Page 1 of 2

Salaan Sare my Somalilanders

Posted: Thu Oct 27, 2011 4:04 am
by RovingMadness
I can not lie, this song gives me goosebumps every time I listen to it. You guys have the most patriotic song among the Somali people. Calan Yahow Ha Dhicin indeed, Inshallah :sland: :up:


Re: Salaan Sare my Somalilanders

Posted: Thu Oct 27, 2011 4:26 am
by 2ndtoNone
Don't you know that SOMALILANDERS are the pioneers of the SUUGAANTA & FANKA and I may add also somali patriotism.
:sland: wallee ha dhicin. :up:

Re: Salaan Sare my Somalilanders

Posted: Thu Oct 27, 2011 10:39 am
by Executive
you are always welcome to our section bro :up:

Re: Salaan Sare my Somalilanders

Posted: Thu Oct 27, 2011 10:44 am
by Hyperactive
Executive wrote:you are always welcome to our section bro :up:
:lol: :lol: :lol:

adow sanida ninyaho!!

Re: Salaan Sare my Somalilanders

Posted: Thu Oct 27, 2011 10:55 am
by SahanGalbeed
:lol:
warye adiga yaan mar danbe lagaa maqlin JD iyo waxyaalaha caynkas ah , ma' garatay ?

Re: Salaan Sare my Somalilanders

Posted: Thu Oct 27, 2011 10:57 am
by NewHargeisaGirl


Rovin salaaam huuno et bienvenu.. minka minkagii waaye aboowe :D moi je vraiment préfère cette chanson :clap:

Exec take your lame ass jokes somewhere else :arrow:

Re: Salaan Sare my Somalilanders

Posted: Thu Oct 27, 2011 11:04 am
by Hyperactive
SahanGalbeed wrote::lol:
warye adiga yaan mar danbe lagaa maqlin JD iyo waxyaalaha caynkas ah , ma' garatay ?
is this for me? :lol:

Re: Salaan Sare my Somalilanders

Posted: Thu Oct 27, 2011 11:30 am
by LiquidHYDROGEN
Image

Roving, come in and join the party.

Re: Salaan Sare my Somalilanders

Posted: Thu Oct 27, 2011 11:32 am
by SahanGalbeed
hyperactive wrote:
SahanGalbeed wrote::lol:
warye adiga yaan mar danbe lagaa maqlin JD iyo waxyaalaha caynkas ah , ma' garatay ?
is this for me? :lol:
maya adeer , roving ba og halku ku yidhi waxaas , isaga ayaan la hadlaya . :)

Re: Salaan Sare my Somalilanders

Posted: Thu Oct 27, 2011 11:34 am
by Hyperactive
lol okay. ika raali noqo. im so bored aawa. inan wah la murmo omban raba.lol

Re: Salaan Sare my Somalilanders

Posted: Thu Oct 27, 2011 11:42 am
by SahanGalbeed
In la iska murmo , marmar caajiska la isku dhaafiya .
Waxaan ku idhi , hyperactive , sheeko ayaan ku haya e dhagayso .
Dhulbahantihi xisbi bay ka furteen Hargeysa oo inaad halkan ka aragtay baan filaya .
Ogadenka xaggan Ethiopia dega , waxaan raba qolodan diidan xukunka ethiopianku ku hayaan ineynu waraysano kow dhe.
Maalinti dhaweed waxa inoo yimid , nin ka socda dawlada Kenya oo wuxu yidhi
“Sida Runta ah markaanu joogno Kenya Anaga (Soomaalida) la sheegayo waxa nalagu yidhaahdaa Somaalidu waa dad xun oo dagaal badan, meelaha aanu farta ku fiiqno ee aanu ku faano waa Somaliland. Waana wax run ah oo in la xaasidaana ma fiicna. Waa meel aanu nidhaahn o dimuqraadiyad ayaa ka jirta oo dagaal kama jiro ayay Somaliland iyo jabuuti ka mid yihiin arrintaasna inaanu qarino ma aha.”
Waxaan jeclaan lahaa dad ka yimaada Wajeer, Mandheera iyo Gaarisa oo mutacalimiin ah inay yimaadaan dalkan oo ay walaalahood wax la qabtaan iyaguna ka faa’iidaystaan

Re: Salaan Sare my Somalilanders

Posted: Thu Oct 27, 2011 11:43 am
by SahanGalbeed
sua'sheydu waxa weeye , kuwa ethiopia degan , sidaynu u la hadalna ?

Re: Salaan Sare my Somalilanders

Posted: Thu Oct 27, 2011 12:13 pm
by Hyperactive
adeer horta, an little terminology ga an kugu qabsado. :lol:
anagu ethiopia dul maanan ka kireysan, marka dulka yaga ban degna.

back to your question; aniga ba ka mid ah kuwa aad sheegeyso. anigu against ina illey iyo his admin o melez madahda o yahay.

i believe in ethiopia wahba lala qabsan on lala daqqalo . hade la ogolaado, generation after generation, hadee kuwa an walalaha nahay ee nfd o kalan noqono!!! :lol:

Re: Salaan Sare my Somalilanders

Posted: Thu Oct 27, 2011 8:39 pm
by Khalid Ali
Salaan sare rovingmadness indeed its a nice song calanyahow ha dhicin somalilanders are excellent song writers and poets.

Abdilahi qarshes song qolaba calankee is also very nice

God bless

Re: Salaan Sare my Somalilanders

Posted: Fri Oct 28, 2011 5:26 am
by RovingMadness
SahanGalbeed wrote::lol:
warye adiga yaan mar danbe lagaa maqlin JD iyo waxyaalaha caynkas ah , ma' garatay ?
:lol:

Random :lol: