Bosaaso

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Bosaaso

Post by gobdoon »

About HorseedContact usJobsAdvertise with usPrivacy PolicyNedsom.OrgSuomen-Somali Web
HomeSomali NewsNews in EnglishCommunitiesFeatured StoriesSportsBusinessLifestyle Dekadda Bosaso oo mashquul ah maalmihii u danbeeyay [SAWIRO]
21 hours ago | 10 comments
inShare0
Dekedda Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari oo ah isha dhaqalaha iyo ganacsiga Puntland ayaa xiligan oo lagu jiro wakhtigii bad furanka waxaa laga dareemayaa dhaq dhaqaaq ganacsi oo aad u xoogan.

Marsada Boosaaso oo ay ku xiran yihiin Maraakiib iyo doonyo badan oo ku shixnadan badeecooyin tira badan oo isugu jira noocyo kala duwan ayaa maanta mar qaar kamid ah hawl wadeenada Warbaahinta Horseed Media ay booqasho ku tageen waxaa u suurta gashay in soo indha indheeyaan qaabka ay howsha dekeddu u socoto.

Waxaana dekedda ka socda dhaq dhaqaaq ganacsi oo xawli leh iyadoo ay soo degayaan badeecooyin ka kooban noocyo badan sida Raashinka iyo maciishadaha kale ee daruuriga ah , Qalabka dhismaha , Bagaashka , iyo Gaadiid.

Gudaha Dekedda oo aad mashquul u ah waxaa lagu arki karaa Gawaari tira badan oo nooca xamuulka qaada ah kuwaas oo lagu rarayo badeecadaha Dekedda ka degaya oo loo sii gudbin doono kaydadka Shirkadaha ee magaalada Boosaaso iyo gobolada kael ee dalka.





Sidoo kale amaanka Dekedda ayaa ah mid aad loo adkaynayo iyadoo gudaha Dekedda iyo hareeraheedaba ay ku sugan yihiin ciidmo badan oo ka tirsan laamaha nabad ilaalinta ee dowlada kuwaas oo baaraya Gaadiidka iyo dadka gelaya Dekedda iyo kuwa kasoo baxaya labadaba.

Si kastaba ha ahaatee Dekedda magaalada Boosaaso oo halbowle u ah ganacsiga islamarkaasna ah Isha dhaqaalaha ee Puntland iyo qaybo badan oo dalka kamid ah ayaa sanad walba marka xiligan la soo gaaro waxaa ka soo dega Malaayiin Tan oo badeecado kal duwan ah iyadoo sidoo kale ay ka dhoofaan shixando badan oo khayraadka uu dalku hodanka ku yahay ah sida Xoolaha nool , Xijiga , iyo Kaluunka.

Horseed Media
Boosaaso

10The comments you read here belong only to the person who posted them. We do, however, reserve the right to remove off-topic comments. Comments Policyayan says:
October 25, 2011 at 23:20
asc wrwb salan kadib masha alaah ilaahow wadankena oo dhan nabada ka dhiga waxan leenay madexda puntland balariya dakada oo wayneeya insha alaah ilaahow somali isku keen oo nabdee dhamaanteeda dhul nabada ah iyo daad walaahow somali dhamaanteeda cuqdada ka saar xasida nimada iyo qabiilka amiin yaa alaah asc

Reply
ifrax says:
October 25, 2011 at 20:00
masha allah illahow nosiyadi horomarka iyo nabada ilahay nasiyay ilahay
cadowga hanaga qabto

Reply
mohamed says:
October 25, 2011 at 18:40
aad baad u mahad san tihiin horseedmedia anaguna wan idin habbalyeynaynaa sida ad warka saxda ah had iyo goor usoo ta bisaan ilahyna waxaan ka baryeynaa dhaman wadankeena nabad nooga dhigo gar ahaan puntland waana ku faraxsanahay wadankayagu hormarka uu samaynayo insha allah

Reply
sharmarke jeemis says:
October 25, 2011 at 16:42
asc,masha allah nabad baa naas la nuugo leh hadaan nabad lahayn sidaa looma ganacsadeen waxna lama qabsadeen.
waxaan shacabka ugu baaqayaa in ay nabada ka shaqeyan.

Reply
qorane-xanaf says:
October 25, 2011 at 16:13
maansha allah ilaahay hanoo siyaadiyo waan ku farax sanahay gobolkasta oo aan joogno hadii aanhay shacabka puntland iyo kansoo maaliyeed ee aan cuqdadu dilin iyo gobol nebcaysigu waxaan u jecelnahay gobolkasta inuu hormaro sida hooyo u jeceshanay in ilheedu meel roon u maro hadii aanhay reer puntland bosaso waa labadaydii indhood

Reply
puntlandi says:
October 25, 2011 at 16:08
aad ayaan ugu farxsanahay lkn waxaa shacbka saxaafda dowlada iyo wax garta ka cosnayaa in la ilaaaliyo amaanka wadanka is wadajira

