Farming in Bosaso

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
CismanMaxamud1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1824
Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
Location: SSDF/Kulmis

Farming in Bosaso

Post by CismanMaxamud1 »

Beeraleyda Boosaaso oo Bilaabay Abuurka Dalagyada Khudaarta oo Sanad Walba Xiligan La Beero

Beeraleyda gobolka Bari gaar ahaan kuwa magaalada Boosaaso ayaa sheegay in xiligan oo ay dabayshii badnayd ee xaguugu go’day ay beerteen Dalagyo badan kuwaas oo todobaadyada soo fol leh gurashadooda la bilaabi doono.
Cabdi Siciid oo kamid ah dadka togga Baalade ee magaalada Boosaaso Beeraha ku leh oo Horseed Media u maramay isaga oo Beertiisa ku sugan mar ay qaar kamid ah howl wadeenada
Warbaahinta Horseed maanta beerahaas booqdeen ayaa sheegay in dhamaadkii bishii 9-aad oo ku beegneyd gaba gabadii xiliga xagaaga ay bilaabeen in ay abuurro cusub beeraan.
Wuxuuna intaas ku daray in Dalagyada ay beerteen ay kamid yihiin geed xiliyeedyada cimriga gaaban ee kala ah Yaanyada , Salarka , Barbarooniga , Basbaaska , Bocorka , iyo Kaarootada islamarkaana ay dhowdahay xiligii ay soo go’i lahaayeen , isagoo intaas raaciyey in xiliga Dayrta uu iibka Khudaartu yahay mid aad u wanaagsan. Cabdi Siciid oo kamid ah Beeraleyda magaalada Boosaaso ayaa sidoo kale mar aanu wax ka weydiiney sababta ay Beeraleyda duleedka magaalada Boosaaso Beeraha ku lihi ay isugu deyi waayeen in ay dadaaladooda balaariyaan oo ay u beeri waayeen geed miroodyo kala duwan si ay wax soo saarkood u kordhiyaan sheegay in arintaasi ay iyaga ku adagtahay maadaama Cimilada dhulka xeebta u dhow ku yaal ay tahay mid ay adag tahay in dhirta qaar ay ka baxaan. Wuxuuna isaga oo hadalkiisa sii wata tilmaamay in dhulka ay wax ku beertaani uu yahay mid Carro san ah nooc walba oo dhirta ahna lagu beeri karo haseyeeshee ay taasi u baahan tahay in dhaqaale xoogan lagu maal geliyo si loo sameeyo Mashaariic waaweyn oo xiliyada xagaaga oo ay dabaylaha iyo halaca badani jiraan wax loogu beeri karo maadaama ay dalal badan oo Cimilada Soomaaliya kala mid ah wakhtigaas wax beertaan. Si kastaba ha ahaatee toga Baalade ee mara koonfurta magaalada Boosaaso islamarkaana Badda kaga dara agagaarka Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso ayaa waxaa ku yaal Beero tira badan kuwaas oo sanad walba xiligan oo kale ay kasoo go’aan boqolaal Tan oo khudaarta noocyadeeda kala duwan iyo miro ay Galeyda iyo Mesegadu ka mid yihiini ay ku jiraan.


http://horseedmedia.net/2011/10/27/beer ... ro-sawiro/
User avatar
CismanMaxamud1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1824
Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
Location: SSDF/Kulmis

Re: Farming in Bosaso

Post by CismanMaxamud1 »

Image
Image
Image
Image
User avatar
D-Runner
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1293
Joined: Mon Nov 02, 2009 12:09 am
Location: What plan? Let's just meet up for a cup of tea and come up with our own state too.
Contact:

Re: Farming in Bosaso

Post by D-Runner »

Just wow! I was in Bosaso in summer of 2010 and I can tell the food grown there is thee best tasting organic food in the world. And I got to hand pick it myself, that's an indescribable feeling in itself walaahi.

Bosaso rules :up:
User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

Re: Farming in Bosaso

Post by Cinque Mtume »

Bosaso is ballin sxb 8-)
User avatar
CismanMaxamud1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1824
Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
Location: SSDF/Kulmis

Re: Farming in Bosaso

Post by CismanMaxamud1 »

Hopefully more puntlanders will invest in these type of projects.

Image ImageImage
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: Farming in Bosaso

Post by tightrope »

Image ImageImage
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Farming in Bosaso

Post by quark »

mashallah, thats great :up: :up:
Pwani
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 677
Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
Contact:

Re: Farming in Bosaso

Post by Pwani »

When u see such a development just say mashalah and alhamdulilah and u will come a cross such a good news evry other time :up: ku dayo puntland
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Farming in Bosaso

Post by FBISOMALIA »

my hometown 8-)
Aseelah-Raaida
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1590
Joined: Wed Apr 01, 2009 10:43 am

Re: Farming in Bosaso

Post by Aseelah-Raaida »

Masha'allah :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”