Maxamamd Cumar Carte Qaalib to open his own Party
Posted: Thu Oct 27, 2011 7:33 pm
Maxamed Cumar Carte Qalib oo sheeg in Dhawaan uu ku dhawaaqi doono Urur Siyaasadeed Cusub oo la yidhado Damal.
Hargeysa (Waaheen) Siyaasiga Maxamed Cumar Carte (Qalib) ayaa markii ugu horeysay shaaciyey in uu dhawaan ku dhawaaqi doono Urur Siyaasaded Cusub oo la yidhado Damal. waxa uu sidaasi ku sheegey mar uu maanta u waramayey Waaaheen.
Maxamed Cumar Carte waxa kale oo uu sheegay in Ururkiisu noqon doono mid ay dhammaan dadka reer Somaliland ay u siman yihiin, waxanu sheegay in ururkaasi ay ku jiran siyasiyiin badan oo reer Somaliland ah Waxanu yidhi “Waxaanu dhawaan ku dhawaaqaynaa urur siyaasadeed cusub oo la yidhado Damal, runtii Ururkaasi waxa uu u siman yahay dhammaan shacabka Somaliland, Ururkani waa kii dalkan dhibatada kala duwan ee haysta ka saarilahaa”Ayuu yidhi Cumar.
Maxamed Cumar Carte waxa kale oo uu soo dhaweyey go’aankii ka soo baxay Golaha wakiilada ee ahaa in dhalinyarada da’doodu ka weyn tahay 25 ay ka qaygali karan siyaasada wadanka. Waxanu sheegay in Go,aankasi uu ahaa guul dhaxal gal ah oo u soo hoyatagay Somaliland