Students graduate (Garowe)

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
CismanMaxamud1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1824
Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
Location: SSDF/Kulmis

Students graduate (Garowe)

Post by CismanMaxamud1 »

Ardey ka qalinjebisey machadka caafimaadka ee Garowe

23 ardey oo u badan Gabdho ayaa maanta ka qalinjebiyey Machadka Caafimaadka ee Xaaji Cabaid ee magaalada Garowe, Xafladda qalinjebinta ayaa ka dhacdey Wasaaradda Caafimaadka Puntland, waxaana ka soo qaybgalay masuuliyiin ka socota maamulka Puntland sida Wasiirka maamul wanaaga, wasiir kuxigeenka caafimaadka iyo qaar kale.

Maamulaha Machadka Caafimaadka Ardo Siciid Gacamey ayaa sheegtey in ardeydan ay muddo saddex sano ah machadka dhiganayeen, isla markaana muddo 8 bilood ay ka shaqeynayeen Isbitaalka Guud ee magaalada Garowe, halkaas oo ay tababar ku qaadanayeen mudadaas.

Ardo Siciid Gacaney ayaa sheegtey in ay maamulka Puntland ka codsanayso in uu la dedaalo ardeydan in ay waxabarashadooda sii wataan, kuwii raba fursad shaqona muhimad la siiyo si ay u sii wataan wixii ay barteen.

Wasiiru Dawlaha maamul Wanaaga Puntland Maxamed Ciise Faarax (Gaashaan) ayaa ugu danbeyntii guddoonsiiyey shahaadooyinka ardeydaa, waxaana uu ardeyda kula taliyey inaysan waxbarashadu ahayn mid dhamaad leh ee ay halkaas ka sii wadaan.


Image
Image
Image
Image
Image
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: Students graduate (Garowe)

Post by tightrope »

Image ImageImage
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Students graduate (Garowe)

Post by quark »

:up: :up:
Pwani
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 677
Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
Contact:

Re: Students graduate (Garowe)

Post by Pwani »

Mashalah :up:
User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

Re: Students graduate (Garowe)

Post by Cinque Mtume »

Image ImageImage

:up: :up: :up: :up: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”