Page 1 of 5
Sheikh sharif We will never Accept kenyans in our Country
Posted: Thu Oct 27, 2011 11:31 am
by The_Emperior5
Madaxweyne Sheekh Shariif oo ku celiyay mowqifkiisii ahaa inaysan raalli ka ahayn faragelinta ciidan eeh Kenya
Khamiis, Oktoobar 27, 2011 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku celiay mowqifkiisii ahaa inaysan raalli ahayn ciidamada Kenya ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya, isagoo in Kenya ay uga baahan yihiin inay dhinca saadka oo keliya ka caawiso dowladda Soomaaliya.
Sheekh Shariif wuxuu sheegay in heshiiska ay la gaareen Kenya uu ahaa inay labada dal kawada shaqeeyan la dagaalanka Xarakada Al-shabaab ayna howlgalada socda ay hoggaamiso ciidamada Soomaaliya war buuxana ay ka hayaan waxay qabanayaan ciidamada Kenya.
"Annaga iyo dowladda Kenya waxaan wadaagnay wadahadal, waxyaabaha lagu heshiiyayna waxay ahaayeen howlgallada socda inay Soomaaliya hoggaamiso, sidaasna sidii la rabay uma dhicin," ayuu yiri Sheekh shariif.
Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu sheegay inaysan ogoleyn in ciidamada Kenya ay soo galaan gudaha Soomaaliya, isagoo hadlkiisan ku sifeeyay waajib dalka ka saaran maadaama uu yahay madaxweynaha Soomaaliya.
"Haddii la haysto qalab lagu ogaanayo inaan anigu Al-shabaab ahay waan sugaynaa," ayuu kaga jawaabay madaxweynaha Soomaaliya su'aal ahayd eedeymo loosoo jeediyay oo sheegayay inuu kasoo horjeedo dagaalka lagula jiro Al-shabaab.
Ra'iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka gaashaandhigga DkMG ah Soomaaliya, Xuseen Carab Ciise ayaa sheegay in xukuumadda KMG ah ay weydiisanayso dal walba oo caalamka ku yaalla inay gacan ka siiyaan sidii loola dagaalami lahaa Al-shabaab.
Kala fikir duwanayaashaha u dhexeeya madaxda DKMG ah ee Soomaaliya ee ku saabsan ciidamad Kenya ayaa cirka isku sii sharreeya, sidoo kale xildhibaannada baarlamaanka ayaa iyaguna waxay ku kala aragti duwan yihiin faragelinta Kenya.
Dowladda Kenya todobaad ka hor ciidamo fara badan oo ka tirsan milaterigeeda oo ay taageerayaan diyaaradaha dagaalka u soo dirtay Soomaaliya, si ay ula dagaalamaan Xarakada Al-shabaab oo ay ku eedeeyay inay falal ammaandarro ka geystay gudaha dalkooda.
Re: Sheikh sharif We will never Accept kenyans in our Countr
Posted: Thu Oct 27, 2011 11:33 am
by The_Emperior5
So much for Cabdi wali saying Kenyans are there to help us latest news
Sheikh sharif again tells the world that he does not accept Kenyans in Somalia
Re: Sheikh sharif We will never Accept kenyans in our Countr
Posted: Thu Oct 27, 2011 11:36 am
by The_Emperior5
“The United States did not encourage the Kenyan government to act, nor did Kenya seek our views,” said Katya Thomas, a spokeswoman at the American Embassy in Nairobi. “We note that Kenya has a right to defend itself.”
Pentagon officials are now watching cautiously. “This is not something that’s coordinated with us at all, so it’s not something we have much knowledge about,” a senior Pentagon official. “We want to see how this develops.”
http://www.nytimes.com/2011/10/27/world ... &ref=world
Even the US does not support this invasion
Well done president Sharif

Re: Sheikh sharif We will never Accept kenyans in our Countr
Posted: Thu Oct 27, 2011 11:36 am
by ina aadan
Aniga waxaa iga yaabiya shriifkii aad shalay cainaysay inaad maanta noo xaysiiso waxaad ka helayso, waa adoo suldaan dhan isku sheegaya.
Re: Sheikh sharif We will never Accept kenyans in our Countr
Posted: Thu Oct 27, 2011 11:39 am
by qoraxeey
Re: Sheikh sharif We will never Accept kenyans in our Countr
Posted: Thu Oct 27, 2011 11:40 am
by ina aadan
Re: Sheikh sharif We will never Accept kenyans in our Countr
Posted: Thu Oct 27, 2011 11:43 am
by CaynabaX
Poor Sharif, Kenya didn't even asked the TFG for permission for crossing 'their' border. Ceebey tacaaal.

