Reer Waamo ah caadi ma'aha, all the cities are named after women.....
Before all these cities existed;
Naag baa kis yar heysatay markaas bay yiraahdeen "Kismaayo", then afmadow bey laheyd, markaaseey yiraahdeen Afmadow, then waa ay qooqday markaaseey yiraahdeen Qooqaani, kabacdi tuulo Qooqaani u dhow bey tagtey oo mid inkaar qaba baa taa-taabtey markaaseey yiraahdeen "Taabto", markii ay halkaas ka tagtay ee aad loo taataabtey bey daashay, markaas bey yiraahdeen "Diif
A friend of mine used to have this historical names of J/hoose and J/Dhexe that was all based on a woman.....

