ReerMogadishu reject kenyan Incursion and line behind Sharif
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
ReerMogadishu reject kenyan Incursion and line behind Sharif
Banaanbax lagu taageerayay Madaxweynaha oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho: (Sh. M. Network) Banaanbax lagu taageerayay hadalkii Madaxweynaha Soomaaliya uu kaga soo horjeestay in ciidamo ay soo galaan Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay degmada Xamar jajab ee gobolka Banaadir.
Isku soo baxaan oo maanta ka dhacay Xarunta degmada Xamar-jajab ee gobolka Banaadir islamarkaana uu soo qaban qaabiyay Maamulka degmadaasi ayaa waxaa lagu taageerayay hadalkii Madaxweyne Shariif uu kaga soo horjeestay soo galitaanka ciidamada Kenya ee gudaha Soomaaliya iyo waliba guulaha dowladda ay ka gaartay dagaaladii u dambeeyay oo ay la gashay Xarakada Al Shabaab.
Banaanbaxa oo ay kasoo qeyb galeen boqolaal dad weyne ah, xubno ka socda Ururada haweenka iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Banaadir oo uu ka mid ahaa Max’ud Axmed Nuur Tarsan ayaa waxa halkaasi hadalo kala duwan ka jeediyay Mas’uuliyiintii kasoo qeyb galay dibadbaxa.
Gudoomiayaha degmada Xamar-jajab ee dowladda KMG Max’ed Cali Axmed oo ka hadlay halka uu banaanbaxa ka dhacay ayaa waxa uu sheegay in ujeedka banaanbaxaani uu ahaa mid looga soo horjeeday ciidamada Kenya ee soo galay gudaha Soomaaliya islamarkaana lagu taageerayay hadalka Madaxweynaha kaasi oo sheegay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed inay raali ka aheyn inay soo galaan Soomaaliya ciidamada Kenya, iyo sidii ciidamada dowladda loogu dhiira galin lahaa guulaha ay kasoo hoyeen dagaalada ka dhanka ah Al Shabaab.
Sidoo kale Gudoomiyaha Maamulka gobolka Banaadir Max’ud Axmed Nuur Tarsan ayaa waxa uu sheegay in lagama maarmaan ay tahay in la taageero hormarka ciidamada dowladda Soomaaliya si ay u ogaadaan ciidanka inay garab taagan yihiin shacabka Soomaaliyeed.
Intaasi kadib ayaa Maamulka degmada Xamar-jajab iyo kan gobolka Banaadir waxa ay deeq ka koobneyd timir, caano, buskut iyo waxyaabo kale oo nolosha aas aasi u ah ay gaarsiiyeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ku sugan furumaha hore ee dagaalka ee degmada Dayniile taasi oo ay kala wareegeen Saraakiil ka kala tirsan AMISOM iyo dowladda KMG.

Re: ReerMogadishu reject kenyan Incursion and line behind Sh
Only desperados with high hopes supports the primates.
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: ReerMogadishu reject kenyan Incursion and line behind Sh
Look who's talking? why don't you blow yourself up? you a waste of foking space.934 wrote:![]()
Only desperados with high hopes supports the primates.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: ReerMogadishu reject kenyan Incursion and line behind Sh
Blueandwhite , war keenyati aya lagu sheegaya 'primates' e , adigu xageed ka hadlaysa ? 
Re: ReerMogadishu reject kenyan Incursion and line behind Sh
TheblueNwhite wrote:Look who's talking? why don't you blow yourself up? you a waste of foking space.934 wrote:![]()
Only desperados with high hopes supports the primates.
Kenya will be given an unforgettable lesson.
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: ReerMogadishu reject kenyan Incursion and line behind Sh
TheblueNwhite wrote:Look who's talking? why don't you blow yourself up? you a waste of foking space.934 wrote:![]()
Only desperados with high hopes supports the primates.
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: ReerMogadishu reject kenyan Incursion and line behind Sh
Good on 'em I say 
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: ReerMogadishu reject kenyan Incursion and line behind Sh
SahanGalbeed wrote:Blueandwhite , war keenyati aya lagu sheegaya 'primates' e , adigu xageed ka hadlaysa ?

- fatimazahra
- SomaliNetizen

- Posts: 693
- Joined: Thu Feb 24, 2011 2:57 am
- Location: United States of Somalia
Re: ReerMogadishu reject kenyan Incursion and line behind Sh
AddoowAddoow wrote:TheblueNwhite wrote:Look who's talking? why don't you blow yourself up? you a waste of foking space.934 wrote:![]()
Only desperados with high hopes supports the primates.![]()
Big misunderstanding.
Kenya will be given an unforgettable lesson.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 10 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 27 Replies
- 3932 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 1 Replies
- 31 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 6 Replies
- 574 Views
-
Last post by Gifted
-
- 3 Replies
- 872 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 16 Replies
- 2479 Views
-
Last post by Thuganomics
-
- 6 Replies
- 37 Views
-
Last post by Eaglehawk
-
- 1 Replies
- 93 Views
-
Last post by makumba59
-
- 1 Replies
- 2251 Views
-
Last post by makumba59
-
- 1 Replies
- 93 Views
-
Last post by makumba59