Page 1 of 1
'AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA' (PART 2) !!!!!!!
Posted: Fri Oct 28, 2011 12:18 pm
by Cumar-Labasuul
Somali been way sheegtaa, been kuma maah-maahdo
-----------------------------------------------------------------------
Qalbi guban sigaar lagu qanciyo qaadow adigaa leh
Hurda qarow ah soojeed qam qama qaadow adigaa leh
Qayil oo cun reerkiina qadi qaadow adigaa leh
Iska qari cidbaa kugu qabsane qaadow adigaa leh
Afku wuxuusan ii qaban karayn qaadow adigaa leh
Qur'aan lagu kaftamo qadaf iyo been qaadow adigaa leh
Re: Adigaa leh! adigaa leh! adigaa leh!!
Posted: Fri Oct 28, 2011 12:22 pm
by Babygirl-
Stop chewing then.

Re: Adigaa leh! adigaa leh! adigaa leh!!
Posted: Fri Oct 28, 2011 12:23 pm
by Cumar-Labasuul
lol ma aniga?
Re: Adigaa leh! adigaa leh! adigaa leh!!
Posted: Fri Oct 28, 2011 12:23 pm
by Babygirl-
Dee haa. lol
Re: Adigaa leh! adigaa leh! adigaa leh!!
Posted: Fri Oct 28, 2011 12:24 pm
by Cumar-Labasuul
BG, ma mafrishkaad ila fadhisataa how do you know I chew or not

Re: Adigaa leh! adigaa leh! adigaa leh!!
Posted: Fri Oct 28, 2011 12:25 pm
by Babygirl-
Afkaaga baan ka arkaay,
Re: Adigaa leh! adigaa leh! adigaa leh!!
Posted: Fri Oct 28, 2011 12:29 pm
by Cumar-Labasuul
Re: 'AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA' (PART 2) !!!!!!!
Posted: Fri Oct 28, 2011 1:19 pm
by Cumar-Labasuul
Wadan dumay iyo dhiig daatay qaadoow adigaa leh!!
Re: 'AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA' (PART 2) !!!!!!!
Posted: Fri Oct 28, 2011 1:20 pm
by Cumar-Labasuul
Dawlad la khiyaameeyay iyo job centre aad qaadoow adigaa leh!!
Re: 'AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA' (PART 2) !!!!!!!
Posted: Fri Oct 28, 2011 1:21 pm
by Cumar-Labasuul
Hurdo la'aan iyo saqdhexe soo noqod qaadoow adigaa leh!!
Re: 'AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA' (PART 2) !!!!!!!
Posted: Fri Oct 28, 2011 1:22 pm
by Cumar-Labasuul
Kacsi xun iyo biyo iska daatay qaadoow adigaa leh!!
Re: 'AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA' (PART 2) !!!!!!!
Posted: Fri Oct 28, 2011 1:24 pm
by Cumar-Labasuul
Caafimaad xun iyo cimri daro qaadoow adigaa leh!!
Re: 'AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA' (PART 2) !!!!!!!
Posted: Fri Oct 28, 2011 1:30 pm
by Hyperactive
lol where you got this?
Re: 'AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA' (PART 2) !!!!!!!
Posted: Fri Oct 28, 2011 1:33 pm
by Cumar-Labasuul
hyper, this is a famous gabay from long time ago talking about the evils of qaad. only my first post is from the gabay, the rest I made them up