Duqa Galkacyo Col.Siciid Cabdi Booqday Saldhiga Galkacyo.

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Duqa Galkacyo Col.Siciid Cabdi Booqday Saldhiga Galkacyo.

Post by FBISOMALIA »

Image

Galkacyo(Puntlandi.com);- Duqa Degmada Galkacyo Col.Siciid Cabdi Faarax ayaa kormeer ku sameeyay xarunta Saldhiga degmada Galkacyo.

Gudomiyaha ayaa warbixin ku aadan shaqada Saldhiga ka dhagaystay taliyaha Saldhiga Shiil waxaana uu kawaramay xaalka maxaabiista iyo adeegyada caafimaadka iyo nadaafada.

Taliyaha Saldhiga ayaa sheegay in haatan ay kujiraan maxaabiis dunuub kala gadisan loo haysto waxaana uu sidoo kale sheegay in cafimaadka guud ee maxaabiista wanaagsanyahay waxaana uu intaa ku daray nadaafada Saldhiga tahay mid aad u heersaraysa.

Waxaa uu codsaday in mamulka Degmada kataageeraan dhismaha Muqsulo saldhiga yeesho inkastoo horay ay ujireen hadana waxaa uu sheegay in ay ubaahanyihiin kuwa dheeraada.

Duqa Degmada Col.Siciid ayaa sheegay in ay fulinayaan baahiya ay u soo gudbiyeen waxaana uu indha indhayn ku sameeyay guud ahaan xarumaha saldhiga iyo qaybaha uu ka koobanyahay.

Col.Siciid ayaa kula dar daarmay in shaqada hufnaan iyo cadaalad ku wadaan una dhimriyaan shacabkooda kana digtoonaadaan musuq maasuf iyo wax isdabamarin.

Puntlandi.com Galkacyo.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Duqa Galkacyo Col.Siciid Cabdi Booqday Saldhiga Galkacyo

Post by FBISOMALIA »

Image

Image

Image

Image

Image
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”