isagoona sheegay in haatan xor yihiin degaano ay ka mid tahay Qooqaani.
Waxa uu uu ugu baaqay Xildhibaanada ka soo jeeda Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya in ay ka hadlaan hadalkii Madaxweynhaa ee uu sheegay in uusan dan u ahayn dadka ku nool Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya gaar ahaan gobolada Gedo iyo Jubooyinka , waxa uuna ugu goodiyey Xildhibaanada ka soo jeeda goboladaasi in ay kalsoonida kala laaban doonaan haddii aysan ka hadlin hadalka Madaxweynaha.
Dadka banaanbaxa dhigayey ayaa ku qeylinayey hadalo ay ku muujinayaan rabitanaka soo gelinatanka ciidamad Dowladda Kenya iyo sida ay uga soo horjeedaan hadalkii shalay u Madaxweynaha Shariif uu ku diiday soo gelitaanka ciidmada Dowladda Kenya.
Demonstrations in Dhooblay in support of the Kenyan invasion
Moderator: Moderators
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super
- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Demonstrations in Dhooblay in support of the Kenyan invasion
Last edited by Somalian_Boqor on Tue Oct 25, 2011 6:01 pm, edited 1 time in total.
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super
- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: Demonstrations in dhooblay in support of the Kenyan inva
The People Of Dhooblay are saying this is not occupation, but rather cooperation. 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 6 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 29 Replies
- 3264 Views
-
Last post by Elan Morin Tedronai
-
- 45 Replies
- 3265 Views
-
Last post by Saraxnow
-
- 24 Replies
- 2373 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 45 Replies
- 24079 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 14 Replies
- 134 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 7 Replies
- 38 Views
-
Last post by CismanMaxamud1
-
- 4 Replies
- 39 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 1 Replies
- 31 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 27 Replies
- 3422 Views
-
Last post by XimanJaale