Page 1 of 1

funniest video (qasab ku mirqaan mafrashyada hargaysa)

Posted: Tue Oct 25, 2011 9:10 pm
by hargaysaay
alla maxaan hargaysa u xiisooday meelahaas laygama waayeen


Re: funniest video (qasab ku mirqaan mafrashyada hargaysa)

Posted: Tue Oct 25, 2011 9:21 pm
by hargaysaay
lol@ udub basbaaska futaduu mariyay kadibna wuu duulay kulmiye iyo ucidna indhaha iyo dhagahay mariyeen weyna kici layihiin :) :)

iyo obama afghanistaan wuxuu u weeraray wuxuu rabaa inuu mutulayaal(huts) uga dhiso shacabka :D :D

waxaasaa mirqaana eesh calaa mirqaan

Re: funniest video (qasab ku mirqaan mafrashyada hargaysa)

Posted: Tue Oct 25, 2011 9:35 pm
by Shift
I was loughing so hard walee i had tears in my eyes,kan reer miyiga killed it. :lol:

'ma adaa siyaasi ah,ma ninkaagan labada neef waday" :lol:

Re: funniest video (qasab ku mirqaan mafrashyada hargaysa)

Posted: Tue Oct 25, 2011 9:37 pm
by hargaysaay
:D :D :D walahi amba qosol baan la dhacay

this is part two


Re: funniest video (qasab ku mirqaan mafrashyada hargaysa)

Posted: Tue Oct 25, 2011 9:42 pm
by Khalid Ali
Siyasada dibadan dhamayey lauran kabila ma taqanin horta meeshu qabsaday ma Congay ahayd :lol: :lol: :lol:

Than he goes on lauran hooyadi slaan laangadhe ah bay ahayd oo reer brasil ah oo maradona uu abti aha :lol:

Marodana goormu reer brasiil noqday dadkan muqayilitnu wa dad walaan weye :lol:

Re: funniest video (qasab ku mirqaan mafrashyada hargaysa)

Posted: Tue Oct 25, 2011 9:45 pm
by hargaysaay
khalid ali wrote:Siyasada dibadan dhamayey lauran kabila ma taqanin horta meeshu qabsaday ma Congay ahayd :lol: :lol: :lol:

Than he goes on lauran hooyadi slaan laangadhe ah bay ahayd oo reer brasil ah oo maradona uu abti aha :lol:

Marodana goormu reer brasiil noqday dadkan muqayilitnu wa dad walaan weye :lol:
reer miiga wey ku qarxiyeen waar adoo laba adhi u taag waayey baad siyaasad nooga sheekayn :)

reer miiguna wuxuu yidhi siyaasadan aduunkuba miigay taalaa :lol:

Re: funniest video (qasab ku mirqaan mafrashyada hargaysa)

Posted: Tue Oct 25, 2011 9:45 pm
by ToughGong
:lol: :| :| :|

Crazy mofos
Laurence Kabilla waxaa dashey islaan laangah ah oo
Marradonna ayaa abti u ah

Re: funniest video (qasab ku mirqaan mafrashyada hargaysa)

Posted: Wed Oct 26, 2011 3:07 pm
by Keyse_0208
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: foking bastards

Re: funniest video (qasab ku mirqaan mafrashyada hargaysa)

Posted: Wed Oct 26, 2011 3:23 pm
by Saraxnow
Walahi :lol: Si fiican ba loo dacaydeeye nimankii, has dawadaan :lol: :lol: