PL sents 40 students to etho

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

PL sents 40 students to etho

Post by FBISOMALIA »

Image

Wasaaradda waxbarashada ee dowladda Puntland ayaa maanta dalka Ethopia u dirtey 40,kadib markii deeq waxbarasho ay ka heshey dowladda Dhexe ee Ethopia.Aradayda maanta loo direy dalka Ethopia ayaa ah dufcadii labaad oo ay Puntland waxbarasho ugu dirto dalka Ethopia,ayadoo sanadkii aanu soo dhaafney ee 2010 ay Puntland ka heshey dalka Ethopia 123 kursi balse ay deeqdaasi heshey arday dhamayd 63 ardey,waxaana sanadkan 2011 deeqdii midaas ka yar heley 40 ardey.

Image

Wasiirka waxbarashadda Puntland oo ka hadley xaflad lagu sagootinayey ardeyda oo maanta Garowe ka dhacdey ayaa sheegey in sadexdii sano ee la soo dhaafey ay deeqo waxbarasho u direen ardey gaaraysa 456 ardey.

Image

Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo isna madasha sagootinta ka hadley ayaa kula dar’daarmey ardayda maanta aadaysa dalka Ethopia in ay noqdaan kuwo ka faa’idaysta fursadooda,islamarkaana ay dhowraan dalka ay u socdaan shuurcdiisa iyo dhaqamadiisa.

Goobta waxa kalo ka hadley qunsulka Ethopia u fadhiya Puntland Mudane Asmalesh Wal-damiirat waxaana uu tilmaamey in ay sanadada soo socda ay labai laabi doonaan da’daaladooda ku aadan deeqaha waxbarasho ee ay Puntland siinayaan.

Image

Maanta ayaa la filaya in ardaydu ay u safraan magaladda Hargaysa,islamarkaana ay uga gubaan dalka Ethopia,iyago kala dhigan doona 16 jaamacadood oo ku kala yaala goboladda kala duwan ee Ethopia sida uu sheegey wasiirka waxbarashadda Puntland.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: PL sents 40 students to etho

Post by FBISOMALIA »

Image

Image

Image

Image

Image
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: PL sents 40 students to etho

Post by Advo »

Image

amazing back ground :D :up:
User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

Re: PL sents 40 students to etho

Post by Cinque Mtume »

FBISOMALIA wrote:PL sents 40 students to etho
Why? What the hell did they do to get a punishment like that? :|
User avatar
Amilla
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1791
Joined: Thu Mar 19, 2009 10:57 am

Re: PL sents 40 students to etho

Post by Amilla »

Cinque Mtume wrote:
FBISOMALIA wrote:PL sents 40 students to etho
Why? What the hell did they do to get a punishment like that? :|

My thought exactly.

According to UNICEF, the literacy rate in Ethiopia is one of the lowest in the world.

Adult literacy rate, age 15 & above male 49.2 %
Adult literacy rate, age 15 & above female 33.8 %
Youth literacy rate, 57.4
Combined primary, secondary, tertiary gross enrolment rate, 36%

It is hardly better than Somalia.
:?
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: PL sents 40 students to etho

Post by abdisamad3 »

poor students, :(
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: PL sents 40 students to etho

Post by tightrope »

:|
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: PL sents 40 students to etho

Post by sheekh-Farax-zero »

Allaahow nabad ku soo celi kana badbaadi H.I.V, Habashia is the last place on earth where i could send my child for education :oops:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”