alshabab big sarkaal Surrender to TFG in Jubbooyinka

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

alshabab big sarkaal Surrender to TFG in Jubbooyinka

Post by FBISOMALIA »

Kismayo capture its near after alshabab officers running one by one :lol:

Sheekh Yuusuf Axmed Liibaan oo ka mid ahaa saraakiisha alshabaab ugu waawayn Gobolada Jubbooyinka oo Dowlada KMG isku soo dhiibay

Waxaa manta Ciidamada Dowlada KMG ee ka dagaalama Gobolada Jubbooyinka isku so dhiibay sarkaal ka mid ah saraakiisha alshabaab ee halkaas ka dagaalama.
Wararka ayaa sheegaya in Sheekh Yuusuf Axmed Liibaan oo wata mid ka mid ah gaadiidka dagaalka iyo ciidamo uu isku soo dhiibay Ciidamada Dowlada.

Dowladda Soomaaliya iyo Sheekh Yuusuf, ayaa waxaa maal-mihii ugu dambeysay u soconaayay wada-hadal, taasoo ugu dambeen maanta keentay in uu isu soo dhiibo Dowladda Soomaaliya.
Masuulkaan iyo ilaaladiisa ayaa waxaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay deegaanka Qooqaani ee degmada Afmadow, waxaana ka muuqaneysay rayrayn ku aadan, in uu ku soo biiro Dowladda uu Madaxweynaha ka yahay Mudane Shariif Sheekh Axmed.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”