Bah-ararsame meeting in Saxdheer

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Bah-ararsame meeting in Saxdheer

Post by KyrieJama »

Saaxdheer,(lasanod Online)- Shir ay isku yimaadeen Cuqaasha, Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha B/same ayaa ka furmay magaalada saaxdheer..


oo hilaadii 65km koonfur bari kaga aadan degmada Laascaanood ee Gobolka Sool.

Shirkan oo socon doona mudo shan cisho ah ayaa waxaa ay beeshu ku lafa guraysaa qodobo dhawr ah oo ay ugu waa weyn yihin: Midnimada Ardaaga, Colaada soo noqnoqota ee Cagaare iyo shirweynaha SSC (Khaatumo2) ee lagu inuu ka furmo Degmada Taleex 20/11/2011.

Garaad Jaamaca Garaad Cali oo furitaanka shirka khudbad ka jeediyey ayaa waxaa uu ku dheeraadey qiimaaha iyo faai'dooyinka midnimadu ay leedahay iyo dhibaatooyinka laga dhaxlo.

Sidoo kale waxa uu xusey Garaadku shirka dhawaan lagu wado inuu ka dhaco Degmada Taleex kaasi oo ay Beelaha SSC ay kaga arinsanayaan xaaladaha Siyaasadeed, deegaan iyo midnimada guud, isagoo rajo weyn ka muujiyey midha dhalka shirka Taleex, waxaanu kula dardaarmey ergooyinka shirka inay si qoto dheer uga baaraan dagaan qodobada horyaal.

Isku soo wada duuboo waxaa la filayaa in shirkan ay kasoo bixi doonaan go'aamo dan u ah beesha, inta uu socdona ay Beeshu ku xulan doonto Ergada uga qaybgalaysa Shirweynaha Guud ee Beelaha SSC ee Khaatumo2.

Image
Image
Image
Image
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Bah-ararsame meeting in Saxdheer

Post by Babygirl- »

Bah-ararsame Mahamed Garaad. :up: :rose:

Why are they called Bah- Ararsame? their Mom was Araarsame? I noticed Ahmed Garaad is Called Araarsame, how are they connected? I know Ahmed Garaad & Mahamed Garaad are brothers.
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Bah-ararsame meeting in Saxdheer

Post by ina aadan »

Royalfamily baa shiraya miyaa.

Bah-ararsame :up:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Bah-ararsame meeting in Saxdheer

Post by KyrieJama »

Babygirl- wrote:Bah-ararsame Mahamed Garaad. :up: :rose:

Why are they called Bah- Ararsame? their Mom was Araarsame? I noticed Ahmed Garaad is Called Araarsame, how are they connected? I know Ahmed Garaad & Mahamed Garaad are brothers.
interesting wallahi i have no idea im going to find out, and get back to you.
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Bah-ararsame meeting in Saxdheer

Post by KyrieJama »

Gacmodheere the leader of the SL militia in Kalabaydh was at the meeting and denounced somaliland after he had a fallout with xaabsade which is great news :up: Bah-ararsame is trying to seperate it's name from SL better late than never :D
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Bah-ararsame meeting in Saxdheer

Post by Babygirl- »

ululululululululu :clap: :clap: :clap:
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Bah-ararsame meeting in Saxdheer

Post by EastAfrica »

Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad Cali, Cuqaasha, Waxgaradka, Raga, Dumarka, iyo Dhaniyarada Baharsame oo Taageero Buuxda u Fidiyey Shirwynaha Dhulbahante SSC Khaatumo II ee Magaalada Taleex

[youtube]5z3BAqsmozs&[/youtube]


Saaxdheer,(Lasanod Online)-Shirweyne ay iskugu yimaadeen cuqaasha odayaasha iyo waxgaradka beesha Bahararsame ayaa ka socday Magaalada Saaxdheer..

Shirweynahan oo ay ka soo qeyb galeen odayaasha cuqaasha iyo waxgaradka degaanadda Saaxdheer iyo kalabaydh, islamarkaana uu goob joog ahaa Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa lagu taageeray shirka Khaatumo2 eeka dhici doona degmada Taleex ee gobolka Sool.

Shirkan oo ay ka hadleen inta badan cuqaashu ayaa waxay sheegeen inay taageersan yihiin shirka Taleex, islamarkaana ay ka qeyb galidoonaan, hos ka dheeho qaar kamid ah cuqaasha oo ka hadlaya taageeradda ay u hayaan shirka khaatumo 2.

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa ugu dambayntii ka hadlay shirkaas, isaga oo sheegay inuu taageersanyahay shirweynaha khaatumo 2, Madaxdhaqameed ahaana ay uga danbaynayaan abaabulkiisa iyo ajendaha dadkii hawsha intaas soo waday, wixii kasoo baxa ee lagu tashadana ku gudoomin doonaan.

Halkan Ka Daawo
Xafiiska Wararka Laascaanood

Laascaanood Somalia
ShirShoore7
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 883
Joined: Fri May 21, 2004 7:00 pm
Location: Kismaayo

Re: Bah-ararsame meeting in Saxdheer

Post by ShirShoore7 »

Well done beesha Maxamed Garaad
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”