Reply
Carmo says:
October 25, 2011 at 14:45
Harada ilahy ha i no ilaliyo somalia o dhan ayay mu him u tahty horseemdia aad ayad u mahadsantihn marksta howshad nohaysn thnx

Reply
Abdul says:
October 25, 2011 at 14:43
Dhamaantiin waad sallaamantihiin. Sallaankabcdi waxaan dowlada PL ku boorarinayaah in amniga guud la illaaliyoh gar ahaan magalooyinka waaweyn sida bossaso iyo galkacyo. Waxaan kaloo rabaah in aan dowlada pl ku barraarujiyoh in amniga dekada bossaso iyo air porka siweyn loosugoh sababtoo ah waa meelihii ugu muhiimsanaa dowlada iyo dhamaan shacabka rer pl oo dhan iyo Somali oo dhanba. Illaahay waxaanka baryayaah in illaahay wixii cadow ku ah PL in illaahay ka qabtoh amiin. Dowlada PL waxaanka codsaneynaah in amniga guud ahaan PL dowladu sugtoh ayada oo kaashaneysah shacabkeeda gudaha ku nool. PL guul guul guul Ayaan illaahay ugabarinay amiin. PL ha jirto ha noolato waligeed amiin. Bahda horseed media waxaan leenahay haddii aanu nahay qurba joogta waadmahadsantihiin sida sharafta badan ee aad wadankeenii hooyo wararka fiican noogaga soo sheegeysaan oo ah warar saxiix ah guuleysta Ayaan idin leenahay amiin. Ascm for all brothers and sisters.

Reply
Xirfadle says:
October 25, 2011 at 13:49
masha alaah masha laah ilaahow wadankayga nabad iga dhig
meelaha manabadu kajirta usiyaadi
dakada wa in labalaariya nsha alaahu

Reply
amina m.jacfar says:
October 25, 2011 at 20:12
Maansha-Allah, ”waa’gob iyo caadkeed” ee Alle waxaan ka barinay in uu u siyaadiyo ”nabad-gelyada iyo xisiloonida-ka dhexmuuqata ”Reer-puntland” Aamiin-Aamiin

Reply
Click here to cancel reply.
Real Name (required)

Email(required)

Website (optional)




Comment Rules
You have to use a valid email address. If you've not commented here before, you'll receive a confirmation email to make sure your email address is valid and working, clicking the link in that email will immediately post your comment.
Comments Policy



Latets NewsDabley Koonfurta Gaalkacyo ku afduubatey laba qof oo anjabi ah
Matoor ay ku deeqday Hay’adda Bisha cas oo maanta degmada Sunijiif la gaarsiiyey
Tartanka Kubbada cagta ee Naadiyada heerka 1-aad ee gobolka Nugaal oo Garoowe ka furmay [SAWIRO]
Ololaha Tallaalka Cudurada Jadeecada Oo Ka Bilowday Muqdisho.
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo dhagax dhigay Isbitaal cusub oo Dadka dhimirka ka jiran lagu daryeeli doono [SAWIRO]
Wasiirka Gaashaan dhigga ee Soomaaliya iyo dhiggiisa Turkiga oo Ankara kulan ku qaatay [SAWIRO] JobsPUNSAA Executive Director
October 17, 2011
PUNSAA Project Manager
October 17, 2011
Democratization Project Advisor
October 17, 2011
Training and capacity building support
October 14, 2011
Golis TelecomHeadlinesKenya arrests “terror cell” member after blasts
Somali gunmen kidnap two people
US increases food aid to Horn of Africa
Somalia offers condolences to Turkey
One killed, 8 wounded in Nairobi blast-Red CrossCompany
About Horseed
Privacy Policy
Contact us
Advertise with usChannels
ALL
Somali News
News in English
Business
Sports
CommunitiesFollow us
RSS
Twitter
Facebook
Google +
Copyright © 2011 Horseed Media | radiohorseed@gmail.com | editor@horseedmedia.net
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Bosaaso

Post by gobdoon »

Akhri sida reer bari ay u yihiin dad fiican oo calool furan qabiilna nadiif ka ah ay malin iyo habeenba u ducaynayan Somaliya oo dhan.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Bosaaso

Post by FBISOMALIA »

gobdoon wrote:Akhri sida reer bari ay u yihiin dad fiican oo calool furan qabiilna nadiif ka ah ay malin iyo habeenba u ducaynayan Somaliya oo dhan.
thats why we are Puntlanders :som: :up:
User avatar
Uganda
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 367
Joined: Wed Oct 15, 2008 4:20 am
Location: America

Re: Bosaaso

Post by Uganda »

FBISOMALIA wrote:
gobdoon wrote:Akhri sida reer bari ay u yihiin dad fiican oo calool furan qabiilna nadiif ka ah ay malin iyo habeenba u ducaynayan Somaliya oo dhan.
thats why we are Puntlanders :som: :up:
Punany Land will be a great vacation spot once Somalia becomes peaceful again.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Bosaaso

Post by FBISOMALIA »

Uganda wrote:
FBISOMALIA wrote:
gobdoon wrote:Akhri sida reer bari ay u yihiin dad fiican oo calool furan qabiilna nadiif ka ah ay malin iyo habeenba u ducaynayan Somaliya oo dhan.
thats why we are Puntlanders :som: :up:
Punany Land will be a great vacation spot once Somalia becomes peaceful again.
non southie allow until 2100
User avatar
Uganda
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 367
Joined: Wed Oct 15, 2008 4:20 am
Location: America

Re: Bosaaso

Post by Uganda »

FBISOMALIA wrote:
Uganda wrote:
FBISOMALIA wrote: thats why we are Puntlanders :som: :up:
Punany Land will be a great vacation spot once Somalia becomes peaceful again.
non southie allow until 2100
The south will take back the north in time.