Re: Sheikh sharif We will never Accept kenyans in our Countr
Posted: Thu Oct 27, 2011 11:49 am
by The_Emperior5
Inaa Adaan Awoow salaan sare marka ugu horeysa as for president Sharif he truly is not a perfect leader and he did make wrong decisions in the past and there are things i do not agree with in his term in office but in the last months he has shown that he has what it takes and the ability to govern. And he surely is right on this kenyan Invasion i give credit where its due
Sultaan Emperior

Re: Sheikh sharif We will never Accept kenyans in our Countr
Posted: Thu Oct 27, 2011 12:19 pm
by The_Patriot
The_Emperior5 wrote:Inaa Adaan Awoow salaan sare marka ugu horeysa as for president Sharif he truly is not a perfect leader and he did make wrong decisions in the past and there are things i do not agree with in his term in office but in the last months he has shown that he has what it takes and the ability to govern. And he surely is right on this kenyan Invasion i give credit where its due
Sultaan Emperior

Emperior is it due to Irir nimo that you are supporting Sharif? Let somalia sort out its problems and further more tell your suscessionist clan president to withdraw from Somalia (SSC).
Re: Sheikh sharif We will never Accept kenyans in our Countr
Posted: Thu Oct 27, 2011 12:23 pm
by The_Emperior5
Patriot why are you angry this is the President of Somalia talking not me he said that he is against the Foreign troops its not me talking , Nor the President of Somaliland or any other president don't understand why are you involving other people into this
irir who

Re: Sheikh sharif We will never Accept kenyans in our Countr
Posted: Thu Oct 27, 2011 12:30 pm
by The_Patriot
The_Emperior5 wrote:Patriot why are you angry this is the President of Somalia talking not me he said that he is against the Foreign troops not me , Nor the President of Somaliland or any other president don't understand why are you involving other people into this
irir who

Emperior I will listen to the presindent of Somalia if Si lnyanyo accepts him as his president.
Also You have been very critic o Kenya not because of your love for Sharif mise Xamar because wanu ognahay inaadh ajanibta jeceshihin sidhi cadanki Germanka aha.
Two months ago you were busy posting news from Kenya about an IIdoor guy vying to become an MP in Eastleigh. You hoped that this guy would promote and propagate your ictiraf in the Kenyan parliament but when the Kikuyus voted against him you started hating on them on the pretext of hating Bantus and also went as far as connecting them with the Amisom Bantu soilders.
So your comments are not to be taken seriously you think that the more the south is embroiled in problems the nearer the Ictiraf is.
Re: Sheikh sharif We will never Accept kenyans in our Countr
Posted: Thu Oct 27, 2011 12:35 pm
by The_Emperior5
The_Patriot wrote:The_Emperior5 wrote:Patriot why are you angry this is the President of Somalia talking not me he said that he is against the Foreign troops not me , Nor the President of Somaliland or any other president don't understand why are you involving other people into this
irir who

Emperior I will listen to the presindent of Somalia if Si lnyanyo accepts him as his president.
Also You have been very critic o Kenya not because of your love for Sharif mise Xamar because wanu ognahay inaadh ajanibta jeceshihin sidhi cadanki Germanka aha.
Two months ago you were busy posting news from Kenya about an IIdoor guy vying to become an MP in Eastleigh. You hoped that this guy would promote and propagate your ictiraf in the Kenyan parliament but when the Kikuyus voted against him you started hating on them on the pretext of hating Bantus and also went as far as connecting them with the Amisom Bantu soilders.
So your comments are not to be taken seriously you think that the more the south is embroiled in problems the nearer the Ictiraf is.
saaxib i have no problem if an isaaq guy becomes an mp in kenya in Kenya no problem , but i don't want to see kenyan tanks in Somalia see the difference i think its you wants the south to stay into turmoil with supporting Kenyans bantu troops in Somali territories
Re: Sheikh sharif We will never Accept kenyans in our Countr
Posted: Thu Oct 27, 2011 12:38 pm
by ina aadan
Shariifku wuu cadaystay wuxuuna yidhi " yahaoy minikeyga lee ka saara shabaab e xaa iga galay dhul oosan joogin abgaal" marka sidaas maynu ku tageraynaa.
Maanta waxaan ilahay ku mahdinaynaa inuu innola fadhhiyo wiil jaamiciya oona waxaas ka yelayn(cabdiwali gaas), marka suldanow ma waxaad na ledahay juboyinka iyo gedo sabaab ha haystaan e aamusa.
Adeer kenya waanu tageraynaa inay na caawiso waanuna so dhawenaynaa e bal shariifku ha yimaado juba iyo gedo kadib baanu arki e.
Re: Sheikh sharif We will never Accept kenyans in our Countr
Posted: Thu Oct 27, 2011 12:39 pm
by qoraxeey
Re: Sheikh sharif We will never Accept kenyans in our Countr
Posted: Thu Oct 27, 2011 12:41 pm
by The_Emperior5
Qoroxay Kenya still occupies Dhul Somali NFD are you happy with NFD being part of kenya?