You're women will be OURS. :rose:

We will make little Black babies(very dark) with them. :up: :clap:
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: Bosaaso

Post by tightrope »

^^^THE PEOPLE OF BOSASO ARE DARK SKIN PURE CUSHITIC ETHNIC SOMALIS.
WE DON'T WANT OUR BLOOD TAINTED WITH GORILLA DNA! :down:
User avatar
Uganda
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 367
Joined: Wed Oct 15, 2008 4:20 am
Location: America

Re: Bosaaso

Post by Uganda »

tightrope wrote:^^^THE PEOPLE OF BOSASO ARE DARK SKIN PURE CUSHITIC ETHNIC SOMALIS.
WE DON'T WANT OUR BLOOD TAINTED WITH GORILLA DNA! :down:
Gorillas are the king of the jungle,just like Bantus are the Kings of Mother Ifrica.
Last edited by Uganda on Wed Oct 26, 2011 5:34 pm, edited 2 times in total.
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: Bosaaso

Post by tightrope »

Uganda wrote:
tightrope wrote:^^^THE PEOPLE OF BOSASO ARE DARK SKIN PURE CUSHITIC ETHNIC SOMALIS.
WE DON'T WANT OUR BLOOD TAINTED WITH GORILLA DNA! :down:
Gorillas are the king of the jungle,just like Bantus are the Kings of Mother Ifrica.
YOU MEAN THE INVADERS OF AFRICA! :down:
GO BACK TO WESTERN AND CENTRAL AFRICA :lost: :arrow:
User avatar
Uganda
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 367
Joined: Wed Oct 15, 2008 4:20 am
Location: America

Re: Bosaaso

Post by Uganda »

tightrope wrote:
Uganda wrote:
tightrope wrote:^^^THE PEOPLE OF BOSASO ARE DARK SKIN PURE CUSHITIC ETHNIC SOMALIS.
WE DON'T WANT OUR BLOOD TAINTED WITH GORILLA DNA! :down:
Gorillas are the king of the jungle,just like Bantus are the Kings of Mother Ifrica.
YOU MEAN THE INVADERS OF AFRICA! :down:
GO BACK TO WESTERN AND CENTRAL AFRICA :lost: :arrow:
Where did al-Jabarti Darood come from?

Go back to Yemen.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Bosaaso

Post by FBISOMALIA »

Uganda wrote:
The south will take back the north in time.

You're women will be OURS. :rose:

We will make little Black babies(very dark) with them. :up: :clap:
did they say to you Puntlanders are easy as you though realize your place southie for your own safty
User avatar
Uganda
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 367
Joined: Wed Oct 15, 2008 4:20 am
Location: America

Re: Bosaaso

Post by Uganda »

FBISOMALIA wrote:
Uganda wrote:
The south will take back the north in time.

You're women will be OURS. :rose:

We will make little Black babies(very dark) with them. :up: :clap:
did they say to you Puntlanders are easy as you though realize your place southie for your own safty

Punany Landers are soft b!tches.They fear the south which is why they talk sh!t from a distance.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Bosaaso

Post by FBISOMALIA »

Uganda wrote:
FBISOMALIA wrote:
Uganda wrote:
The south will take back the north in time.

You're women will be OURS. :rose:

We will make little Black babies(very dark) with them. :up: :clap:
did they say to you Puntlanders are easy as you though realize your place southie for your own safty

Punany Landers are soft b!tches.They fear the south which is why they talk sh!t from a distance.
do you realize that darood rule you about 100 years in xamar

do you know PL build hawiya galmudug and your president use PL planes ever since

do you know galmudug use PL airport in galgacio

do you know that first TFG is darood

markaas we rule you thats why you are cheap labors in PL and always be
User avatar
Uganda
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 367
Joined: Wed Oct 15, 2008 4:20 am
Location: America

Re: Bosaaso

Post by Uganda »

FBISOMALIA wrote:
FBISOMALIA wrote:
The south will take back the north in time.

You're women will be OURS. :rose:

We will make little Black babies(very dark) with them. :up: :clap:
do you realize that darood rule you about 100 years in xamar

do you know PL build hawiya galmudug and your president use PL planes ever since

do you know galmudug use PL airport in galgacio

do you know that first TFG is darood

markaas we rule you thats why you are cheap labors in PL and always be
Get ready.The women of Puntland will be ours.We will make little dark babies with them. :D :up: :clap:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”